Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia election body says Banadir poll preparations on track as 12 political associations file full candidate lists

MOGADISHU, Somalia — The chairman of Somalia’s National Independent Electoral Commission (GMDQS), Abdikarim Ahmed Hassan, said the body is fully executing its constitutional and legal mandate as preparations for district council elections in the Banadir region advance smoothly.   Hassan said the commission is working strictly according to the electoral timetable it previously announced, noting that technical and administrative preparations for...

Guddiga Doorashooyinka oo Ku Dhawaaqay In 12 Urur Siyaasadeed Soo Gudbiyeen Liisaskooda Musharrixiinta Banaadir

MUQDISHO - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa sheegay Guddigu uu si buuxda u gudanayo waajibaadka uu u xil-saaray Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Shuruucda Doorashooyinka Qaranka, isagoo xusay in hawlaha diyaar-garowga ee doorashada degmooyinka Banaadir ay si hufan u socdaan, isla markaana Guddigu ku shaqeynayo jadwalkii doorashada ee uu hore...

AU mission Commander hails “tangible gains” after key operations in Lower Shabelle

MOGADISHU, Dec 8, 2025 – African Union forces have secured “tangible gains” against Al-Shabaab in Somalia’s Lower Shabelle region, dislodging the armed group from several areas including Bariire, Sabiid and Caanoole, the AU force commander said on Monday.   Lt. Gen. Sam Kavuma made the remarks at the reopening of the Sabiid and Caanoole bridges, which were destroyed by an Al-Shabaab...

Taliyaha AUSSOM oo Sheegay Guulo La Taaban Karo oo Ka Dhashay Dagaalka Shabeellaha Hoose

MUQDISHO – Taliyaha Ciidamada Midowga Afrika (AUSSOM), Lt. Gen. Sam Kavuma, ayaa sheegay in guulo muuqda laga gaaray dagaalka ka socda gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo Al-Shabaab laga saaray deegaano ay ka mid yihiin Bariire, Sabiid, iyo Caanoole.   Lt. Gen. Kavuma ayaa ka hadlay furitaanka Buundooyinka Sabiid iyo Caanoole, kuwaas oo bishii June ay Al-Shabaab qarax ku burburisay. Wuxuu sheegay in...

Axmed Madoobe oo magacaabey Gudi qaabilsan abaarta ka jirta Jubaland

KISMAAYO, Soomaaliya - Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha, guddigan ayaa qaabilsan hagidda, isu-duwidda iyo fulinta qorshayaasha lagu yaraynayo saameynta abaarta ee deegaanada Jubaland.  

Madaxweyne Deni Oo ka hadlay Rabshadaha Boorama, Ku Baaqay Wadahadal Nabdoon

GAROWE, Soomaaliya – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Axaddii cambaareeyay mudaharaadyadii rabshadaha watay ee ka dhacay magaalada Boorama ee gobolka Awdal, isaga oo ku tilmaamay in falalkaasi “aan marnaba ku habboonayn” goob nabadeed.   Deni, oo la hadlay saxaafadda magaalada Garowe labo maalmood kaddib markii uu ku soo laabtay safar uu ku tagay Imaaraatka, ayaa tacsi u diray qoysaska dadkii...

Puntland President Condemns Deadly Protests in Borama, Calls for Peaceful Dialogue

GAROWE, Somalia — Puntland President Said Abdullahi Deni on Sunday condemned the deadly protests in Borama, Awdal region, describing the violence as “completely unacceptable” in a peaceful setting.   Speaking in Garowe, two days after returning from a visit to the United Arab Emirates, Deni extended his condolences to the families of those who died during the unrest. “Those incidents in Borama...

Macron’s China visit strengthens ties, boosts cooperation on global issues

BEIJING (Xinhua) -- French President Emmanuel Macron wrapped up his fourth state visit to China after leaving Chengdu, southwest China's Sichuan Province, on Friday evening.   In Dujiangyan in Chengdu, Chinese President Xi Jinping and Macron had friendly exchanges. Macron visited Sichuan University and delivered a speech, in which he stressed the importance of cooperation and mutual understanding in tackling contemporary...

Russia urges U.S. to avoid conflict with Venezuela

MOSCOW (Xinhua) -- Russia stands with Venezuela's leadership and calls on the U.S. government to refrain from "sliding" into a full-scale conflict with Caracas, Russian Deputy Foreign Minister Sergei Ryabkov said on Sunday.   Moscow views recent developments in Venezuela with deep concern, and tensions remain high and continue to grow. "This is primarily linked to Washington's desire to assert unquestioned...

Arab League condemns deadly drone strike in Sudan’s South Kordofan

CAIRO (Xinhua) -- The Arab League on Sunday condemned the killing of civilians in Kalogi city, Sudan's South Kordofan state, as war crimes, after a drone strike there earlier this week killed at least 114 people, including 63 children.   In a statement, the Cairo-based pan-Arab body described the attack as a blatant breach of international humanitarian law and a threat...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...