Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

DF Soomaaliya oo shaacisay kiisas la xiriira cudurka Covid-19

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 42 qof oo cusub 24ii saac ee la soo dhaafay, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa 7,430. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 29 xaalado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Banaadir (17),...

Jubaland becomes firt to begin senate election in Kismayo

KISMAYO - Somalia’s Jubbaland state has announced its first four senators to join the 11th Parliament of Somalia, as the country kicked off elections for representatives in the Upper House. Mr Ilyas Bedel Gabbose won first after defeating Mohamed Ahmed Sayid, 55 to 17 votes in an early race on Thursday morning. In the second seat, incumbent Abdullahi Sheikh Ismail...

Somalia’s Jubbaland state to elect senators on Thursday

Somalia's Jubbaland state will finally vote for senators on Thursday, a process which will kick-start the twice-delayed electoral season in the country. The decision came after Jubbaland leader Ahmed Madobe finally issued a list of candidates. The list's delayed publication led to a rescheduling of elections meant for last Sunday. Jubbaland has been allocation eight seats in the federal Senate or Upper House. Thursday's vote will...

Ethiopia’s Somali region says town attacked, amid new local flare ups

The local government in Ethiopia’s Somali region said on Tuesday militia from the neighbouring region of Afar had attacked and looted a town, the latest flare-up in a local boundary dispute that adds to broader tensions in the Horn of Africa nation. Ali Bedel, spokesperson for the Somali region government, said Afar militia “massacred hundreds of civilians” on Saturday in...

AMISOM hands over new police station at Baidoa Airport

The African Union Mission in Somalia, AMISOM, has handed over a new police station constructed to bolster security at Shati Gaduud Airport Baidoa, in the Southwest State of Somalia. AMISOM constructed the airport police station as a Quick Impact Project, QIP, with funding from the Government of Italy. A ceremony to hand over the police station took place on Monday, witnessed...

Female Somali Boxer at Olympics Motivates Upcoming Somali Boxers

Somali boxer Ramla Ali was defeated at the Tokyo Games Monday, but she still made history as the country's first Olympic boxer. VOA speaks to Somalia's boxing federation and amateur boxers about the significance of Ali's stepping into the ring. Somali female boxer Ramla Ali lost to Romanian Claudia Nachita in the round of 16 at the Olympics Monday but...

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo qalab lagu wareejiyey

Guddiga Hirgellinta Doorashada Dowlad  Goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa maanta qalabka Doorashada kala wareegey hay’adda UNSOM xafiiskeeda Baydhabo, kaas oo isugu jira sanduuqii lagu codeen lahaa iyo  qalab kale, waxaana qalabka la wareegey xubno ka tirsan Guddiga  Doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Qalabkan maanta guddiga lagu wareejiyey ayaa muhiim ah howlaha shaqo ee qabashada Doorashada, waxana Guddiga gudagaleyaa diyaar garow iyo ...

Madaxweyne Lafta Gareen oo dib ugu laabtay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Lafta Gareen, oo muddoo kooban ku hakaday garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa usii ambabaxay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku-meel gaarka ah ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Dib u laabashada Lafta Gareen ee Baydhabo ayaa waxa ay kusoo...

Fahad Yaasiin oo magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’adda NISA

Agaasimaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin ayaa maanta magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’addaas, kadib markii mas'uulkii horey xilkaas u hayey uu  ka qaaday ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Taliyaha nabad siuida ayaa madaxda cusub ee shaqaalaha ee hay'adda u magacaabay Cabaas Yacquub oo bedalaya Cabdullaahi Kulane. Cabaas ayaa sidoo kale ah sarkaal sare oo ka tirsan...

Guddiga xalinta khilaafaadka oo u ambabaxay magaalada Kismaayo

Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Jubbaland. Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku wajahan Jubaland oo ka kooban 5 xubnood ayaa goobjoog unoqon doona Doorashada Aqalka sare ee senitorada kasoo baxaya Dowlad Goboleedka Jubalanad oo maalinta Khamiista ka dhici doonta Magaalada Kismaayo. Waxaa hore ugu sugnaa Jubaland...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...