Over 30 Al-Shabaab fighters killed in joint Somalia military operation
Mogadishu- More than 30 Al-Shabaab fighters were killed in a joint military operation in southern Somalia, African Union forces said on Thursday.
The operation, carried out by the Somali National Army (SNA), the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), Ugandan troops (UPDF) and international partners, took place in the Bulunagaad area of Lower Shabelle region.
In a statement,...
Plane that flew Yemen’s Al-Zubaydi from Mogadishu deepens Somalia-UAE rift
MOGADISHU — Fresh details have emerged about an aircraft that reportedly flew Yemen’s southern separatist leader Aidarus al-Zubaydi out of Mogadishu while he was evading authorities in Yemen, a move that has fuelled tensions between Somalia and the United Arab Emirates, sources said.
Al-Zubaydi, head of Yemen’s Southern Transitional Council (STC), was flown from Aden Adde International Airport aboard a...
Soomaaliya oo taageertay qaraar caalami ah oo lagu sugayo amniga Badda Cas
NEW YORK - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codka kalsoonida siisay qaraar ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ujeedkiisu yahay in lagu xoojiyo amniga marinka Badda Cas. Marinkan oo ah mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan dunida, ayaa door weyn ka ciyaara isku xirka ganacsiga caalamiga ah iyo dhoofinta tamarta.
Qaraarkan cusub oo tirsigiisu yahay 2812,...
Somalia backs UN resolution to bolster Red Sea security
UNITED NATIONS — Somalia has voted in favour of a United Nations Security Council resolution aimed at strengthening international efforts to safeguard security in the Red Sea, one of the world’s most critical maritime corridors for global trade and energy exports, diplomats said.
Resolution 2812 focuses on growing threats to the strategic waterway amid a rise in incidents endangering commercial...
Masar oo ballaarisay qorshaheeda militeri ee Soomaaliya
QAAHIRA - Dowladda Masar ayaa wax ka bedeshay istaraatiijiyadeeda milatari ee gudaha Soomaaliya, ka dib markii Israa’iil ay aqoonsatay Somaliland bishii hore, taasoo Madaxweyne Al-Siisi ay u arko khatar weyn oo ku wajahan amniga qaranka dalkiisa iyo marin-biyoodka Badda Cas.
Masar ayaa ka cabsi qabta in saameynta Israa’iil ee Somaliland ay horseeddo isbahaysi cusub oo ay qeyb ka tahay Itoobiya la...
Safaarada Mareykanka oo beenisay warar la xiriira Amniga
Muqdisho – Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u beenisay warqad lagu faafiyay baraha bulshada oo lagu sheegay in safaaraddu soo saartay digniin amni ku saabsan safarka la filayo in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagayo magaalada Laascaanood.
Qoraal ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ayaa lagu caddeeyay in warqaddaasi ay tahay mid been abuur ah, islamarkaana aanay...
Somalia forces kill Al-Shabaab fighters in Jubaland operation
KISMAYO, Somalia — Jubaland regional forces, backed by Somalia’s elite Danab commando unit, killed more than a dozen Al-Shabaab fighters in a coordinated security operation in southern Somalia, officials said on Wednesday.
The operation, carried out by Jubaland’s Darawiish forces, particularly the Birjeex Brigade, alongside Danab Commandos from the 162nd unit, took place in several locations west of Buula Xaaji...
Egypt expands military goals in Somalia after Israel’s Somaliland recognition
CAIRO - Egypt has broadened its military mission in Somalia after Israel's recognition of the breakaway region of Somaliland, with the protection of President Hassan Sheikh Mohamud's government now a top objective, sources have told The National.
They said Egypt's latest move in the Horn of Africa nation reflected fears that Israel's recognition of Somaliland last month could give it a foothold...
Howlgal oo Lagu Fuliyay Buula Xaaji iyo Degaanno Kale
Soomaaliya, Jubbada Hoose - Ciidanka Daraawiishta Jubaland, gaar ahaan Guutada Birjeex, oo kaashanaya Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ururka 162-aad, ayaa maanta fuliyay howlgal amni oo si xeel dheer loo qorsheeyay, kaas oo ka dhacay dhowr goobood oo ku yaalla galbeedka deegaanka Buula Xaaji.
Howlgalka ayaa sidoo kale laga fuliyay tuulooyinka Aaga Wada-jir, Xaliimo Cadey, Boqoqaha, Karas Kukiye iyo Hajini, halkaas...
Diyaaraddee Muqdisho ka qaaday Al-Zubaydi oo ka soo baxsaday Yemen
Muqdisho — Warar dheeri ah ayaa laga helayaa diyaarad la sheegay inay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ka qaaday Caydaruus Al-Zubaydi, hoggaamiyaha Golaha Koonfurta Yemen (STC), xilli uu baxsad ka ahaa Yemen.
Shirkadda One Complete Service oo uu leeyahay shaqsi lagu magacaabo Yoonis ayaa sida la sheegay u qaabilsan Dowladda Imaaraadka Carabta xamuulka laga soo dejiyo garoonka Muqdisho iyo...








