Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Turkey extends naval deployment off Somalia, Gulf of Aden for one year

Ankara — Turkey has formally extended the mandate of its naval forces operating in the Gulf of Aden, off the coast of Somalia, the Arabian Sea and surrounding waters by one year, starting from February 10, 2026, according to a decision published in Turkey’s Official Gazette.   The extension aims to protect Turkish-flagged and Turkey-linked commercial vessels, combat piracy, armed robbery...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Aqbalay Gogosha Wada-hadal ee Dowladda

MUQDISHO - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u aqbalay gogosha wada-hadal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  ku soo bandhigtay magaalada Muqdisho.   Warsaxaafadeed ay soo saareen Golaha Mustaqbalka ayaa lagu sheegay in kulamada wada-hadalka lagu diiradda saari doono arrimaha muhiimka ah ee dalka, gaar ahaan khilaafaadka ka taagan doorashooyinka. Sidoo kale, Golaha Mustaqbalka ayaa soo jeediyay in la joojiyo wax-ka-bedeelka Dastuurka,...

Türkiye oo Hal Sano Kale Kordhisay Howlgalka Ciidamada Badda ee Xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO - Xukuumadda Türkiye ayaa si rasmi ah u shaacisay in la kordhiyay muddo hal sano ah joogitaanka Ciidamada Badda ee Türkiye ee ka howlgala Gacanka Cadan (Gulf of Aden), xeebaha Soomaaliya, Badda Carabta iyo biyaha ku xeeran, laga bilaabo 10-ka Febraayo 2026. Go’aankan ayaa lagu daabacay Wargeyska Rasmiga ah ee Dowladda Türkiye.   Kordhinta howlgalkan ayaa ujeedkeedu yahay ilaalinta maraakiibta...

Somalia interior security minister meets police graduates in Qatar

Doha — Somalia’s Interior Security Minister Abdullahi Sheikh Ismail, known as Fartaag, met in Qatar with officers of the Somali Police Force who have recently graduated from the Qatar Police Academy, officials said.   During the meeting, the minister congratulated the officers on successfully completing their studies, praising their commitment, resilience and high level of professionalism. He underlined the importance of internationally...

Somali defence minister meets newly graduated officers in Qatar

Doha — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi met with officers of the Somali National Army who have recently graduated from the Ahmed bin Mohammed Military College in Qatar, as Mogadishu steps up efforts to strengthen its security forces.   During the meeting, Fiqi congratulated the officers on completing their military training, praising their discipline, resilience and professionalism. He urged them...

Turkey unveils new deep-sea drilling ships for Black Sea, Somalia operations

Ankara, — Turkey has officially unveiled two new state-of-the-art deep-sea drilling vessels, Yıldırım and Çağrı Bey, as part of its push to expand offshore oil and gas exploration, officials said.   The ships are expected to begin their first operations in the Black Sea and off the coast of Somalia, underlining Ankara’s growing ambitions in the global energy sector and its...

Ciidanka NISA oo Gacanta ku Dhigay Shabakad ka Tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO - Warsaxaafadeed ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu shaaciyay in ciidamadu ay gacanta ku dhigeen shabakad argagixiso oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, taas oo ka koobnayd shan (5) xubnood.   Sida lagu sheegay warsaxaafadeedka, howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay ciidamada NISA, iyaga oo garab ka helaya shacabka Soomaaliyeed, kaddib markii xubnahan lagu...

Danjiraha Soomaaliya ee Southern Afrika oo Ka Qayb Galay Shir Safiirrada Afrika ee Koonfur Afrika

Koonfur Afrika - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Southern Afrika, Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa ka qeyb galay kulan ay isugu yimaadeen dhammaan safiirrada waddamada Afrika ee fadhigoodu yahay dalka Koonfur Afrika.   Intii uu socday shirka, waxaa si rasmi ah looga wada hadlay arrimo muhiim ah oo quseeya xiriirka caalamiga ah iyo wada-shaqeynta dowladaha Afrika, iyadoo diiradda si...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo Qatar kula Kulmay Saraakiil ka Qalin-Jabisay Akademiyadda Booliska

QATAR,DOHA - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa kulan la yeeshay saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka qalin-jabisay Akademiyadda Booliska ee Qatar.   Kulankaas, Wasiirka ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha guusha ay ka gaareen waxbarashadooda, isaga oo ku ammaanay dadaalkooda, adkaysigooda iyo heerka sare ee xirfadeed ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer ku Tagay Deegaanno ka Tirsan Shabeellaha Hoose

Soomaaliya, Shabeellaha Hoose - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo dhowaan laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab.   Ujeeddada booqashada Taliyaha ayaa ahayd dhiirrigelinta iyo garab-istaagga ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) iyo ciidamada deegaanka ee ku sugan furimaha dagaalka, kuwaas oo wadajir uga howlgala...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...