Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Waqooyi Bari oo Shir Guddoomiyey Kulan Lagu Adkeynayo Amniga Laascaanood

LAASCAANOOD, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Firdhiye, ayaa xalay shir guddoomiyey kulan heer sare ah oo diiradda lagu saaray amniga magaalada Laascaanood, halkaas oo ay ka dhaceyso munaasabadda caleema-saarka madaxda maamulka Waqooyi Bari. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Taliyaha Ciidanka Booliska, Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka (NISA), saraakiil ciidan oo sare iyo masuuliyiin...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Bangiga Adduunka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Bangiga Adduunka (World Bank), kuwaas oo kala hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo dardargelinta maalgelinta mudnaanta leh ee dalka.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkaynta xasilloonida dhaqaale iyo dardargelinta maalgelinta kaabeyaasha dhaqaalaha, gaar ahaan kaabayaasha waddooyinka, tamarta, iyo isdhexgalka gobollada ee ku jira...

SoDMA iyo OCHA oo ka shiray xaaladda abaaraha iyo qorshaha ka jawaabcelinta bani’aadnimo ee 2026

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Xiriiriyaha Arrimaha Bani’aadamnimada, ayaa si wadajir ah u shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen madaxda hay’adaha SoDMA iyo OCHA.   Kulanka, oo ka dhacay xarunta Hay’adda SoDMA ee magaalada Muqdisho, ayaa diiradda lagu...

Danjiraha Soomaaliya ee Ruushka oo warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweyne Vladimir Putin

Moscow – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, Mudane Mohamed A. Zubeyr, ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga (Letters of Credence) si rasmi ah ugu gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ruushka, Mudane Vladimir Putin, munaasabad ka dhacday magaalada Moscow.   Danjire Mohamed A. Zubeyr ayaa sheegay in munaasabaddan ay tahay mid astaan u ah marxalad muhiim ah oo ka mid ah sooyaalka diblomaasiyadeed...

In ka badan 30 Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Muqdisho – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay taageerayaan ciidamada Uganda iyo kuwa Midowga Afrika ayaa  dilay in ka badan 30 dagaalyahan oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kadib howlgal wadajir ah oo ka dhacay koonfurta Soomaaliya.   Howlgalka ayaa laga fuliyay agagaarka saldhigga hore ee Bulu-nagaad, waxaana lagu beegsaday fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war-saxaafadeed...

Algerian president receives Somali envoy bearing message from Mogadishu

ALGIERS, Algeria — Algerian President Abdelmadjid Tebboune received Farah Sheikh Abdulkadir, the special envoy of Somalia’s president and the country’s education minister, who delivered a message from President Hassan Sheikh Mohamud, officials said.   The Somali delegation was accompanied by Deputy Foreign Minister Ali Balcad and Somalia’s ambassador to Algeria, Yusuf Jeego. Algerian officials attending the meeting included Boualem Boualem, director of...

Somalia defence minister visits northern frontlines, urges unity against ‘foreign-backed’ division

GUUMAYS, Somalia — Somalia’s Defence Minister Ahmed Macalin Fiqi on Thursday toured frontline positions held by units of the Somali National Army (SNA) and Darawiish forces from the North Eastern State administration deployed in the Guumays area, underscoring the federal government’s push to consolidate control and promote national unity.   During the inspection, the minister met commanders and rank-and-file soldiers, praising...

Madaxweynaha Aljeeriya oo Qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

ALJEERIYA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Aljeeriya, Mudane Abdelmadjid Tebboune, ayaa maanta qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Wasiirka Waxbarashada, Mudane Farah Sheekh Cabdulqaadir.   Kulanka ayaa Ergeygu Madaxweyne Tebboune ku gaarsiiyay farriin rasmi ah oo uu ka siday Madaxweynaha Soomaaliya, taasoo la xiriirtay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee labada dal, iskaashiga dhinacyada waxbarashada, diblomaasiyadda iyo horumarinta danaha wadajirka...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kormeer ku Tagay Ciidamada ku sugan Sool

Laascaanood,Soomaliya - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari, kuwaas oo ku sugan difaacyada aagga Guumays. Kormeerka Wasiirka ayaa ujeedkiisu ahaa qiimeynta xaaladda amniga iyo dhiirrigelinta ciidamada ku sugan furimaha difaaca. Wasiir Fiqi ayaa kulamo la qaatay saraakiisha hoggaamineysa cutubyada...

In ka badan 30 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay howlgal militari oo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya

Muqdisho – In ka badan 30 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal militari oo wadajir ah oo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya, sida ay Khamiistii sheegtay Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM).   Howlgalka ayaa si wadajir ah u fuliyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), AUSSOM, ciidamada Uganda (UPDF) iyo saaxiibbo caalami ah, wuxuuna ka dhacay...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...