Qadar oo mar kale xaqiijisay taageerada madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya
DOHA, Qadar – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee dowladda Qadar, Dr. Mohammed bin Abdulaziz Al Khulaifi, ayaa Isniintii magaalada Doha kulan kula qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya, Farah Sheikh Abdulkadir, iyo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Ali Mohamed Omar.
Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa taageerada ay...
Somalia, Palestine reject ‘illegal’ Israeli recognition of Somaliland
JEDDAH, Saudi Arabia – Somalia’s Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali met with his Palestinian counterpart, Varsen Aghabekian Shaheen, in Jeddah to coordinate a unified front against Israel's recent recognition of the breakaway region of Somaliland.
The meeting, held on the sidelines of an extraordinary session of the Organization of Islamic Cooperation (OIC), focused on what Mogadishu described as a "blatant...
Minister of State at Qatari Ministry of Foreign Affairs meets Somali officials
Doha, Qatar: Minister of State at the Ministry of Foreign Affairs HE Dr. Mohammed bin Abdulaziz Al Khulaifi met on Monday with Somali President's Envoy, HE Farah Sheikh Abdulkadir Mohamed and State Minister for Foreign Affairs of the Federal Republic of Somalia, HE Ali Mohamed Omar.
During the meeting, they discussed cooperation relations between the two countries and ways to...
Somalia, South Korea affirm ties amid sovereignty tensions
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali held virtual talks Monday with his South Korean counterpart, Cho Hyun, as Mogadishu continues an aggressive diplomatic campaign to bolster international support for its territorial integrity.
The discussions focused on deepening bilateral ties and the strategic role of South Korean naval assets in the Gulf of Aden, a critical waterway for...
Puntland forces capture strategic ISIS bases in Al-Miskaad mountains
BOSASO, Somalia – Puntland security forces have launched a large-scale offensive against Islamic State (IS) hideouts in the rugged mountains of the Bari region, capturing strategic positions and destroying key insurgent bases, military officials said Monday.
The operation, led by the Puntland Darwish forces with undisclosed international support, successfully dislodged militants from the Al-Miskaad mountain range, a long-time stronghold for...
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada
MUQDISHO — Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda maalinlaha ah ku ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada, oo qeyb ka ah dadaallada lagu xakameynayo maandooriyaha ku faafay bulshada Soomaaliyeed.
Axdiga ayaa waxaa ansixiyey 139 Xildhibaan, halka seddex Xildhibaan ay ka aamusteen, wax diidmo ahna aan la soo bandhigin. Ansixinta ayaa lagu dhawaaqay intii uu socday Shirka Gudoonka...
Ciidamada Puntland oo Guulo ka Gaaray Howlgallo ka Dhan ah Daacish ee Buuraha Calmiskaad
Boosaaso, Puntland — Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland ayaa howlgallo ballaaran oo si xooggan loo fuliyay ka wada aagagga ay ku sugnaayeen kooxda Daacish ee Gobolka Bari, kuwaas oo lagu burburiyay fariisimo muhiim ah isla markaana kooxda looga saaray deegaano istiraatiiji ah oo ay ku lahaayeen Buuraha Calmiskaad.
Howlgalladan oo ay si gaar ah u hoggaaminayeen Ciidamada Daraawiishta Puntland, islamarkaana ay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Jeddah kula Kulmay Wasiiradda Arrimaha Dibadda Falastiin
Jeddah — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa fiidnimadii Sabtida magaalada Jeddah kula kulmay Wasiiradda Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta ee Dowladda Falastiin, Dr. Varsen Aghabekian Shaheen, kulan ka dhacay dhinaca shir gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaas oo looga hadlayay...
SoDMA chief visits Kismayo to assess drought situation in Jubbaland
KISMAAYO — The head of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, arrived in Kismayo on Monday, leading a delegation to the temporary capital of the Jubbaland regional state.
Officials from Jubbaland, including ministers and other senior leaders, received the delegation at Kismayo airport.
During their visit, the SoDMA team will assess the drought situation across Jubbaland, evaluate its...
G𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐮𝐮 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐨𝐨 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨
KISMAAYO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Jubbaland.
Wafdiga Guddoomiyaha Hayda’adda SoDMA waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo isugu jira wasiiro iyo madax kale.
Inta ay joogaan Jubbaland, wafdigu waxay u kuurgali doonaan xaaladda abaareed ee ka...








