Masar oo cambaareysay tallaabada maamulka Somaliland xafiiska uga furanayo Qudus
QAAHIRA - Dowladda Masar ayaa si adag u cambaareysay tallaabada sharci-darrada ah ee la xiriirta furitaanka waxa loogu yeeray “safaaradda Somaliland” ee magaalada Qudus, gaar ahaan bariga magaalada ee la haysto.
War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Masar ayaa lagu sheegay in tallaabadaasi ay si cad uga hor imaaneyso sharciga caalamiga ah iyo go’aannada sharciyadeed ee ay soo...
South West State Cabinet Discusses Security and Development in Baidoa
BAIDOA, Somalia, May 21 – The interim leader of Somalia’s South West State, Jibriil Abdirashiid Haji Abdi, chaired a cabinet meeting on Thursday in Baidoa focusing on security, humanitarian affairs and public service delivery, officials said.
The meeting, held at the presidential palace in Baidoa, reviewed the overall security situation across South West State and discussed efforts to accelerate social...
Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Maamulka Koonfur Galbeed?
Baydhabo, May, 21, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amniga guud ee deegaanada Koonfur Galbeed, dardargelinta adeegyada bulshada, arimaha bini’addanimada, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, iyo xoojinta wada shaqeynta hay’adaha dowladda.
Golaha...
Somalia Reaffirms One-China Policy During Meeting With Chinese Envoy
MOGADISHU, May 21 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met China’s ambassador to Somalia, Wang Yu, at the presidential palace in Mogadishu, where the two sides discussed strengthening bilateral ties and cooperation.
According to a statement from Villa Somalia, the meeting focused on issues of mutual interest and ways to deepen cooperation between Somalia and China.
During the talks, Somalia reiterated...
Somalia Condemns Planned Somaliland ‘Embassy’ in Jerusalem
MOGADISHU, May 21 – Somalia’s federal government on Thursday reaffirmed its commitment to protecting the country’s unity, sovereignty and territorial integrity, while condemning plans by the northwestern Somaliland region to open what it described as an “embassy” in Jerusalem.
In a statement issued in Mogadishu, the government of the Somalia said it firmly rejected any action that undermines the legitimacy...
DFS oo cambaareysay qorshaha lagu sheegay in safaarad looga furayo Qudus
Muqdisho – Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta midnimada, madaxbannaanida, wadajirka dhuleed iyo qarannimada dalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda ay si cad u diiddan tahay tallaabo kasta oo wax u dhimaysa sharcinimada iyo jiritaanka dowladnimada Soomaaliya, isla markaana ka hor imaanaysa qawaaniinta caalamiga ah iyo...
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxa-bannaan
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Agaasimayaasha iyo madaxda Warbaahinta Madaxa-bannaan ee ka howlgasha magaalada Muqdisho.
Kulankan oo ahaa mid isbarasho iyo xog-isweydaarsi ah ayaa Wasiirku ku dhageystay aragtiyaha, talooyinka iyo fikradaha ay qabaan madaxda warbaahinta gaarka loo leeyahay ee ku saabsan horumarinta warbaahinta, xoojinta wada shaqeynta,...
Somalia Human Rights Commission, UN Peacebuilding Fund Discuss Cooperation
MOGADISHU, Somalia — The chairperson of Somalia’s Independent National Human Rights Commission, Maryan Qaasim, held talks on Wednesday with Brian James Williams, head of financing at the United Nations Peacebuilding Fund, on strengthening cooperation in peacebuilding and human rights initiatives.
The meeting focused on enhancing collaboration between Somalia’s Independent National Human Rights Commission and the United Nations, particularly in supporting...
Somalia PM receives new Djibouti ambassador, pledges to strengthen bilateral ties
MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday received Djibouti’s newly appointed ambassador to Somalia, OPM's statement said.
The ambassador, Col. Osman Dubad Souguleh, recently presented his credentials to President Hassan Sheikh Mohamud and formally conveyed greetings from Djibouti President Ismaïl Omar Guelleh, according to a statement from the Prime Minister’s office.
During the meeting at the Prime Minister’s...
Qaramada Midoobay oo ku baaqday iskaashi lagu xoojinayo amniga Soomaaliya
Muqdisho – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in taageerada isbeddelka amniga Soomaaliya ay u baahan tahay iskaashi caalami ah oo xooggan si loo xaqiijiyo nabad iyo amni waara oo ka hirgala dalka Soomaaliya.
Kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu muujiyay taageerada dhinaca amniga ee Soomaaliya u baahan tahay, halkaas oo ay ku kulmeen Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, Charles King,...










