Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kormeer ku Tagay Ciidamada ku sugan Sool

Laascaanood,Soomaliya - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari, kuwaas oo ku sugan difaacyada aagga Guumays. Kormeerka Wasiirka ayaa ujeedkiisu ahaa qiimeynta xaaladda amniga iyo dhiirrigelinta ciidamada ku sugan furimaha difaaca. Wasiir Fiqi ayaa kulamo la qaatay saraakiisha hoggaamineysa cutubyada...

In ka badan 30 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay howlgal militari oo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya

Muqdisho – In ka badan 30 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal militari oo wadajir ah oo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya, sida ay Khamiistii sheegtay Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM).   Howlgalka ayaa si wadajir ah u fuliyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), AUSSOM, ciidamada Uganda (UPDF) iyo saaxiibbo caalami ah, wuxuuna ka dhacay...

Over 30 Al-Shabaab fighters killed in joint Somalia military operation

Mogadishu- More than 30 Al-Shabaab fighters were killed in a joint military operation in southern Somalia, African Union forces said on Thursday.   The operation, carried out by the Somali National Army (SNA), the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), Ugandan troops (UPDF) and international partners, took place in the Bulunagaad area of Lower Shabelle region. In a statement,...

Plane that flew Yemen’s Al-Zubaydi from Mogadishu deepens Somalia-UAE rift

MOGADISHU — Fresh details have emerged about an aircraft that reportedly flew Yemen’s southern separatist leader Aidarus al-Zubaydi out of Mogadishu while he was evading authorities in Yemen, a move that has fuelled tensions between Somalia and the United Arab Emirates, sources said.   Al-Zubaydi, head of Yemen’s Southern Transitional Council (STC), was flown from Aden Adde International Airport aboard a...

Soomaaliya oo taageertay qaraar caalami ah oo lagu sugayo amniga Badda Cas

NEW YORK - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codka kalsoonida siisay qaraar ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ujeedkiisu yahay in lagu xoojiyo amniga marinka Badda Cas. Marinkan oo ah mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan dunida, ayaa door weyn ka ciyaara isku xirka ganacsiga caalamiga ah iyo dhoofinta tamarta. Qaraarkan cusub oo tirsigiisu yahay 2812,...

Somalia backs UN resolution to bolster Red Sea security

UNITED NATIONS — Somalia has voted in favour of a United Nations Security Council resolution aimed at strengthening international efforts to safeguard security in the Red Sea, one of the world’s most critical maritime corridors for global trade and energy exports, diplomats said.   Resolution 2812 focuses on growing threats to the strategic waterway amid a rise in incidents endangering commercial...

Masar oo ballaarisay qorshaheeda militeri ee Soomaaliya

QAAHIRA - Dowladda Masar ayaa wax ka bedeshay istaraatiijiyadeeda milatari ee gudaha Soomaaliya, ka dib markii Israa’iil ay aqoonsatay Somaliland bishii hore, taasoo Madaxweyne Al-Siisi ay u arko khatar weyn oo ku wajahan amniga qaranka dalkiisa iyo marin-biyoodka Badda Cas.   Masar ayaa ka cabsi qabta in saameynta Israa’iil ee Somaliland ay horseeddo isbahaysi cusub oo ay qeyb ka tahay Itoobiya la...

Safaarada Mareykanka oo beenisay warar la xiriira Amniga

Muqdisho – Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u beenisay warqad lagu faafiyay baraha bulshada oo lagu sheegay in safaaraddu soo saartay digniin amni ku saabsan safarka la filayo in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagayo magaalada Laascaanood.   Qoraal ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ayaa lagu caddeeyay in warqaddaasi ay tahay mid been abuur ah, islamarkaana aanay...

Somalia forces kill Al-Shabaab fighters in Jubaland operation

KISMAYO, Somalia — Jubaland regional forces, backed by Somalia’s elite Danab commando unit, killed more than a dozen Al-Shabaab fighters in a coordinated security operation in southern Somalia, officials said on Wednesday.   The operation, carried out by Jubaland’s Darawiish forces, particularly the Birjeex Brigade, alongside Danab Commandos from the 162nd unit, took place in several locations west of Buula Xaaji...

Egypt expands military goals in Somalia after Israel’s Somaliland recognition

CAIRO - Egypt has broadened its military mission in Somalia after Israel's recognition of the breakaway region of Somaliland, with the protection of President Hassan Sheikh Mohamud's government now a top objective, sources have told The National.   They said Egypt's latest move in the Horn of Africa nation reflected fears that Israel's recognition of Somaliland last month could give it a foothold...

WARAR KALE

National Communications Authority Convenes First Somalia Submarine Cable Technical Working Group Workshop

Nairobi, Kenya – 22 June 2026 – The National Communications Authority (NCA), in collaboration with the International Finance Corporation (IFC), today convened the first...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...