Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Estonian diplomat leading EU’s embassy in Somalia

Estonia's former ambassador to the UK Tiina Intelmann is now leading the European Union embassy in Somalia. Intelmann is the third Estonian to lead an EU foreign embassy. "The EU in cooperation with the UN and the African Union is leading the project of strengthening the national structures and internal security in Somalia helping the country fight against pirating and...

1st batch of Turkey-trained female Somali commandos arrive in Mogadishu

A Turkish military aircraft carrying the first batch of Somali female police commandos, who underwent special training in Turkey, landed at the Adan Adde International Airport in the capital Mogadishu on Wednesday. Senior government officials, the Somali deputy police chief, and Turkish officials welcomed them upon arrival. "You have received one of the best trainings in the world thanks to our...

NISA oo shaacisay in Ikraan Tahliil ay u gacan gashay Al-Shabaab, kadina la dilay

Hay'adda nabad sugida Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo nolol iyo geeri lagu la'aa, waxaana NISA ay shaacisay inay u gacan gashay Al-Shabaab, kadibna la khaarijiyey. Sidoo kale NISA ayaa sheegtay in ay dabagal ku heyso kooxdii ka dambeysay falkan, waxayna tacsi u dirtay ehellada marxuumada. Halkan hoose ka aqriso:- Ujeeddo: Warbixin iyo Tacsi. Ikraan Tahliil Faarax oo...

Soomaaliya oo gaadiid iyo agab caafimaad kala wareegtay IGAD

Urur-Gobaleedka IGAD oo kaashanayso Midowga Yurub, ayaa maanta ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya agab caafimaad oo isugu jira daawooyin iyo Saddex gadiidka gurmadka dega dega oo loogu talagalay magaalooyinka Tog-wajaale, Dhoobleey iyo Balad-xaawo oo dhammaan ku yaallo xuduudaha dalka. Munaasabad oo ay ka qeyb-galeen Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Axmed Xuseen Macalin, Xildhibaanno,...

Guudlaawe oo la filayo inuu shaaciyo liiska musharixiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa haatan wada kulamadii ugu dambeeyey ee u diyaar garowga qabashada doorashada golaha aqalka sare ee maamulkaasi. Cali Guudlaawe ayaa sidoo kale lagu wadaa in saacadaha soo socdo uu shaaciyo liiska xubnaha u sharraxan golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Dhinaca kale waxaa Jowhar gaaray qaar ka mid ah xubnaha musharixiinta ah oo ay ka...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Injineer Saalixi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi ayaa tilmaamay dadaalka Marxuumku uu ku bixiyey kiiska dacwadda baddeenna ee horyaalla Maxkamadda Caddaaladda Adduunka. Madaxweynaha ayaa xusay taariikh nololeedka Marxuumka oo ku suntanaa dal jaceyl iyo howlkarnimo,...

Muuse Biixi Cabdi oo isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa, kadib wareegto uu soo saaray. Wareegtada ayaa sameyn ku yeelatay xubno kala duwan, sida wasiiro, ku xigeeno iyo sidoo kale agaasimeyaal guud. UJEEDDO: MAGACAABID Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi; Waxaan Go’aansaday; In...

Injineer Saalixi oo ka tirsanaa guddiga dacwadda badda oo geeriyooday

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee ENG Maxamed Cumar Saalixi oo maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday. Marxuumka ayaa waxa uu laf-dhabar u ahaa dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya. isagoo dalkiisa ugu shaqeeyay si hagar la’aan ah. Ra’iisul wasaare-kuxigeenka ayaa marxuumka Alle uga baryay Jannatul firdowsa ehellada iyo asxaabtana...

QM oo digniin culus kasoo saartay xaaladda dalka Afgaanistaan

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka reer Afgaanistaan ​​ay soo wajaheyso xaalado dhanka bini’aadanimada ah oo ay sababeen  cunto yari, taasoo ka dhigeysa in saddexdii qofba mid ka mid ah uu dareemayo gaajo. Ramiz Alakbarov, oo ah isku -duwaha arrimaha bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay ee Afghanista ayaa Arbacadii sheegay in Xaaladda Afgaanistaan ​​marka laga eego dhinaca bani’aadamnimada ay tahay...

Nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Toronto

Allaah ha u naxariistee Sahal Maxamed Sahal oo 35 sano jir ahaa ayaa Sabtidii lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana sida ay sheegeen Booliska Toronto Sahal iyo laba gabar oo la socday rasaas lagu furay, xilli ay waddada marayeen. Saddexdooda ayaa dhaawac ahaan loo geeyay Isbitaalka, walow Allaha u naxariisee Sahal uu markii dambe u geeriyooday. Ilaa iyo hadda...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...