Weerar Lagu Beegsaday Sarkaal tirsan Ciidanka dowlada oo Ka Dhacay Magaalada Jowhar
Jowhar – Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo amniga magaalada Jowhar, xarunta dowlad-goboleedka Hirshabeelle, kadib markii saacadihii la soo dhaafay ay halkaasi ka dhaceen falal amni darro ah.
Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in xalay bam-gacmeed lagu weeraray guriga Taliye Saneey Cabdulle, oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Guriga la weeraray ayaa ku yaalla magaalada Jowhar,...
Ciidamada Dowladda oo dhaqdhaqaaqyo kawada Duleedka magaalada Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay), Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General Cirro, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidamada Qaranka ayaa kormeer dhiirigelin ah ku tegay fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan duleedka magaalada Baydhabo.
Mas’uuliyiinta ayaa ciidamada ku bogaadiyey doorka ay ka qaadanayaan sugidda amniga...
Masar oo Golaha Ammaanka ku Baaqday Tallaabo Degdeg ah oo ka Dhan ah Duullaanka Israel ee Lubnaan
QAAHIRA – Dawladda Masar ayaa si adag ugu baaqday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu qaado tallaabo degdeg ah oo go'aan leh, si loo joojiyo kororka milatari iyo duullaanka dhulka ah ee ay Israel ku hayso dalka Lubnaan, iyadoo ka digtay fowdo iyo xasilooni darro hor leh oo ku baahda gobolka Bariga Dhexe.
Bayaan ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Shacabka Itoobiya oo u Dareeray Goobaha Codbixinta Doorashooyinka iyo Xisbiga Abiy Axmed oo Guul Weyn Filanaya
ADDIS ABABA – Shacabka dalka Itoobiya ayaa saaka oo Isniin ah u dareeray goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan xubnaha Aqalka Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka, waana doorashadii 7-aad ee guud ee dalkaasi ka dhacda iyadoo dowladduna ay maanta u dhawaaqday fasax qaran.
Doorashadan oo ay iska diwaangeliyeen ilaa 50 milyan oo qof, ayaa la saadaalinayaa inuu aqlabiyadda ku guulaysan...
Somali Army Kills Senior Al-Shabaab Commander in Lower Shabelle Operation
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s national army has killed two members of the militant group Al-Shabaab, including a senior commander, during a planned military operation in the Hanti Wadaag area of the Lower Shabelle region, the government said on Sunday.
According to a statement issued by Somalia’s Ministry of Defence, troops targeted and killed a commander identified as Abu Cabdalla, who...
Agaasimaha Guud ee DAD oo Booqday Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa
Addis Ababa, Itoobiya – Dr. Cali Sheekh Axmed, Agaasimaha Guud ee Ururka Bariga Afrika ee Cilmi-baarista iyo Horumarinta (DAD), ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Midowga Afrika (AU) ee magaalada Addis Ababa, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya.
Booqashadan ayaa waxaa fududeeyey Danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya, iyadoo qeyb ka ahayd dadaallada lagu xoojinayo...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose ku Dilay Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab
Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo uu ku jiray horjooge sare oo kooxdaas ka tirsanaa.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu khaarajiyay horjooge lagu magacaabi jiray Abuu Cabdalla,...
Shabakadda Dhakhaatiirta Suudaan oo RSF ku Eedeysay Dilka 27 Qof oo Rayid Ah
Khartuum, Suudaan – Shabakadda Dhakhaatiirta Suudaan ayaa ku eedeysay Ciidamada Taageerada Degdegga ah (RSF) inay dileen ugu yaraan 27 qof oo rayid ah kadib weerar hubeysan oo lagu qaaday tuulooyin hoostaga deegaanka Al-Murra ee galbeedka magaalada Bara, gobolka Waqooyiga Kordofan.
Sida ay sheegtay shabakadda, weerarka ayaa dhacay maalintii Khamiista, oo ku beegnayd maalintii labaad ee munaasabadda Ciidul Adxaa. Dadka la...
DRC health authorities reject MSF concerns, say Ebola response under control
BUNIA — The Democratic Republic of Congo’s health ministry, with support from the World Health Organization (WHO), has strongly rejected recent concerns raised by Médecins Sans Frontières (MSF), insisting that efforts to contain Ebola in the country’s northeast are progressing “successfully and in a coordinated manner.”
WHO Director-General Tedros Adhanom Ghebreyesus, who visited the Ituri region on a “solidarity mission,”...
Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Shabeellaha Dhexe
SHABEELLADA DHEXE – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaannada Jabad Carbeyd iyo Dabagaab ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Howlgalka ayaa waxaa fuliyay Ururka 195-aad ee Guutada 19-aad ee Kumaandooska Gorgor, waxaana lagu sheegay in ujeedkiisu ahaa xoojinta amniga iyo ka hortagga falalka ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ka wadaan qeybo ka tirsan gobolka.
Saraakiisha...











