Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Condemns Missile and Drone Attacks on Kuwait, Urges Regional Stability

MOGADISHU, Somalia — Somalia on Saturday strongly condemned missile and drone attacks targeting Kuwait, expressing full solidarity with the Gulf state and reaffirming its support for Kuwait’s sovereignty and security.   In a statement, Somalia’s Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation said the Horn of Africa nation stood firmly behind the government and people of Kuwait, stressing its unwavering support...

Mareykanka oo Agab Milatari oo Mallaayuun Dollar ku Kacaya ugu Deeqay Dalka Niger

Niamey – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay ciidamada qalabka sida ee Niger ugu deeqday sagaal konteenar oo qalab milatari ah, kuwaas oo lagu qiimeeyay ku dhowaad 2.3 milyan oo dollar, si loogu taageero howlgalada lagula dagaallamayo kooxaha argagixisada iyo shabakadaha dambiyada.   Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Niamey, deeqdan oo la gaarsiiyay Niger 26-kii May...

Somali Army Claims Seizure of Weapons, Military Vehicles After Clashes in Baidoa

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s 60th Division of the national army said Saturday it had seized military vehicles and a cache of weapons following fighting in the southwestern city of Baidoa, where rival security forces reportedly clashed earlier in the day.   In a statement, the division’s command said its troops had regained control of areas affected by the violence and pushed...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Sheegay inay Hub iyo Gaadiid Dagaal ku Qabsadeen Dagaalkii Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay la wareegeen hub iyo gaadiid dagaal intii uu socday dagaal saaka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.   War ka soo baxay taliska ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda ay dib u xakameeyeen goobihii lagu dagaallamay, islamarkaana ay ka saareen ciidamo ay ku tilmaameen kuwa...

Soomaaliya oo Cambaaraysay Weerar Gantaallo ah oo Lala Beegsaday Kuwait

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn loo adeegsaday oo lala beegsaday dalka Kuwait, iyadoo muujisay garab istaag buuxa oo ay la leedahay dowladda iyo shacabka dalkaas.   War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay si hagar la’aan...

Dagaal Culus oo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo kuwa taabacsan Lafta gareen oo ka dhacay Baydhabo

Baydhabo – Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka uu halkaasi ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan dhinacyo iska soo horjeeda.   Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen goobjoogayaal ku sugan magaalada, ciidamada daacadda u ah Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa weerar ku qaaday qeybo ka mid...

AFRICOM Confirms 63 Strikes in Somalia in 2026

On May 29, 2026, United States Africa Command (AFRICOM) confirmed that it had conducted 63 strikes in Somalia in 2026 to date in a reply to a query from New America’s Future Security Program.   AFRICOM’s tally of 63 strikes is notable, as on May 27, Somali Guardian published a report regarding an airstrike on May 21 that allegedly killed four civilians near the town...

AFRICOM oo Sheegtay Inay 63 Duqeyn Ka Fulisay Soomaaliya Sanadkan 2026

MUQDISHO, Soomaaliya – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa xaqiijiyay inuu Soomaaliya ka fuliyay 63 duqeyn tan iyo bilowgii sanadkan 2026, sida lagu sheegay jawaab uu siiyay barnaamijka amniga ee hay’adda New America.   Tirada 63-ka duqeyn ayaa soo baxday iyadoo ay jireen warar ku saabsan weerar dhinaca cirka ah oo 21-kii May ka dhacay deegaanka u dhow magaalada Qandala ee...

Madaxweynaha Jubaland oo booqday ciidamada Daraawiishta, kuna dhawaaqay howl-gallo cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab

Jannaa Cabdalle – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Ahmed Maxamed Islaam, ayaa maalintii saddexaad ee Ciidul Adxaa booqasho ku tagay ciidamada Daraawiishta Jubaland ee ku sugan deegaanka Jannaa Cabdalle ee gobolka  Jubbada Hoose.   Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay saraakiisha iyo ciidamada ku sugan furimaha hore, isagoo uga mahadceliyey dadaallada iyo heeganka joogtada ah ee ay ugu jiraan difaaca amniga iyo xoreynta...

Somali police arrest youths accused of planning illegal migration through Kenya

DHOOBLEY, Somalia — Police in the southern Somali border town of Dhoobley have arrested a group of young men accused of planning an illegal migration journey through Kenya, as authorities intensify efforts against human trafficking networks.   Security officials said the youths had travelled from the capital, Mogadishu, and were allegedly attempting to cross the Somalia-Kenya border clandestinely before continuing toward...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...