Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Oo Guddoomiyay Shir Amni Laascaanood

Laascaanood – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood.   Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo diyaar-garowga munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka...

Trump Administration to End TPS for Somali Nationals, Affecting Hundreds of Families

WASHINGTON – The Trump administration has announced it will end the Temporary Protected Status (TPS) program for hundreds of Somali nationals living in the United States, a move expected to affect many families.   Homeland Security Secretary Kristi Noem said the decision will take effect on March 17, 2026, meaning Somali TPS holders will lose work authorization and protection from deportation. Noem...

Trump oo amar ku bixiyay in laga mastaafuriyo Mareykanka 1,100 Soomaali ah kahor March 2026

WASHINGTON - Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay go’aan lagu soo afjarayo Sharciga Badbaadada Ku-meel-gaarka ah (TPS) ee ay ku joogaan boqolaal muwaadiniin Soomaaliyeed gudaha Mareykanka, tallaabo la filayo inay saameyn weyn ku yeelato qoysas badan.   Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka, Kristi Noem, ayaa sheegtay in go’aankaasi uu dhaqan geli doono 17-ka March 2026, taasoo ka dhigan in Soomaalida ku...

Election Report Highlights Professional Media Coverage and Peaceful Banadir Polls, Warns of Rising Disinformation

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) today releases its Election Observation and Media Monitoring Report on the Banadir Local Council Elections held on 25 December 2025, based on structured monitoring and observation carried out between 1 November and 30 December 2025. The report reflects NUSOJ’s mandate to safeguard media freedom, defend journalists’ rights, advance professional excellence and contribute to credible...

Somalia, Turkey begin implementing 2016 labour cooperation deal

Ankara – Somalia and Turkey have begun implementing a labour and social affairs cooperation agreement signed in 2016, officials said after a signing ceremony held in the Turkish capital Ankara.   The event marked the activation of a memorandum of understanding (MoU) signed in June 2016 between Somalia’s Ministry of Labour and Social Affairs and Turkey’s Ministry of Labour and Social...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Bilaabay Hirgelinta Heshiiskii Iskaashiga ee 2016

ANKARA - Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Shaqada iyo Ammaanka Bulshada ee Jamhuuriyadda Turkiga.   Munaasabadda ayaa si rasmi ah u guddoomiyay Wasiirka Shaqada iyo Ammaanka Bulshada ee Turkiga, Prof. Dr. Vedat Işıkhan, iyo Wasiirka Shaqada iyo...

Saudi Arabia reiterates support for Somalia’s unity after Israel recognises Somaliland

Riyadh – Saudi Arabia’s cabinet, chaired by King Salman bin Abdulaziz, on Tuesday reiterated the kingdom’s firm opposition to any actions that would divide the Federal Republic of Somalia or undermine its sovereignty, a statement said.   The cabinet stressed Saudi Arabia’s full support for Somalia’s unity, territorial integrity and national sovereignty, rejecting the creation of parallel institutions or administrations that...

Sacuudi Carabiya Oo Mar Kale Xaqiijisay Taageerada Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya

Riyaad – Golaha Wasiirrada Dowladda Sacuudi Carabiya, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salman bin Abdulaziz, ayaa mar kale adkeeyay mowqifka Boqortooyada ee ah diidmada wax kasta oo lagu kala qaybinayo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ama lagu wiiqayo madaxbannaanideeda.   Bayaan laga soo saaray shirka Golaha Wasiirrada ayaa lagu sheegay in Sacuudi Carabiya ay si buuxda u taageersan tahay midnimada, wadajirka dhuleed iyo qaranimada...

Ururrada Siyaasadda Puntland Oo Garab Istaagay Go’aanka DFS ee Lagu Laalay Heshiisyadii Imaaraadka

Garoowe, Soomaaliya – Ururrada siyaasadda ee ka jira deegaanada Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saaray bayaanno ay ku muujinayaan taageeradooda doorka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ee difaaca midnimada, wadajirka dhulka iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Ururradan ayaa si gaar ah u bogaadiyay go’aankii kasoo baxay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo lagu laalay heshiisyadii ay Soomaaliya la gashay Dowladda Isu-tagga...

Dubai’s DP World says operations at Berbera port unaffected by UAE-Somalia dispute

DUBAI - Dubai-owned ports and logistics company DP World said on Tuesday its operations at Berbera port in Somalia’s breakaway region of Somaliland were continuing under existing agreements, amid regional tensions following an escalation in nearby Yemen.   Somalia's government said on Monday it was annulling all agreements with the UAE, including port deals and defence and security cooperation, accusing the...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...