Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Nairobi kaga Qeybgalay Daah-furka Daraasadda PROGRESS 2025

Nairobi - Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdixakiin Ashkir, ayaa magaalada Nairobi kaga qeybgalay munaasabadda daah-furka daraasadda PROGRESS 2025, oo diiradda lagu saaray xal u helidda xaaladda barakacayaasha iyo qaadashada tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu gaari karo xal waara.   Daraasaddan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Caalamiga ah ee...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo La Kulmay Qeybaha Bulshada Kuna Saabsan Gogosha Wadahadallada Qaran

MUQDISHO - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), oo ka mid ah guddiga wadahadallada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay wehliyaan xubno ka tirsan Guddiga Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay guddi matalayay qeybaha kala duwan ee bulshada.   Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay culimo,...

Somali PM meets Chinese ambassador to boost bilateral cooperation

MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Friday met with China’s ambassador to Somalia, Wang Yu, to discuss strengthening and accelerating bilateral cooperation between the two countries, the government said.   The talks focused on cooperation in security, the economy and trade, as well as reinforcing the long-standing ties between Mogadishu and Beijing, according to a statement from the...

Kenya to expand Manda Bay air base with US funding amid al-Shabaab threat

NAIROBI — Kenya plans to expand the Manda Bay air base near the coastal tourist town of Lamu with funding from the United States, a move aimed at strengthening operations against the Islamist group al-Shabaab, Kenyan officials said.   The air base, run by the Kenya Defence Forces and located close to the border with Somalia, will be upgraded to bolster...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, waxaana ay ka wada-hadleen xoojinta iyo dardargelinta iskaashiga laba geesoodka ah.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga, iyo adkeynta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha. Ra’iisul Wasaaraha...

Turkiga oo Muqdisho keenay saddex diyaaradood oo dagaal F-16 ah

Muqdisho  – Dowladda Turkiga ayaa Arbacadii keentay saddex diyaaradood oo dagaal nooca F-16 ah magaalada Muqdisho, xilli Ankara ay ballaarinayso maalgashigeeda dhinacyada tamarta, difaaca iyo hawada sare ee Soomaaliya.   Mas’uuliyiin Soomaali ah oo xog-ogaal u ah arrintan ayaa u sheegay Middle East Eye in Turkigu uu bilooyinkii la soo dhaafay dhisayay xarun gaar ah oo lagu martigelinayo diyaaradaha F-16, taasoo...

Mareykanka oo Adkeeyey amniga xadka soomaliya iyo kenya

KENYA - Garoonka diyaaradaha ee Manda Bay, oo ku dhow magaalada dalxiiska ah ee Lamu isla markaana ay maamusho Ciidamada Difaaca Kenya, ayaa lagu wadaa in la ballaariyo kaddib maalgelin ay bixisay dowladda Mareykanka. Mas’uuliyiinta Kenya ayaa sheegay in ballaarintan ay si gaar ah diiradda u saari doonto xoojinta howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.   Tallaabadan ayaa imanaysa xilli Al-Shabaab...

Somali Army Officers Assess Security Gains in Awdheegle After Al-Shabaab Clearance

MOGADISHU, Somalia — The commander of Somalia’s 143rd Unit of the 14 October Brigade, Colonel Ali Mahdi Abdi Beerdiide, received senior officers from the Somali National Army’s General Operations Command in the town of Awdheegle, officials said.   The visiting officers travelled to Awdheegle to assess the overall security situation, as security in the district is fully controlled by Somali government...

Turkey deploys F-16 jets in Somalia

ANKARA - Turkey has deployed F-16 fighter jets to Somalia, officials told AFP on Thursday, as Ankara seeks to expand its military footprint in the Horn of Africa.   Ankara is a key ally of Somalia, providing extensive military and economic support to the country, which has been ravaged by civil war since the early 1990s. "Turkey has deployed F-16 jets in Somalia,"...

Taliyaha Ururka 143-aad ee Ciidanka Dhulka oo soo dhaweeyay Saraakiil kormeer ku tagay Awdheegle

Awdheegle – Taliyaha Ururka 143-aad ee Guutada 14-ka October, Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Dhamme Cali Mahdi Cabdi Beerdiide, ayaa degmada Awdheegle ku soo dhaweeyay saraakiil ka socotay Hoggaanka Howlgelinta Guud ee Xoogga Dalka.   Saraakiishan ayaa degmada u tagey qiimeynta xaaladda guud, iyadoo amniga degmada si buuxda gacanta ugu hayaan Saaxiibada AUSSOM iyo Ururka 143-aad ee Guutada 14-ka October. Intii...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya Ee Masar Oo Ka Qaybgalay Munaasabad Lagu Sagootinayay Hoggaanka Jaamacadda Carabta

QAHIRA – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Jaamacadda Carabta, Mudane Cali Cabdi Awaare, ayaa...

Safiirka Soomaaliya Ee Pakistan Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Afrika 2026

ISLAMABAD – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Pakistan, Mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan, iyo diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska Maalinta Afrika...

Soomaaliya Oo Saxiixday Baaqa Wadajirka ah Ee Afrika Ee Horumarinta Sayniska Badaha

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa ka qaybgalay shir doceed lagu qabtay intii...