Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

NISA oo 13 Al-Shabaab ah ku dishay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa shalay fuliyay howlgal qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu beegsaday guri ay shir ku lahaayeen horjoogeyaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab.   Howlgalkaas ayaa lagu dilay 13 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo shan ka mid ah ay ahaayeen horjoogeyaal, sida lagu...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ka Hadashay Amniga Garoonka Aadan Cadde iyo Gogosha Wadahadallada

MUQDISHO - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay mas’uuliyad buuxda ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si loo xaqiijiyo arrintaasna ay hore u meel marisay qaraarro caddeynaya baratakoollada iyo habraacyada lagu sugayo amniga Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde iyo guud ahaan caasimadda Muqdisho, taas oo horseedday xasilloonida iyo nabadda lagu naaloonayo.   War-saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka ayaa...

Somalia parliament suspends lawmakers over disruption of joint sessions

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s House of the People and Upper House have suspended two lawmakers from attending joint parliamentary sessions after they were accused of disrupting a combined sitting held at the House of the People headquarters (Villa Hargaisa) on January 28, 2026.   The suspended members — Senator Leyla Nuur Maax and Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) — are barred...

Somalia blocks regional leaders’ security flights amid political tension

MOGADISHU, Somalia — The Somali government has ordered aircraft carrying security personnel for the presidents of Puntland and Jubaland to return to their home cities, escalating tensions ahead of national consultations on elections and constitutional reform.   The flights, coming from Garowe and Kismayo, were transporting advance security teams for Puntland President Said Abdullahi Deni and Jubaland President Ahmed Madoobe. Officials...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Canbaareeyay Xannibaadda Duulimaadyada Ilaalada Jubaland iyo Puntland

MUQDISHO - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u canbaareeyay tallaabada ay Dowladda Federaalka Soomaaliya hawada kaga xannibtay duulimaadyadii siday wufuudda iyo ilaalada madaxda maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland.   War-saxaafadeed kasoo baxay golaha, oo ah madal ay ku mideysan yihiin madaxweynayaal iyo ra’iisul wasaareyaal hore, ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay tahay xadgudub ka dhan ah habraacyada dowladnimo, wada-shaqeynta federaalka iyo...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Ka Hadlay Diyaaradaha Hawada Laga Celiyay ee Siday Ciidamada Ilaalada Puntland iyo Jubaland

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag u naqdiyey hab-dhaqanka hoggaamiyeyaasha maamul-goboleedyada Puntland iyo Jubaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), isagoo ku eedeeyay inay caasimadda dalka u yimaadaan qaab u eg dagaal-galeen hubeysan.   Hadalkan ayaa yimid kadib markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hawada ka celisay diyaarado siday ciidamo tiro badan oo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Joojiyay Fadhiyadii Baarlamaanka Kadib Qalalaase Ka Dhacay Kulan Wadajir ah

MUQDISHO - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa soo saaray go’aanno rasmi ah oo la xiriira joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka, iyo sidoo kale fadhiyada Golaha Shacabka, kaddib qalalaase ka dhacay fadhigii wadajirka ahaa ee labada Aqal.   Qalalaasaha ayaa ka dhacay kulankii wadajirka ahaa ee...

Puntland oo War-saxaafadeed Kasoo Saartay Tallaabada Dowladda Federaalka ee Lagu Hor-istaagay Diyaarado Siday Ilaalada Madaxweynaha

GAROWE - Madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa war-saxaafadeed rasmi ah kasoo saartay tallaabadii ay qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya, taas oo lagu hor-istaagay diyaarado siday saraakiil iyo ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland oo safar ugu socday magaalada Muqdisho.   Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in tallaabadaasi ay si toos ah khatar u gelisay nolosha saraakiisha Dowladda Puntland iyo Ciidanka ilaalada Madaxweynaha, iyadoo lagu...

Jubaland oo Ka Hor Timid Go’aanka Dowladda Federaalka ee Ka Hor-tagay Diyaaradaha Siday Ilaalada Madaxweynaha

KISMAAYO - Maamulka Jubaland ayaa si adag uga xuntahay go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka celiyay diyaaraddii waday wafdiga hordhaca ah iyo ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubaland, hawada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.   Sida lagu sheegay war-saxaafadeed rasmi ah, diyaaraddii markii ay ka duushay Garoonka Sayid Maxamed Cabdille Xasan, waxaa si rasmi ah loola socodsiiyay Hay’adda Duulista Rayidka,...

Somalia Participates in India-Arab Summit, Highlights Economic Diplomacy

NEW DELHI — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Cabdisalam Cali, attended the closing session of the India-Arab Summit, a two-day event attended by foreign ministers from Arab League member states.   During the summit, discussions focused on expanding trade and investment opportunities between India and the participating countries, with particular emphasis on implementing practical measures to improve market access...

WARAR KALE

Safiirka Soomaaliya Ee Pakistan Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Afrika 2026

ISLAMABAD – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Pakistan, Mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan, iyo diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska Maalinta Afrika...

Soomaaliya Oo Saxiixday Baaqa Wadajirka ah Ee Afrika Ee Horumarinta Sayniska Badaha

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa ka qaybgalay shir doceed lagu qabtay intii...

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...