Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Midowga Yurub oo la filayo inuu dib u bilaabo maalgelinta howlgalka AUSSOM horraanta 2026

BRUSELLS - Midowga Yurub (EU) ayaa la filayaa inuu si rasmi ah u shaaciyo maalgelin uu siinayo Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) horraanta sanadka 2026, kaddib muddo laba sano ah oo uusan bixin taageero maaliyadeed oo toos ah, sida ay muujinayaan dukumiintiyo iyo ilo diblomaasiyadeed oo ku xiran Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika.   Afhayeen u hadlay...

Gollaha Ammaanka ee QM oo Dib u Cusbooneysiiyay Cunaqabateynta Al-Shabaab

NEW YORK, 14 December 2025 – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si midaysan u dib u cusbooneysiiyay mudada guddiga kormeera cunaqabateynta kooxda Al-Shabaab ee ku sugan Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixin ay baahisay Anadolu Agency.   Dhammaan 15 xubnood ayaa cod aqlabiyad leh u taageeray tallaabadan, taasoo kordhinaysa oggolaanshaha kormeerka badda si loo dhaqan geliyo xayiraadaha hubka ee Soomaaliya, mamnuucida...

UN Security Council renews sanctions panel on Al-Shabaab in Somalia

NEW YORK - The UN Security Council on Friday unanimously renewed the mandate of the panel monitoring sanctions on Somalia-based Al-Shabaab, Azernews reports, citing Anadolu Agency.   All 15 members voted in favor of the measure, which extends authorization for naval inspections to enforce an arms embargo on Somalia, as well as a ban on charcoal exports and controls on improvised explosive...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo ka hadlay hanaanka doorashadda

MUQDISHO, 14 December 2025 – Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa qaatay kaarka codbixinta ee Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka, iyadoo dhowaan la filayo in bulshada caasimadda ay u dareeraan doorashooyinka golayaasha deegaanka.   Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo hore iskaga diiwaan galiyay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, ayaa sidoo kale maanta ka qaatay kaarkiisa degmadaas, isaga...

Xamse Cabdi Barre oo sheegay in 2026 dalka laga bilaabi doono qodista iyo soo saarista shidaalka

MUQDISHO, 14 December 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Xalay ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayey Masraxa Prof. Shariif Saalax Maxamed Cali, ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in furitaanka masraxa cusub uu yahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo horumarinta waxbarashada, dhaqanka, fanka iyo cilmi-baarista, isla markaana dhiirrigelinayo hal-abuurka iyo doorka...

Somalia’s President Urges Mogadishu Residents to Participate in Local Council Elections

MOGADISHU, 14 December 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud has called on residents of Mogadishu to actively participate in the upcoming Banadir local council elections, urging them to cast their votes and choose representatives who will shape their future.   Speaking on Saturday, the President described the elections as historic, marking the first time in nearly 57 years that Somali citizens...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka Muqdisho ugu Baaqay in ay Ka Qayb Qaataan Doorashada

MUQDISHO, 14 December 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Muqdisho ku booriyay inay si firfircoon uga qayb qaataan doorashada golayaasha deegaanka ee gobolka Banadir, isagoo ku adkeeyay in ay codkooda dhiibtaan oo ay doortaan wakiillo saamaynaya mustaqbalkooda.   Madaxweynaha ayaa Sabtidii sheegay in doorashadani ay calaamadeynayso markii ugu horreysay muddo ku dhow 57 sano in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay...

Severe Drought in Puntland Drives Up Food Prices, Worsens Living Conditions

GAROWE, 14 December 2025 – A severe drought in Somalia’s Puntland region has pushed up the cost of essential food items, leaving residents struggling with worsening living conditions, local officials said Sunday.   Communities across Garowe, Bosaso, Qardho, and surrounding rural areas are facing water shortages and a lack of grazing for livestock, directly affecting food availability. Residents report that the...

Abaarta Xoogan ee Puntland oo Sababtay Kororka Qiimaha Maciishadda iyo Dhibaatooyin Nolosha ah

GAROWE, 14 December 2025 – Abaarta xoogan ee ka taagan deegaanada maamulka Puntland ayaa keentay in qiimaha maciishadda daruuriga ah uu si weyn kor ugu kaco, iyadoo dadku wajahaan dhibaato nololeed oo isa soo taraysa.   Deegaannada sida Garoowe, Boosaaso, Qardho iyo dhulalka miyiga ayaa si gaar ah u saameysay yaraanta biyaha iyo daaqa xoolaha, taasoo saameyn toos ah ku yeelatay...

Raysal Wasaare Xukuumadda Soomaaliya oo Magacaabay Wasiirro Cusub

MUQDISHO, 14 December 2025 – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sameeyay isbedel ku saabsan xubnaha Golaha Wasiirrada, isagoo xilal cusub u magacaabay qaar ka mid ah wasiiradii hore.   Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Raysal Wasaaraha ayaa Danjire Jamaal Maxamed Xasan loogu magacaabay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, isagoo xilkaas kala wareegaya Xildhibaan Maxamuud Geesood. Sidoo kale, Senatar Ayuub Ismaaciil...

WARAR KALE

Kenya oo masaafurisay ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya

MUQDISHO - Kenya ayaa toddobaadkan dalkeeda ka musaafurisay ra'iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya, kaddib markii lagu eedeeyay inuu si musuqmaasuq ah ku...

Kenya deports Somalia’s second deputy prime minister over alleged passport fraud

NAIROBI, June 26 - Kenya this week deported Somalia's second deputy prime minister back to his ​country for suspected fraudulent acquisition of ‌a Kenyan...

FBI-da Mareykanka iyo hay’adaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay eedeysane musuqmaasuq lagu raadinayay

Muqdisho, Soomaaliya – Hogaamiye lagu sheegay inuu hormuud ka ahaa mid ka mid ah qorshayaashii ugu weynaa ee musuqmaasuqa xilligii faafaha ayaa lagu xiray...