Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

17 Tahriibayaal Soomaali ay ka mid yihin oo Ku Geeriyooday Xeebaha Galbeedka Masar

Matrouth, Masar – Ugu yaraan 17 tahriibayaal ah ayaa ku geeriyooday kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku soo caariyay xeebaha galbeedka dalka Masar, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaas iyo warbaahinta maxalliga ah.   Xeer ilaalinta gobolka Matrouh ayaa bilowday baaritaanno rasmi ah oo lagu ogaanayo sababta dhimashada dadkaasi, halka ay doonidu ka timid, iyo xaaladda ay ku sugnaayeen intii safarka...

Beesha Caalamka oo markale Bilowday Dedaallo Ay Isugu Keenayso DFS Iyo Mucaaridka

MUQDISHO  – Dedaallo ballaaran oo ay hormuud ka yihiin diblomaasiyiinta reer galbeedka ayaa dib uga billowday caasimadda dalka ee Muqdisho, kuwaas oo loogu jiro xallinta ismari-waaga siyaasadeed ee la xiriira arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.   Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ay kulan muhiim ah la yeelatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Kulankan ayaa qayb ka ah qorshe...

Cudurka Ebola Oo Mar Kale Ka Dillaacay Bariga DR Congo

Congo - Ugu yaraan 80 qof ayaa la rumeysan yahay inay u dhinteen cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, iyadoo mas’uuliyiinta caafimaadka ay kordhiyeen dadaallada lagu xakameynayo faafitaanka cudurka halista ah.   Wasaaradda caafimaadka Congo ayaa sheegtay in cudurka laga diiwaangeliyay gobolka Ituri, halkaas oo ay shaqaalaha caafimaadku ka wadaan baaritaanno degdeg ah, dabagal lagu sameynayo dadka...

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka

BAKU – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ayaa ka qeyb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka ee 13-aad, oo ka socota magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan.   Madashan caalamiga ah oo ay soo qabanqaabisay Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Deegaameynta Aadanaha (UN-Habitat) ayaa waxaa ka qeyb galaya dowlado, hay’ado caalami ah, bangiyo horumarineed iyo bah-wadaagyo kala duwan oo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeer ku tagay Xerada Kumaandooska Danab ee Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay xerada ciidamada Kumaandooska sida gaarka ah u tababaran ee Danab, oo ku taalla magaalada Dhuusamareeb.   Taliyaha ayaa la kulmay cutubyo ka tirsan ururka 163-aad ee guutada 16-aad Kumaandooska Danab, isagoo ku dhiirrigeliyay ciidamada inay sii xoojiyaan waajibaadka qaran ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed,...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyey dhiirrigalinta iyo ilaalinta is-dhaafsiga Maalgashiyada

MUQDISHO - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan muhiim ah oo diiradda lagu saaray hirgelinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo dowladda ku tilmaantay tiir muhiim u ah dhismaha hay’adaha dowladda, xasilloonida siyaasadda iyo midnimada Qaranka Soomaaliyeed.   Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa Golaha u soo bandhigtay qorshaha hirgelinta dastuurka, muddada lagu fulinayo iyo habraacyada farsamo ee loo...

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Ergayga Madaxweynaha uqabilsan Xasillinta Rayidka

Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ), Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Rayidka, Cumar Xaashi, si ay uga wada hadlaan iskaashiga dhinacyada ilaalinta rayidka iyo la socodka xaaladda xuquuqul insaanka dalka.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta Rayidka...

Somali President Receives Credentials of New Djibouti Ambassador

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday received the credentials of Djibouti’s newly appointed ambassador to Somalia, Colonel Osman Dubbad Sugulle, at the presidential palace in Mogadishu.   Mohamud congratulated the envoy on his appointment and stressed the importance of strengthening the longstanding ties between Somalia and Djibouti, including cooperation in politics, security and economic affairs, according to a...

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo booqasho shaqo ku tagay Xerodhagaxleey

Mudug – Wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), isla markaana uu qeyb ka yahay Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Galmudug, Maxamed Daahir Cabdulle, ayaa booqasho shaqo ku tagay deegaanka Xerodhagaxleey ee gobolka Mudug.   Socdaalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo Ciidanka Boliiska Galmudug iyo xoojinta amniga deegaannada maamulka Galmudug. Wafdiga...

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Jabuuti

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u soo magacowday Soomaaliya, Danjire Cusmaan Dubbad Sugulle.   Madaxweynaha ayaa Danjiraha cusub ugu hambalyeeyay xilka loo soo igmaday, isaga oo u rajeeyay guul iyo shaqo miro-dhal ah. Waxa uu sidoo kale adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo...

WARAR KALE

Somalia’s President Appoints Veteran Politician Salad Ali Jeelle as Senior Adviser

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has appointed veteran politician and diplomat Salad Ali Jeelle as his senior adviser, the presidency announced on...

Xasan Sheekh oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha

Muqdisho, Juun 7, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha talo-bixinta, qorsheynta, isku-dubbaridka iyo horumarinta,...

Ciidamada Danab oo Howlgallo Ka Fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo bartilmaameedsaday goobo...