Rooble oo wada-hadallo la yeeshay madaxweynaha dalka Kenya
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ku kulmay magaalada Mombasa, kadib booqashadii maanta uu dalkaasi ku tagay Ra’iisul Wasaare Rooble.
Madaxtooyada Kenya ayaa sheegtay in labada hoggaamiye ay ka wada hadleen dhowr arrimoood oo istiraatiiji u ah danaha ay wadaagaan labada waddan. Waxay sheegeen in qodobada laga wada hadlay ay ugu waaweyn yihiin...
Somali PM Roble arrives in Kenya for official visit
Somalia Prime Minister Mohammed Hussein Roble has arrived in Kenya for an official visit.
The Ministry of Foreign Affairs on Tuesday announced that the Prime Minister's visit was to further strengthen bilateral relations between Kenya and Somalia.
Hussein Roble was received on arrival at Jomo Kenyatta International Airport by Foreign Affairs CS Ambassador Raychelle Omamo.
Somalia recently affirmed its commitment to restore...
Sidee R/W Rooble loogu soo dhoweeyey dalka Kenya?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaareen magaalada Mombasa ee dalka Kenya, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.
Wafdiga Ra’iisul wasaaraha waxaa garoonka Magaalada Mombasa ku soo dhaweeyay Wasiirka Arimaha Dibadda Kenya, waxaana ujeedka safarkiisa uu yahay casuumaad uu ka helay Madaxweynaha dalkaas Uhuru Kenyatta.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in uu galabta...
Maxay ka wada-hadleen Duqa Muqdisho iyo Safiirka Qatar?
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Soomaaliya MR. Xasan Xamza Assad.
Ujeedka kulankan ayaa ahaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga la xariira mashaariicda lagu horumarinaayo dhismaha Caasimadda iyo sidii safaarada Qatar u heli laheyd dhul ay ka hirgaliso dhismaha cusub ee Safaarada Dowlada...
Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku dilay gobolka Shabeelaha Hoose
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM maanta lagula beegsaday qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa ciidamadaasi lagula eegtay inta u dhexeysa Golweyn iyo Danow oo hoos yimaada deegaanka Shalanbood ee gobolkaasi.
Guddoomiyaha maamulka Shalanbood Nuur Cismaan Raage oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in ciidanka...
Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta u ambabaxay dalka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxay Dalka Kenya, kadib markii uu Casuumaad Rasmi ah ka helay Madaxwaynaha Kenya.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa safarkisa waxaa ku wehliya xubna katirsan Golihiisa Wasiirada iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda Dalka Kenya inta uu joogo Nairobi.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...
Ra’iisul wasaaraha XF oo la kulmay saraakiisha laamaha ammaanka
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadalay amniga dalka la qaatay saraakiisha amniga si loo xoojiyo amniga guud wadanka ,gaar ahaan caasimada Muqdisho
Rooble ayaa lamaha amniga faray in ay sii dar-dargaliyaan amniga, isaga oo sidoo kale kula dardaarmay saraakiisha in xil gaar ah ay iska saran amniga doorashooyinka dalka.
Soomaaliya ayaa haatan isku diyaarineyso doorashooyin...
Puntland oo shaacisay xilliga ay qabaneyso doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada maamul goboleedka puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay guddiga qabashada doorashada Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.
Guddigan ayaaa ka kooban illaa shan xubnood, waxayna kala yihiin:-
Xil. Axmed Jaamac Cabdulle Guddoomiye
Xil. Sharmaarke Cali Cilmi Xubin
Xil. Cabdiraxmaan Jaabiri Samata Xubin
Xil. Cabdirisaaq Maxamed Saha Xubin
Xil. Cabdiqani Nuur Faarax Xubin
Dhinaca kale guddoomiyaha...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Nairobi
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa saacadaha soo socda ku sii jeeda gudaha magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, sida uu shaaciyey afhayeenka xukuumadda.
Rooble ayaa wada-hadallo ku aadan dib u hagaajinta xiriirka labada dal la yeelan doono madaxweynaha dalkaasi ee Uhuru Kenyatta oo isagu u fidiyey casuumadda.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in haatan wafdi horudhac u ah safarka ra'iisul...
Qoo Qoor oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka dalka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay qasriga madaxtooyada ku qaabilay xubno ka socday Guddiga Hirgelinta doorashooyinka iyo guddiga Xalinta Khilaafkaadka ee Heer federaal oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha guddiga kuwaa oo Dhuusamareeb maanta gaarey.
Kulankan ayaa waxaa diiradda lagu saaray dardar-galinta qabashada doorashada Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya.
Gelinkii hore ee shalay ayay ahayd markii Guddiga Hirgelinta...












