Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

UN envoys appalled by increase in sexual violence in Somalia

The UN secretary-general's special representative for children and armed conflict, Virginia Gamba, and the special representative on sexual violence in conflict, Pramila Patten, said Thursday that they were appalled by the alarming increase in the scale and severity of sexual violence in Somalia. In 2020, 400 civilians, primarily girls, were victims of rape and other forms of sexual violence perpetrated...

Booliska AMISOM oo lagu wareejiyey gaadiid cusub + Ujeedka

Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay in kor loogu qaado hawlgallka ku aaddan sugidda amniga doorashada dalka.Soomaaliya. Deeqdaan gaadiidka ah oo isugu jira shan Gaari oo gaashaaman  iyo lix baabuur oo ah nooca Toyota Land cruiserka ah.waxaa  bixiyay xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS). Baabuurtaan waxay...

Faah faahino kasoo baxaya dil ka dhacay magaalada Beledweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay nin ganacsade ahaa loogu geystay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Cumar Yuusuf Cali Ducaale ayaa ka mid ahaa ganacsatada Gobolkaasi, waxaana la sheegay in lagu dilay xaafada Howlwadaag ee Magaalada Beledweyne. Dilka Marxuumka ayaa waxaa fuliyay koox Bistoolado ku hubeysan oo sida dadka degaanku ay sheegeen goobta...

Guddiga xalinta khilaafaadka oo war kasoo saaray doorashooyinka

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay kaalintiisa ku aadan xalinta cabashooyinka kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa sheegay inay san jirin wax cabasha ah oo loo soo gudbiyay tan iyo markii ay doorashooyinka Golaha Aqalka Sare ka bilawdeen qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada Dalka. Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Maxamed Ibraahim Barre ayaa sheegay in la qabtay...

Former Korean ambassador to Somalia tells the real story of Mogadishu

Former Korean ambassador to Somalia Kang Shin-sung recalls vividly the day when he waved the Korean flag with all his might in front of the Italian Embassy in Somali capital Mogadishu in 1991, with a group of North Korean diplomats. “We were all there, South Koreans and North Koreans, waving the flag of South Korea,” said Kang. “It was a...

Turkey will grant 30 million US dollars to Somalia

Turkey will grant 30 million US dollars to Somalia as part of an agreement between the two countries. The government will pay 2.5 million dollars per month, according to the agreement that was signed by President Recep Tayyip Erdoğan and published in the Official Gazette today (August 5). Somalia will use the grant for financing its budget and improving its institutional...

FAO provides cash plus livestock and agriculture packages to cushion vulnerable households from the desert locust invasion

The desert locust invasion in Somalia has significantly affected the country’s food security, with successive generations of swarms destroying vital crops and pastures. Compounding the situation were floods, cyclones, droughts and the emerging socio-economic impact of coronavirus disease 2019. To provide immediate relief as well as sustained access to nutritious food sources for vulnerable households to help them recover from...

Madaxweyne Deni oo shirweyne ka daah-furay magaalada Garoowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka Madasha Bangiyada Islaamiga ah oo muddo labo maalmood ah ka socon doona Garoowe. Saciid Deni ayaa boggaadiyay shirweynaha Bangiyada, wuxuuna rajeeyay in hadii siwanaagsan loo hagaajiyo nidaamka Bangiyada dalka in dalku horumar fiican uu gaari doono. Sidoo kale waxa uu la wadaagay madaxda Bangiyada ee Shirka ka qeybgalaysa in Dowladda Puntland ay...

Maxay ka wada-hadleen Qoor Qoor iyo wafdiga QM?

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho iyo wafdi ay Hoggaaminayso oo maanta soo gaaray gudaha Magaalada Dhuusmareeb. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa  looga hadlay guud ahaan xaaladda Galmudug, arrimaha Doorashooyinka iyo sidii loo dardar gelin lahaa,amniga doorashada iyo...

Cumar Filish oo xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo Dhalaanka Dharkenley

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka MCH Degmada Dharkeenley. Munaasabadaan Xarig jarka ayaa waxaa kasoo qeyb galay safiirka dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya, Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Degmada Dharkeenley. Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...