Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wiil Soomaali ah oo xalay lagu dilay wadanka Koonfur Afrilka

 Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape Town ayaa sheegaya in rag hubeysan toogasho ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi. Toogashadan ayaa ka dhacday xaafadda lagu magacaabo  Elsies River iyadoo muwaadinka la toogtayna magaciisa lagu soo kooban Ilyaas. Gaari uu watay oo...

Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaal labaad ee cudurka Covid-19

Dowladda aan walaalaha nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ee loo yaqaano Sinopharm Vaccine, oo ay dowladda China soo saartay. Bishan aynu ku jirno 7-dii ayay ahayd markii Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinahu uu saxiixay heshiis Talaal covid-19 lagu gaynayo Dalka Soomaaliya.

Shir dib u heshiisiin ah oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb

Maasuuliyiin  ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galey daah-furka Mashruuca Daryeel, qaybtiisa dib u heshiisiinta Deegaanada Galmudug,Mashruucan ayaa  noqonaya mid fududeynaya isku keenida bulshada Galmudug. Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug ayaa  si rasmi ah uga daah furtay  magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka,asiir dowladaha. Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Waayeel)...

MW Farmaajo oo Hambalyo u diray madaxweynaha dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti, ismaaciil Cumar Geelle, oo markale dib loo doortay. ” Waa guul  xoojinaysa horumarka iyo xasilloonida gobolka, Waxaan ku kalsoonahay in aad dardargelin doonto horumarka iyo wax wada qabsiga dalalka gobolka” ayaa lagu yiri...

Diyaaraddii ugu horeysay ee qaadata ruqsadda oo rakaab geysay Kismaayo

Garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo ayaa waxaa maanta duulimaad ku timid diyaaradii ugu horaysay ee qaadato taarkada diyaaraddaha ee Soomaaliya islamarkaana ah diyaaraddii ugu horaysay ee iska diiwaan galiso wadankeena Soomaaliya Diyaaraddan ayaa saaka kaso kacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaana ay siday rakaab sodon (30) qof gaaraya iyadoo ay maanta u ahayd...

Bay Governor escapes suicide attack, 3 dead

A regional governor in Somalia has escaped a suicide bombing that killed at least three people, including two of his bodyguards, officials said on Saturday. Five more people were wounded when a suicide bomber detonated himself outside a hotel in Baidoa, the capital of Somalia’s Bay region and administrative capital of the South West...

Ismail Omar Guelleh wins Djibouti presidential poll

President Ismail Omar Guelleh was declared the winner in Friday's presidential election in Djibouti. "Thank you for your trust, thank you Djibouti. Let's continue together," Guelleh said on Twitter shortly after results were announced. Guelleh, 73 was re-elected with 98.58 % of the vote, defeating Zakaria Ismail, an independent and a...

Is-miidaamin ka dhacday Baydhabo iyo wararkii ugu dambeeyey

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamiin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Qaraxa oo uu fuliyey qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa ka dhacay maqaayad lagu shaaxo oo ku taalla bartamaha magaalada, xilli ay...

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo doortay madaxweynaha Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 89.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay. Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Muumin Axmed Sheekh ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadan sida laga baahiyay Tv-ga Dowladda Jabuuti, iyada oo ay dhaceen dabaaldegyo lagu soo dhaweeynayo doorashada Jabuuti.

DF Soomaaliya oo warqad la xiriirta doorashooyinka u dirtay QM

Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo ay kaga hadleyso arrimaha doorashooyinka, Qodobada ay dowladda soo saartay waxaa ka mid ah. Doorashooyinka Qaranke ee Soomaaliya sida wadan kasta oo xor ah waa arrin heer Qaran ah, sida ku cad go’aanka hay’adaha...

WARAR KALE

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...

Saddex Askari oo Ku Dhaawacmay Weerar Al-Shabaab ku Qaadday Xero Ciidamo oo ku Taalla...

MANDHEERA - Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay...

Three officers injured as Al-Shabaab attacks elite SOG camp in Mandera

MANDERA, Kenya - Three police officers were injured after suspected Al-Shabaab militants attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, Lafey Sub-County, Mandera...