Soomaaliya iyo Masar oo ballan-qaaday xoojinta iskaashiga amniga iyo horumarinta
QAAHIRA - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Sabtidii shalay magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar, Dr. Badr Abdel Atty, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, kulan ka dhacay dhinacyada Shir-weynaha Wasiirrada ee Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika (Russia–Africa Partnership Forum) ee heerkiisa labaad.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee...
Ciidamo gaar ah oo loo diyaariyay ammaanka Muqdisho ka hor doorashadda Golayaasha deegaanka
MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaarisay ku dhowaad 10,000 askari oo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed si ay u xaqiijiyaan ammaanka doorashooyinka golayaasha deegaanka ee la filayo inay Arbacada ka qabsoomaan caasimadda Muqdisho.
Wasiirka Amniga Gudaha, Maxamed Axmed Fartaag, ayaa sheegay in dhammaan qorshayaashii amni la dhammaystiray, si doorashooyinka loogu qabto si nabad ah oo hufan, iyadoo xoogga la...
Somalia deploys nearly 10,000 police to secure Mogadishu local elections
MOGADISHU — Somali security authorities said nearly 10,000 police officers will be deployed to secure local council elections scheduled to take place in the capital Mogadishu on December 25.
Interior Security Minister Mohamed Ahmed Fartaag said the Somali Police Force had completed all security preparations to ensure the vote is conducted peacefully and transparently.
“Somali police are fully prepared and capable...
Xasan Sheekh: Xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha waa mid taariikhi ah oo adkeysi leh
MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku tilmaamay xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha mid taariikhi ah, xooggan, isla markaana ku dhisan is-ixtiraam iyo iskaashi joogto ah tan iyo markii labada dal ay 65 sano ka hor yeesheen xiriir diblomaasiyadeed.
Wareysi gaar ah oo uu toddobaadkan siiyay telefishinka CGTN, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Shiinuhu...
Somalia marks 65th anniversary of diplomatic relations with China
Somalia and China on Tuesday marked the 65th anniversary of their diplomatic relations, vowing to elevate their mutual cooperation and pursue more productive and shared interests.
Addressing the event held in Mogadishu, the capital of Somalia, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre said, "We gathered to celebrate a truly historic milestone, 65 years of diplomatic relations between Somalia and China....
Wasiirka Difaaca Kenya oo booqasho ku tagtay magaaladda Kismaayo
KISMAAYO, Soomaaliya — Wasiirka Wasaaradda Difaaca Kenya, Marwo Soipan Tuya, ayaa Jimcihii booqasho shaqo ku tagtay dalka Soomaaliya, si ay ula kulanto ciidamada Kenya ee ka tirsan Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), sida ay sheegeen mas’uuliyiin.
Wasiir Tuya ayaa ka degtay magaalada Kismaayo, iyadoo ay wehlinayeen saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Difaaca Kenya (KDF), waxaana...
Kenya defence chief visits troops in Somalia on AU mission
KISMAYO, Somalia — Kenya’s Defence Cabinet Secretary Soipan Tuya flew to Somalia on Friday to visit Kenyan troops serving under the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), officials said.
Tuya arrived in the southern port city of Kismayo accompanied by senior Kenya Defence Forces (KDF) officers, led by Lieutenant General David Ketter, the commander of the Kenya...
Somalia backs multilateral cooperation at Russia–Africa forum in Cairo
CAIRO — Somalia’s Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali represented the country at the second ministerial conference of the Russia–Africa Partnership Forum, held in Cairo from December 19 to 20, where he highlighted Mogadishu’s foreign policy priorities and called for stronger multilateral cooperation.
Speaking at the two-day meeting, Abdisalam said complex global and regional challenges could not be addressed through unilateral actions,...
Puntland oo ugu Baaqday Madaxweyne Xasan Sheekh in uu Tixgeliyo Natiijooyinka Shirkii Kismaayo
KISMAAYO — Wasiirka Dowlaha Madaxtooyadda Puntland Cabdifitaax Maxamed Abdinur, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku boorriyay inuu tixgeliyo oo si wanaagsan uga jawaabo natiijooyinka ka soo baxay Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaasoo lagu soo afjaray xalay Kismaayo.
Wasiir C/fitaax ayaa khudbad ka jeediyay xafladdii soo xiridda shirka, isagoo ku adkeeyay Madaxweynaha in uu danaha qaranka ka hormariyo...
Opposition meeting puts pressure on Somali government to negotiate
Mogadishu — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud sought on Saturday to ease political tensions by signalling readiness for dialogue and compromise, as an opposition-backed conference continued in the southern city of Kismayo.
Speaking in Mogadishu, Mohamud said the gathering of opposition figures under the banner of the Somali Future Council should produce clear and realistic proposals that could form the...










