Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha HirShabeelle iyo Taliyaha Qaybta 5-aad ee AUSSOM oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Amniga Gobolka

HIIRAAN - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, ayaa kulan la qaatay Taliyaha Qaybta 5-aad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), S/Guuto Michel Ndenzako, iyagoo ka wada hadlay xaaladda amniga iyo xoojinta iskaashiga ka dhexeeya AUSSOM iyo Ciidanka Amniga Soomaaliyeed.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta hawlgallada wadajirka ah ee lagu xaqiijinayo nabadda...

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the Bay region, targeting suspected Al-Shabaab fighters, officials said on Monday.   According to a statement, several members of the militant group surrendered during the operation, while troops destroyed facilities allegedly used by Al-Shabaab to store weapons, collect...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, in Mogadishu on Monday to discuss ongoing efforts to strengthen peace, security and stability in the Horn of Africa nation.   The meeting focused on AUSSOM's mandate, support for Somali security...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss strengthening bilateral cooperation, particularly in the areas of defence, military training and support for Somalia's national security institutions.   According to a statement from the Ministry of Defence, the talks focused on enhancing the longstanding relationship between...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo Safiirka Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga

Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Wang Yu, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, horumarinta awoodda hay’adaha amniga iyo taageerada farsamo ee lagu xoojinayo dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Madaxa AUSSOM iyo Safiirka Midowga Yurub oo Ka Wada Hadlay Nabadda iyo Amniga Soomaaliya

Muqdisho - Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Danjire Francesca Di Mauro.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dadaallada lagu xoojinayo nabadda, amniga iyo xasilloonida Soomaaliya, iyadoo labada dhinac ay ka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, gaar ahaan dhinacyada difaaca, tababarrada ciidamada iyo taageerada lagu horumarinayo hay’adaha amniga Qaranka Soomaaliyeed. Labada dhinac ayaa sidoo kale...

Kumaandooska DANAB oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Baay

BAY - Ciidanka Kumaandooska DANAB ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Bashiir oo hoostaga degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay, halkaasi oo lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.   Intii uu socday howlgalka, ayaa la sheegay in qaar kamid ah xubnihii Al-Shabaab ay isu soo dhiibeen ciidamada, iyadoo sidoo kale la burburiyay goobo ay kooxda...

Somalia Launches UNESCO Workshop to Preserve Historical Archives

MOGADISHU – Somalia on Monday launched a national workshop focused on preserving the country's historical and cultural archives under UNESCO's Memory of the World Programme, as authorities seek to safeguard records documenting the nation's heritage and identity.   The two-day workshop was opened in Mogadishu by Information, Culture and Tourism Minister Abdifatah Qasim Mahmoud and brings together government officials, cultural experts...

Somalia Envoy Meets GCC Chief in Riyadh to Discuss Security and Economic Cooperation

RIYADH – Somalia's ambassador to Saudi Arabia met the head of the Gulf Cooperation Council (GCC) in Riyadh to discuss strengthening cooperation in security, economic development and regional partnership, officials said.   Ambassador Mohamed Amin Sheikh Osman held talks with GCC Secretary-General Jasem Mohamed Albudaiwi, focusing on enhancing ties between the six-member Gulf bloc and the Federal Republic of Somalia. According to...

WARAR KALE

Wasiirka Warfaafinta oo Daah furay Dib u habeyn Lagu Sameeyay Kaydka Radio Muqdisho

MUQDISHO - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta furay dib-u habeyn yo dayactir lagu sameynayay...

Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Shir Caalami ah oo ka Dhacay Washington DC

WASHIGTON - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir caalami ah...

Somalia Regrets World Cup Absence of Referee Omar Artan After U.S. Entry Setback

MOGADISHU — Somalia's Ministry of Youth and Sports on Tuesday expressed deep regret over the circumstances that prevented internationally recognized Somali referee Omar Abdulkadir...