Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kenya suspends all flights to and from Somalia

The Kenya Civil Aviation Authority has suspended all flights to and from Somalia in a notice to airmen on Tuesday. In the notice, the Kenyan government did not give any reasons for the action. The ban comes days after Qatar brokered a breakthrough that saw Mogadishu restore diplomatic ties with Nairobi.

Kenya oo hakisay dhammaan duulimaadyada Soomaaliya

Hay’adda duulista hawada Kenya ayaa hakisay dhammaan duulimaadyadii u dhexeyey Soomaaliya iyo Kenya, laga bilaabo maanta oo Talaado ah. Xayiraadda duulimaadyadan waxa keliya ka reeban diyaaradaha samaynaya gurmadka caafimaad iyo kuwa bani’aadminnimada ee Qaramada Midoobay. Xayiraadda ay soo rogtay Kenya ayaa ka dambaysay markii hay’adda duulista rayidka Soomaaliya ay sheegtay bishan...

Dayniile oo ku guuleysatay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle

Degmada Dayniile ayaa noqotay horyaalka degmooyinka ee sanadkan, kadib markii ay xalay ku guuleysatay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle. 12 dhibcood ayey la timid Dayniile oo koobka qaaday, halka Bargaan oo gashay kaalinta labaad ay keensatay 4 buundo, sida uu shaaciyey guddiga tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan.

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo saaka u ambabaxay dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qayb gelaya xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni oo ku martiqaaday xafladda qaar ka mid ah Madaxda caalamka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa inta uu ku...

Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer sameeyey + Sawirro

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku tegay degmooyin ay ka mid yihiin Kaaraan, Yaaqshiid, Howlwadaag iyo Warta Nabada. Ujeedka kormeerka ayaa ahaa mid uu duqa magaalada ugu kuurgalayay saameeynta uu roobka u geestay bilicda caasimadda iyo howlaha Nadaafadeed oo ay maamulada gegmooyinka...

Somali army kills militants in the central region

Somali National Army (SNA) on Sunday killed at least seven al-Shabab militants after the SNA forces conducted operations near Mahas district in Hiran region in central Somalia, an official said. Mohamud Hassan Ibrahim, SNA army commander in the region, told the state-owned Radio Mogadishu that 17 other al-Shabab militants were also injured and the...

Somali leaders condemn suicide bomb attack in Mogadishu

Somali President Mohamed Farmajo and Prime Minister Mohamed Roble have condemned Sunday evening's suicide bomb attack in the restive capital, Mogadishu, that left at least six people dead and six others injured. In separate statements, Farmajo and Roble sent their condolences to the families of those who lost their lives, including two senior police...

UN says heavy rains kill at least 25 over past week in Somalia

At least 25 people have been killed in the past seven days due to heavy rains pounding several parts of Somalia, the United Nations humanitarian agency said in a statement on Sunday. The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said among the dead include 14 children and seven internally displaced people.

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo kulan la qaadatay danjiraha Shiinaha

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aadanaha XFS Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa kulan la qaadatay danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian, ayagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal gaar ahaan isku xirka haweenka Soomaaliya iyo Shiinaha. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda   Isaaq Xaashi Jimcaale iyo qaar kamid...

Degmada Dayniile oo u gudubtay wareega ugu dambeeya ee tartanka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Dayniile iyo Warsheekh oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose, iyaga oo soo bandhigay tartan xiiso badan. Labada degmo ayaa aad ugu hardamay barnaamijka, hayeeshee waxa ay guushu raacday tartamayaasha Dayniile oo u gudbay wareeega finalka tartan aqooneedka faca...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...