Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed
Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda meel kasta oo ay joogaan.
Shaqaalaha Soomaaliyeed waxaan uga mahad-celinaynaa sida maskax iyo muruqba ay u geliyeen dib u dhiska iyo horumarinta dalkeenna, laga soo bilaabo dadaalladii wax ku oolka ahaa iyo doorkii taariikhiga ahaa ee ay ku leeyihiin...
Ra’iisul wasaare Rooble oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed.
Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed ayaa waxaa hambalyo u diray shaqaale weynaha Soomaaliyeed Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble isagoo uga mahadcelinayay howsha adag ee qiimaha badan ee ay qaranka ay u hayaan, Iyaga iyo qoysaskooda waxaa...
Wararkii ugu dambeeyey ee kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kuna beegan 1-da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo uu Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo hortegayo Golaha.
Ujeedka kullanka ayaa daaran Khudbad uu Madaxweynaha Dalka u jeedin doono golaha shacabka Baarlamaanka, taas oo uu kaga warbixin doono Xaaladda dalka iyo Arrimaha...
Somali forces launch an offensive against Al-Shabaab
The Special Forces of the Somali National Army (SNA), known as Danab, have conducted n a planned operation in Jilib-Marka, Lower Shabelle region this morning.
The Danab command said the operation was set Al-Shabaab bases on fire and dislodged militants who were planning to carry out a car bomb explosion to harass civilians, according...
A security meeting held in Bosaso, Puntland
Bari Regional Police Commander Hussein Ali Mohamud said he has today chaired a security meeting in Bossaso.
The conference which was attended by various police station commanders and security experts focused on ways to to strengthen Bari regional security.
The police chiefs presented plans for security and how to accelerate ongoing...
Dowladda Kenya oo dib u dhigtay go’aanka ay ku xireyso xeryaha qaxootiga
Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay dib u dhigtay xiritaankii xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kakuma ee ay ku jiraan qaxooti ka yimid Soomaaliya, Koonfurta Suudaan iyo waddamo kale.
Go’aankan ayay ku dhowaaqday Kenya maanta kadib markii ay kulan yeesheen Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Madaxa Hay’adda Qaxootiga Dunida UNHCR Filippo Grandi.
Ciidamada Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey gobolka Sh/ Hoose
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Danab ee dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saaray hawlgal qorshaysan oo ay saaka ka fuliyeen deegaanka Jilib-marka ee gobolka Shabeelaha hoose.
Taliska Danab ayaa shaaciyay in hawlgalkaas lagu gubay gaari qaraxyo siday kaas oo Al-shabaab doonayeen in ay hawlgalo ku fuliyaan islamarkaana ku dhibaateeyaan...
Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag oo xalay bar-baro galay
Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir, kuwaas oo soo bandhigay tartan xiiso badan.
Labada degmo oo ku wada jiray group-ka A ee wareega labaad ee tartanka ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, waxaana ay galeen bar-baro.
Sawirro: Golaha deegaanka degmada Waajid oo guddoomiye doortay
Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiye u doortay Mudane Maxamed Macalin Yuusuf, halka Guddoomiye Ku-xigeena ay u doorteen Mudane Mukhtaar Maxamed Aw-dheere, kadib doorasho maanta ka dhacday degmadaas.
Doorashada Guddoonka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa qaar kamid ah wasiirada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, sida wasiirrada Arrimaha Gudaha, Maaliyada, Amniga iyo Wasiiru...
Kenya tells U.N. it will shut two camps with 410,000 refugees by June 2022
Kenya said on Thursday it had told the United Nations it will shut by June 2022 two camps holding over 430,000 refugees who fled from wars in the east and Horn of Africa, adding it planned to repatriate some and give others residency.
The interior ministry made the announcement on Twitter about five weeks...











