Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mucaaradka oo Ku Adkeysanaya Banaanbaxa 4-ta Juun iyo Dowladda oo Wajahaysa Baaqyo Caalami ah

Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sharif Sheikh Ahmed, ayaa  xalay u guuray aqal ku yaalla Isgoyska Mirinaayo ee Degmada Cabdicasiis, halkaas oo wararku sheegayaan inuu ka sii wadi doono abaabulka banaanbaxa mucaaradku qorsheeyeen inuu ka dhaco 4-ta Juun.   Shariif Sheekh Axmed ayaa hadal uu xalay jeediyey ku dhaliilay dowladda federaalka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sheegay in...

Xiisad Ka Xoogan Taagan Xarunta Canshuurta ee Degmada Afgooye

Afgooye, Soomaaliya – Waxaa laga soo waramayaa xiisad culus ka taagan xarunta canshuuraha iyo saldhigga booliiska ee degmada Afgooye, kadib muran la xiriira nidaamka ururinta canshuuraha.   Ciidanka Daraawiishta Koonfur-Galbeed ay hareereeyeen xarunta degmada iyo saldhigga booliiska, iyagoo maalintii labaad ka hor taagan in la qaado canshuurta ka soo xaroota mootooyinka ka shaqeeya gudaha degmada. Wasaaradda Maaliyadda ee Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa soo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Seoul Kula Kulmay Dhiggiisa Masar

Seoul, Kuuriyada Koonfureed – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa magaalada Seoul kula kulmay dhiggiisa Masar, Dr. Badr Abdelatty, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Socdaalka iyo Qurba-joogta ee Jamhuuriyadda Carabta Masar, xilli ay labaduba ka qeyb galayaan Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika.   Kulanka labada wasiir ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatijiyadeed ee...

Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee Ka Furmay Seoul

Seoul, Kuuriyada Koonfureed – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika  oo ka dhacay magaalada Seoul ee Jamhuuriyadda Kuuriya.   Shirkan ayaa isugu keenay wasiirrada arrimaha dibadda iyo mas’uuliyiin sare oo ka kala socda dalalka Afrika iyo Kuuriyada Koonfureed, kuwaas oo...

Maraykanka oo ugu baaqay dhinacyada Soomaaliya inay ka fogaadaan wax kasta oo kicin kara rabshado

Muqdisho – Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya inay muujiyaan is-xakameyn, kana fogaadaan tallaabo kasta oo horseedi karta rabshado ama xasilooni darro, xilli ay dalka ka taagan yihiin xiisado siyaasadeed oo sii kordhaya.   Bayaan kooban oo kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in Washington ay ku boorinayso dhammaan daneeyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay diiradda saaraan...

International Community Urges Dialogue as Somalia Political Tensions Rise

MOGADISHU, Somalia – The international community has expressed deep concern over Somalia’s political situation, calling on the government and opposition to urgently resume dialogue and reach agreement on the country’s electoral roadmap.   In a joint statement issued Monday, Somalia’s international partners said they stand ready to support and, if necessary, facilitate Somali-led talks, stressing the importance of a consensus that...

Beesha Caalamka oo Walaac xoogan ka muujisay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya

MUQDISHO - Beesha caalamka ayaa muujisay walaac ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, iyadoo ku baaqday in dhinacyada dowladda iyo Mucaaradka ay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada hadallada isla markaana ay gaaraan heshiis ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka. Bayaan wadajir ah oo ay soo saareen Maanta ayay saaxiibada Soomaaliya ku sheegeen inay diyaar u yihiin inay taageeraan,...

Ethiopia votes as ruling party eyes landslide win

ADDIS ABABA - Polls opened in Ethiopia on Monday for elections that are widely expected to see Prime Minister Abiy Ahmed's Prosperity Party (PP) extend its rule.   Voting began at 6 a.m. local time (0300 GMT) with citizens forming long queues to make their voices heard at the ballot. In the national capital, Addis Ababa, Ethiopians voted amid a heavy military presence. Voters will...

Somali Officials Visit Troops Near Baidoa Amid Rising Political Tensions

BAIDOA, Somalia – Somalia's Minister of Livestock, Forestry and Range, Hassan Hussein Mohamed (Eelay), accompanied by Deputy Commander of the Somali National Army Ground Forces Gen. Irro and other senior military officers, visited frontline army positions on the outskirts of Baidoa on Monday in a show of support for government troops.   The delegation praised the soldiers for their role in...

Security Concerns Rise in Jowhar After Grenade Attack and Soldier Killing

JOWHAR, Somalia – Concerns over security in Jowhar, the administrative capital of Somalia’s Hirshabelle state, have intensified following a series of security incidents reported in the city over the past 24 hours.   According to local sources, a hand grenade was thrown late Sunday at the residence of Saneey Abdulle, a senior officer in the Somali National Army. The house, located...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...