Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Saciid Deni oo la kulmay guddiyada doorashada & xubnaha Aqalka Sare

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay casho shafat xarunta madaxtooyada ee Garowe ugu sameeyay guddiga doorashadda heer Federaal kan dowlad goboledka ee Puntland iyo 11-ka mudane ee Puntland ku metelaya Aqalka Sare ee DFS. Kulankan waxaa kaloo ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi...

Soomaaliya oo kor u qaadeyso dadaallada tallaalka ee Covid-19

Soomaaliya ayaa ka heshay xarunta COVAX 302,400 oo ah tallaalka Johnson & Johnson (J&J), qabytii ugu horaysay. Tallaallaka J&J, oo ay ku deeqday Mareykanka, ayaa ah tallaaladii ugu horreeyay oo hal mar la qaato kaas oo soo garay Soomaaliya si loo ballaariyo daboolidda baahiyaha tallaalka COVID-19 ee dalka loona suurtogeliyo in dhamaan bulshadda Soomaaliyeed ay helaan Tallaal dhamaystiran. “Xiligaan oo...

Faah faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, kaas oo lagu soo warramayo in lala eegtay ciidamada Jubbaland. Qaraxa ayaa ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso, waxaana uu haleelay mid ka mid ah kolonyo gaadiid ah oo  ay wateen ciidamadaas, sida ay innoo xaqiijiyeen goobjoogayaal. Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in qaraxan ay waxyeelo kasoo...

Aqriso: Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo Cumar Cabdirashiid?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, kaas oo ay iska xog-wareysteen xaaladda dalka iyo doorashooyinka. Rooble ayaa mudane Cumar Cabdirashiid uga warbixiyay dadaallada ay Xukuumadda ku bixisay hirgelinta arrimaha Doorashooyinka oo iminka ka socda dalka, lana soo doortay qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha...

MW Saciid Deni oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay todobaadkan Amniga, Caabuqa Covid-19, xaaladda Gobollada iyo Doorashooyinka iyo Siyaasadda Biyaha Puntland. Kulanka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa sidoo kale looga hadlay Ciyaaraha Gobollada Puntland. Saciid Cabdullaahi Deni  ayaa bogaadiyay in Ciyaaraha Gobolada Puntland ay siweyn...

Ra’iisul wasaare Rooble oo Nairobi kula kulmay wakiilada beesha caalamka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Nairobi kula kulmay xubno ka tirsan wakiilada beesha caalamka ee ku sugan waddanka Kenya. Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in Rooble uu kulan la qaatay qaar ka mid ah safiirada beesha caalamka ee fadhigooda yahay magaalada Nairobi. Sidoo kale warkan ayaa waxaa lagu sheegay in ra’iisul wasaaruhu...

Senataro ka tirsan Aqalka Sare oo lagu doortay magaalada Dhuusamareeb

Golaha wakiilada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta lix Senatar oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ku doortay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulkaasi. Doorashada ayaa aheyd mid u dhacday qaab gacan taag ah, kadib markii ay tanaasuleen dhammaan musharraxiintii la tartami lahaa lixda Sanatar ee ka soo baxday Galmudug. Labo ka mid ah lixda Senatar ee maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ayaa...

AU’s Peacekeeping Force in Somalia Says Investigating Civilian Deaths

The African Union's peacekeeping mission in Somalia said it had started investigating reports that civilians were killed during a gunfight between its troops and al Qaeda-linked al Shabaab fighters. The force, known as the African Union Mission in Somalia (AMISOM), said the incident occurred on Tuesday following an ambush, while its soldiers were on patrol along the Beldamin-Golweyn Forward Operating...

Somalia Mulls Resumption Of Cross Border Trade

Somalia Prime Minister Mohamed Hussein Rooble has assured members of the Somali business community living in Mombasa that cross-border trade between the countries will resume soon. This is after Rooble held a closed-door meeting with the Somali business community at Whitesands Hotel in Mombasa Wednesday, who informed him of the need for the two countries to strengthen their diplomatic relationship...

Somalia secures 26 mln USD for humanitarian response

The Somalia Humanitarian Fund (SHF), a multi-donor country-based pooled mechanism that allocates funding for the most urgent life-saving interventions, has endorsed 26 million U.S. dollars for humanitarian response in the country. The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA), which manages the fund, said Wednesday that the reserve allocation will focus on areas with acute water shortages brought...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...