Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wafdi ka socda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo gaaray Dhoobley si ay u soo qiimeeyaan saameynta abaaraha

DHOOBLEY, Soomaaliya — Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shalay gaaray magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, si ay ugu kuur-galaan xaaladaha bini'aadannimo ee ka sii daraya. Wafdigan waxaa qayb ka ah Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isku-duwaha Arrimaha Bini’aadannimada, Mr. George...

UN and Somali Disaster Officials Visit Dhoobley Amid Worsening Drought Crisis

DHOBLEY, Somalia — A high-level humanitarian delegation led by the Commissioner of the National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, arrived in the border town of Dhobley on Monday to assess a deepening drought crisis. The delegation included the United Nations Deputy Special Representative of the Secretary-General and Humanitarian Coordinator for Somalia, Mr. George Conway, signaling an urgent international...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Midnimada iyo Madaxbannaanida Dalka

MUQDISHO  – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa khadka taleefanka kula yeeshay wadahadal rasmi ah Mudane Wang Yi, Xubin ka tirsan Golaha Siyaasadda ee Guddiga Dhexe ee Xisbiga Shuuciga Shiinaha (CPC) iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha.   Intii uu socday wadahadalkan, labada dhinac ayaa xaqiijiyay xoogga iyo adkeysiga...

SNA, Allies Kill 17 Al-Shabaab Militants in Middle Shabelle Air Operation

MOGADISHU, Somalia — The Somali National Army (SNA), backed by international partners, killed 17 Al-Shabaab militants in a targeted airstrike in the Middle Shabelle region, the government announced Tuesday. The overnight operation took place in the Jabad Godone area, targeting a strategic compound used by the Al-Qaeda-linked group to coordinate attacks and manufacture improvised explosive devices (IEDs) intended for civilian...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed Kala Hadlay Adkeynta Madaxbannaanida Dalka

MUQDISHO – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Isniintii wadahadal laba geesood ah oo fogaan-arag ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Kuuriyada Koonfureed, Mudane Dr. Cho Hyun.   Intii uu socday wadahadalkan, labada wasiir ayaa diiradda saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo...

Farmaajo oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Lagu Laalay Heshiisyadii Imaaraadka Carabta

MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa war rasmi ah kasoo saaray go’aankii shalay galab (casar-liiqii) ka soo baxay fadhigii Golaha Wasiirrada Soomaaliya, kaas oo lagu laalay dhammaan heshiisyadii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay Dowladda Imaaraadka Carabta.   Farmaajo ayaa si buuxda u soo dhaweeyay go’aankaas, isaga oo ku tilmaamay mid lagu ilaalinayo madaxbannaanida,...

Jubaland iyo Puntland oo Ka Hor Yimid Go’aanka Xukuumadda Federaalka ee Heshiisyada Imaaraadka

MUQDISHO - Maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay go’aankii shalay ka soo baxay fadhigii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo lagu laalay dhammaan heshiisyadii iskaashi ee Dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyadu kula shaqeynayeen Dowladda Imaaraadka Carabta.   Warsaxaafadeedyo kala duwan oo ay soo saareen labada maamul ayaa lagu muujiyay diidmo xooggan oo ka dhan ah go’aankaas, iyaga...

Howlgal Lagu Dilay Xubno ka Tirsanaa Al-Shabaab oo ka Dhacay Shabeellada Dhexe

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fuliyay howlgal cirka ah oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeellada Dhexe.   Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay kooxda Al-Shabaab ka abaabuli jireen falal amni-darro, gaar ahaan qaraxyada lagu dhibaateeyo shacabka. Sida lagu xaqiijiyay howlgalkaas, waxaa lagu dilay 17 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Sidoo kale, howlgalka ayaa...

Somalia scraps UAE deals over sovereignty concerns

Mogadishu - Somalia’s cabinet on Monday annulled all security and defence cooperation agreements with the United Arab Emirates, citing concerns over national sovereignty and unity.   The decision was taken during a cabinet meeting chaired by Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, the government said in a statement. It applies to all bilateral agreements and arrangements linked to cooperation at the ports...

Dowladda Soomaaliya oo ka baxday heshiisyadii Imaaraadka

Muqdisho, Isniin, 12 Janaayo 2026:-– Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu buriyay dhammaan heshiisyadii iyo is-afgaradyadii ay Dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, kuwaas oo la xiriiray dhinacyada iskaashiga amni iyo difaac ee laba geesoodka ah.   Go’aankaan waxa uu khuseeyaa...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...