Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Goob Nasiino kuna Kulmay Bulshada Muqdisho

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa  booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula caweeyay qaar ka mid ah bulshada ku nool caasimadda.   Madaxweynaha ayaa si gaar ah ula kulmay dhalinyaro, isaga oo kala qayb qaatay ciyaaro kala duwan oo ay ku madadaalaan. Waxa uu ku bogaadiyay doorka muhiimka...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qatar kula Kulmay Saraakiil ka Qalin-Jabisay Kulliyadda Milateriga

DOHA - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa kulan la yeeshay saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda Milateriga ee Axmed bin Maxamed.   Kulankaas, Wasiirka ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha guusha ay ka gaareen waxbarashada milateri, isaga oo ku ammaanay dadaalkooda, adkaysigooda iyo heerka...

Türkigs oo Hawlgelinaya Maraakiib Cusub oo Qodista shidaalka Soomaaliya

MUQDISHO - Türkiga ayaa si rasmi ah u shaaciyay laba markab oo cusub oo casri ah oo loogu talagalay qodista shidaalka iyo gaaska badda moolkeeda, kuwaas oo kala ah Yıldırım iyo Çağrı Bey. Maraakiibtan ayaa la filayaa in ay bilaabaan hawlgalladoodii ugu horreeyay ee Badda Madow iyo xeebaha Soomaaliya, taas oo muujinaysa ballaarinta istaraatiijiyadda tamarta ee Ankara.   Wasiirka Tamarta iyo...

Somalia–Pakistan Boost Disaster Response Cooperation

Somalia’s disaster management chief visited Pakistan this week to strengthen cooperation, meeting officials at the National Disaster Management Authority headquarters in Islamabad. Mahmoud Moallin Abdulle, chairman of the Somali Disaster Management Agency, was received by NDMA chief Gen. Inam Haider Malik during official meetings. The officials discussed disaster preparedness, exchanged technical expertise, and reviewed Pakistan’s systems as Somalia works to build...

Guddoomiyaha SoDMA oo Booqasho ku Tagay Xarunta Hay’adda Qaran ee Maareynta Masiibooyinka Bakistaan (NDMA)

Islamabad, Bakistaan — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo safar shaqo ku jooga dalka Bakistaan, ayaa booqday xarunta Hay’adda Qaran ee Maareynta Masiibooyinka Bakistaan (NDMA), halkaas oo uu si diirran ugu soo dhaweeyay dhiggiisa Guddoomiyaha NDMA, Mudane Inam Haider Malik, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan hoggaanka sare ee hay’adda.   Intii lagu guda jiray booqashada,...

Madaxweynaha Puntland oo Nairobi Kulan kula Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka

Nairobi, Kenya — Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Nairobi kulan muhiim ah kula yeeshay wakiillo ka socday Beesha Caalamka, kuwaas oo ay ka mid yihiin safiirrada Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Boqortooyada Midowday (UK), Denmark, Norway, Canada, Germany, Sweden, iyo diblomaasiyiin sarre oo ka tirsan safaaradaha Mareykanka (USA), Switzerland, Finland, France, Netherlands, iyo Bangiga...

Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Kulanka 29-aad ee Golaha Wasiirrada Carabta ee Isgaarsiinta iyo Macluumaadka

Qaahira, Masar — Magaalada Qaahira ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar ayaa martigelisay shir heer sare ah oo ahaa Kulanka 29-aad ee Golaha Wasiirrada Carabta ee Isgaarsiinta iyo Macluumaadka. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkaas waxaa ku matalay Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, Mudane Maxamed Aadan Macallin (Soomaali), kaas oo door muuqda ka qaatay kulamada iyo wada-tashiyada istiraatiijiga ah ee ajendaha...

Farmaajo oo Bogaadin iyo Dhiirrigelin udiray ciidan xooga Dalka

MUQDISHO - Waxaan bogaadin iyo dhiirrigelin u dirayaa geesiyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, kuwaas oo guul muhiim ah ka soo hooyay dagaalka sifeynta ah ee ay kula galeen argagixisada Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay deegaanka Kudhaa iyo nawaaxigiisa.   Guushan waxay si cad u muujinaysaa naf-hurnimada, geesinimada, iyo heeganka Ciidamada Soomaaliyeed, kuwaas oo mar walba u taagan...

Federal Parliament of Somalia Ratifies the IGAD Treaty

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) welcomes the ratification of the new IGAD Treaty by the House of the People of the Federal Parliament of the Federal Republic of Somalia. The endorsement by Parliament marks a significant milestone in Somalia’s engagement with regional mechanisms for peace, development, and cooperation.   This ratification is a testament to the Federal Republic of Somalia’s...

Former Somali PM hails Jubbaland, Danab forces after Al-Shabaab defeat

MOGADISHU — Former Somali prime minister Mohamed Hussein Roble on Friday congratulated Jubbaland regional forces and the elite Danab commando unit after what he described as a successful operation against Al-Shabaab militants in southern Somalia.   In a statement, Roble praised the forces for defeating the Islamist group in fighting in the Kudhaa area of Badhaadhe district, in the Lower Juba...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...