Somalia Participates in India-Arab Summit, Highlights Economic Diplomacy
NEW DELHI — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Cabdisalam Cali, attended the closing session of the India-Arab Summit, a two-day event attended by foreign ministers from Arab League member states.
During the summit, discussions focused on expanding trade and investment opportunities between India and the participating countries, with particular emphasis on implementing practical measures to improve market access...
AU Forces Distribute Clean Water to Displaced Families in Jowhar
JOWHAR, Somalia — Troops from the 5th Division of the African Union Mission in Somalia (AUSSOM) based at Jowhar Airport distributed clean drinking water to more than 200 residents of the Towfiiq Internally Displaced Persons (IDP) camp.
The officer in charge of Civil-Military Cooperation for AUSSOM, G/Dhexe Nzirorera Pierre, said the initiative reflects the mission’s commitment to supporting vulnerable families...
Somali Forces Kill Al-Shabaab Operatives in Hiiraan in Targeted Operation
MOGADISHU, Somalia — Somali National Army (SNA) forces carried out a meticulously planned operation on Sunday in Aboorey, Hiiraan region, targeting Al-Shabaab militants who had been conducting attacks and plotting explosive devices in the area.
The raid was led by Colonel Dhamme Naqiib Cabdullaahi Xersi, commander of the 18th Battalion of the 1st Gorgor Commando Brigade.
According to the commander, the...
Somalia Embassy in Egypt Denies Reports of Visa Suspension for Somali Citizens
CAIRO — The Embassy of the Federal Republic of Somalia in Egypt has officially dismissed circulating reports on social media claiming that Egyptian entry visas for Somali citizens have been suspended.
In a statement, the embassy clarified that the claims regarding the halting of passports or visas for Somalis traveling to Egypt are false.
The embassy confirmed that existing visa procedures...
Somalia Holds Consultative Meeting with Community Leaders Ahead of National Dialogue
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Ali Hoosh, a member of the federal government’s dialogue committee, met with representatives from the Somalia Future Council and a wide range of community stakeholders.
The consultative meeting brought together religious scholars, traditional elders, and civil society representatives to discuss preparations for the upcoming national dialogue and the role...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Hawada Ka Celisay Diyaarado Siday Ilaalada Madaxda Puntland iyo Jubaland
MUQDISHO - Sida shabeelle ay xaqiijiyeen ilo muhiim ah oo ka tirsan Villa Somalia, diyaaradihii siday askar ilaalo u ah madaxda Puntland iyo Jubaland ayaa hawada laga celiyay, kadib markii ay ku xadgudbeen habraacyadii amni ee ay labada dhinac ku heshiiyeen Gudiyadda Farsamada.
Qodobada amniga lagu heshiiyey ayaa u oggolaanaya madaxda labada maamul midkiiba 40 askari, oo 10 kamid ah...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Shirka Hindiya iyo Carabta
New Delhi - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalam Cali, ayaa ka qeyb galay kulanka xiritaanka Shirka Hindiya iyo Carabta oo socday muddo laba maalmood, kaas oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta.
Intii lagu jiray kulanka, waxaa si gaar ah diiradda loo saaray ballaarinta fursadaha ganacsi iyo...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliye Deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan
HIIRAAN - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Jimcihii fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Aboorey, gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Taliyaha Ururka 8-aad, Guutada 18-aad, qeybta koowaad ee kumaandooska Gorgor, Dhamme Naqiib Cabdullaahi Xersi, oo hoggaaminayay howlgalka, ayaa xaqiijiyay in howlgalka lagu khaarajiyay horjoogayaal ku howlanaa farsameynta qaraxyada, kuwaas oo shacabka Soomaaliyeed...
Ciidamada AUSSOM oo Biyo Dhaamin Jowhar ugu Sameeyey Dadka Barakacay
Jowhar - Ciidamada Qaybta 5-aad ee AUSSOM ee ku sugan Garoonka Diyaaradaha Jowhar ayaa biyo nadiif ah u qaybiyay in ka badan 200 oo qof oo ku nool xerada dadka barakacay ee Towfiiq.
Taliyaha AUSSOM u qaabbilsan Iskaashiga Militariga iyo Shacabka, G/Dhexe Nzirorera Pierre, ayaa sheegay in tallaabadan ay muujinayso sida ay ciidamadu uga go’an tahay taageeridda qoysaska nugul ee...
Safaaradda Soomaaliya ee Masar oo Beenisay Warar Been Abuur ah oo Lagu Faafiyay Baraha Bulshada
QAHIRA - Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar ayaa si rasmi ah been abuur ugu tilmaantay warar lagu faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegayay in la hakiyay ama la joojiyay visaha dal-ku-galka Masar ee muwaadiniinta Soomaaliyeed.
War-saxaafadeed kasoo baxay Safaaradda ayaa lagu caddeeyay in aysan waxba ka jirin wararka la isla dhexmarayay ee la xiriiray hakinta baasaboorka ama visaha...









