Howlgal oo Lagu Fuliyay Buula Xaaji iyo Degaanno Kale
Soomaaliya, Jubbada Hoose - Ciidanka Daraawiishta Jubaland, gaar ahaan Guutada Birjeex, oo kaashanaya Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ururka 162-aad, ayaa maanta fuliyay howlgal amni oo si xeel dheer loo qorsheeyay, kaas oo ka dhacay dhowr goobood oo ku yaalla galbeedka deegaanka Buula Xaaji.
Howlgalka ayaa sidoo kale laga fuliyay tuulooyinka Aaga Wada-jir, Xaliimo Cadey, Boqoqaha, Karas Kukiye iyo Hajini, halkaas...
Diyaaraddee Muqdisho ka qaaday Al-Zubaydi oo ka soo baxsaday Yemen
Muqdisho — Warar dheeri ah ayaa laga helayaa diyaarad la sheegay inay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ka qaaday Caydaruus Al-Zubaydi, hoggaamiyaha Golaha Koonfurta Yemen (STC), xilli uu baxsad ka ahaa Yemen.
Shirkadda One Complete Service oo uu leeyahay shaqsi lagu magacaabo Yoonis ayaa sida la sheegay u qaabilsan Dowladda Imaaraadka Carabta xamuulka laga soo dejiyo garoonka Muqdisho iyo...
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Oo Guddoomiyay Shir Amni Laascaanood
Laascaanood – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood.
Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo diyaar-garowga munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka...
Trump Administration to End TPS for Somali Nationals, Affecting Hundreds of Families
WASHINGTON – The Trump administration has announced it will end the Temporary Protected Status (TPS) program for hundreds of Somali nationals living in the United States, a move expected to affect many families.
Homeland Security Secretary Kristi Noem said the decision will take effect on March 17, 2026, meaning Somali TPS holders will lose work authorization and protection from deportation.
Noem...
Trump oo amar ku bixiyay in laga mastaafuriyo Mareykanka 1,100 Soomaali ah kahor March 2026
WASHINGTON - Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay go’aan lagu soo afjarayo Sharciga Badbaadada Ku-meel-gaarka ah (TPS) ee ay ku joogaan boqolaal muwaadiniin Soomaaliyeed gudaha Mareykanka, tallaabo la filayo inay saameyn weyn ku yeelato qoysas badan.
Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka, Kristi Noem, ayaa sheegtay in go’aankaasi uu dhaqan geli doono 17-ka March 2026, taasoo ka dhigan in Soomaalida ku...
Election Report Highlights Professional Media Coverage and Peaceful Banadir Polls, Warns of Rising Disinformation
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) today releases its Election Observation and Media Monitoring Report on the Banadir Local Council Elections held on 25 December 2025, based on structured monitoring and observation carried out between 1 November and 30 December 2025. The report reflects NUSOJ’s mandate to safeguard media freedom, defend journalists’ rights, advance professional excellence and contribute to credible...
Somalia, Turkey begin implementing 2016 labour cooperation deal
Ankara – Somalia and Turkey have begun implementing a labour and social affairs cooperation agreement signed in 2016, officials said after a signing ceremony held in the Turkish capital Ankara.
The event marked the activation of a memorandum of understanding (MoU) signed in June 2016 between Somalia’s Ministry of Labour and Social Affairs and Turkey’s Ministry of Labour and Social...
Soomaaliya iyo Turkiga oo Bilaabay Hirgelinta Heshiiskii Iskaashiga ee 2016
ANKARA - Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Shaqada iyo Ammaanka Bulshada ee Jamhuuriyadda Turkiga.
Munaasabadda ayaa si rasmi ah u guddoomiyay Wasiirka Shaqada iyo Ammaanka Bulshada ee Turkiga, Prof. Dr. Vedat Işıkhan, iyo Wasiirka Shaqada iyo...
Saudi Arabia reiterates support for Somalia’s unity after Israel recognises Somaliland
Riyadh – Saudi Arabia’s cabinet, chaired by King Salman bin Abdulaziz, on Tuesday reiterated the kingdom’s firm opposition to any actions that would divide the Federal Republic of Somalia or undermine its sovereignty, a statement said.
The cabinet stressed Saudi Arabia’s full support for Somalia’s unity, territorial integrity and national sovereignty, rejecting the creation of parallel institutions or administrations that...
Sacuudi Carabiya Oo Mar Kale Xaqiijisay Taageerada Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya
Riyaad – Golaha Wasiirrada Dowladda Sacuudi Carabiya, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salman bin Abdulaziz, ayaa mar kale adkeeyay mowqifka Boqortooyada ee ah diidmada wax kasta oo lagu kala qaybinayo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ama lagu wiiqayo madaxbannaanideeda.
Bayaan laga soo saaray shirka Golaha Wasiirrada ayaa lagu sheegay in Sacuudi Carabiya ay si buuxda u taageersan tahay midnimada, wadajirka dhuleed iyo qaranimada...










