Somalia and UN commit to improving vaccination coverage against diseases
Somalia, United Nations agencies and other partners on Friday renewed their commitments to improving vaccination coverage against COVID-19 and other vaccine-preventable diseases in the country.
Somalia’s health ministry, the World Health Organization (WHO), UNICEF and other agencies said they have been providing vaccines while observing COVID-19 protocol since last year to Somalis against preventable...
AMISOM gives hope to ailing Somali boy in Kismayo
It all started as a pimple, then festering wounds that spread rapidly, to his limbs and other parts of the body, rendering him immobile.
This is a condition that 12-year-old Ahmed Sahal Osman, who hails from Afmadow town in Lower Jubba region of Somalia, about 120 kilometres west of Kismayo has been battling with...
US calls on Somali leaders to revive election talks
The United States welcomes the actions taken today by President Farmaajo and Parliament’s House of the People to return formally to the September 17, 2020, election agreement.
"We commend the President’s announcement that Prime Minister Roble will lead the Federal Government’s efforts to finalize the agreement and oversee implementation of the electoral process,...
UN chief welcomes return to electoral agreement in Somalia
In a statement issued by his spokesperson, Secretary-General António Guterres reiterated his call on all Somali stakeholders to “resume dialogue immediately and forge a consensual agreement on the holding of inclusive elections without further delay”.
“ stresses the importance of a broad-based consensus for the country’s stability”, the statement added.
The...
Mareykanka oo ballan-qaad horleh u sameeyey dowladda Soomaaliya
Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go’aankii Madaxwaynaha JFS iyo talaabadii ay Golaha shacabka ku aqbaleen in dib loogu laabto heshiiskii 17 September.
War saxaafadeedka ayaa lagu yiri “Waxaanu soo dhaweynaa go’aankii Madaxweyne Farmaajo ee dib ugu laabashada heshiiskii 17 September, waxaan soodhaweynayaa in PM Rooble uu qaato hoggaaminta doorashada iyo amaanka doorashada”
Lafta Gareen oo la kulmay hay’adaha garsoorka K/Galbeed + Sawirro
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala duwan ee Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo warbixin guud looga dhagaystay sida ay ugu shaqeeyaan bulshada reer koonfur galbeed waxaa shirka qeyb ka ahaa gudoomiyaha maxkamadda sare koonfur galbeed Mudane Dr Axmed Cali Muuse iyo Wasiir ku xigeenka...
Kaaraan oo guul weyn ka gaartay dhiggeeda degmada Hodan
Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Kaaraan iyo Hodan oo ka wada tirsan gobolkan Banaadir, kuwaas oo soo bandhigay tartan xiiso badan.
Labada degmo oo ku wada jiray group-ka A ee wareega labaad ee tartanka ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, waxaana ay guushu raacday tartamayaasha degmada...
Taabid Cabdi oo ku baaqay in la garab istaago Ra’iisul wasaare Rooble
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha JFS mud. Maxamed Xuseen Rooble lagu garab istaago hawsho culus ee hayo iyada oo aanan wax shuruud hor leh lagu xirin.
“Waxaan u mahadcelinayaa qof kasta oo kaalin nabaddeed ka geystay xasilloonida dalka.Waa inaan fursaddan la lumin, wixii dhacayna inooga...
Antonio Guterres oo farriin u diray Saamileyda Siyaasadda Soomaaliya
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya shalay ku ansixiyee in dib loogu laabto heshiiskii 17 September.
"Xoghayaha Guud wuxuu soo dhaweynayaa go’aanka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka uu ku ansixiyay ku laabashada Heshiiskii Doorashooyinka ee 17-kii Sebtember." ayaa lagu yiri bayaan uu...
Axmed Madoobe oo ka tacsiyeeyey geerida xildhibaan Maxamed Cabdi Kilaas
MadaxweynahaJubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo Bulshada Jubaland uga tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allah ha u Naxariistii xildhibaan Maxamed Cabdi Kilaas, oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaankii 1-aad ee Jubaland.
Madaxweynaha ayaa si gaar ah tacsi ugu diray ehelkii, qaraabadii, iyo Saxiibadii Marxuumku uu ka baxay isagoo...











