Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s Prime Minister attends Qatar National Day celebrations in Mogadishu

Mogadishu, December 9, 2025 – Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, participated in a ceremony in Mogadishu marking Qatar’s National Day, an event commemorated annually on December 18.   The celebration, brought forward this year, honors the unification of Qatar in 1878 and was officially established as a national holiday on June 21, 2007. It also pays tribute to the country’s...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka Qeyb galay Munaasabadda Maalinta Qarannimada Qatar

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay Maalinta Qarannimada dalka Qatar, taas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, munaasabaddana si gaar ah loo soo hormariyey.   Munaasabaddan oo sanad walba la xuso 18-ka December, ayaa ka tarjumaysa midowga Qatar ee sanadkii 1878, waxaana maalintan qaran si rasmi ah loo asteeyey 21-kii...

Golaha Ammaanka oo la filayo inuu dib u cusbooneysiiyo Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa la filayaa inuu dib u cusbooneysiiyo Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ka hor inta aan mandate-kiisu dhicin dhammaadka bisha December, sida ay wararku sheegayaan.   Sidoo kale, Golaha Ammaanka ayaa dib u eegi doona cusboonaysiinta cunaqabateynta 2713 ee Al-Shabaab, oo ay ku jirto qaybta xannibaadda badda, taasoo dhacaysa...

UN Security Council set to renew AU mission in Somalia amid funding concerns for AUSSOM

UNITED NATIONS — The United Nations Security Council is expected to renew the mandate of the African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM) before it expires at the end of December, officials said Monday.   In addition to the mandate renewal, the Council will review updates to sanctions under resolution 2713 against Al-Shabaab, including maritime restrictions, which are set to expire...

UNFPA Oo Kordhisay Dadaallada La Dagaallanka Gudniinka Fircooniga ah ee Soomaaliya

Muqdisho — Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Dadweynaha ee UNFPA ayaa sii xoojisay hawlaheeda lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ah ee FGM ee Soomaaliya, iyadoo diiradda saaraysa wacyigelin bulsho, taageero caafimaad iyo xoojinta siyaasadaha qaran ee lagu ilaalinayo xuquuqda gabdhaha.   UNFPA waxa ay ka shaqaynaysaa magaalooyinka iyo deegaanada miyiga ah iyada oo la kaashanaysa hay’adaha dowladda, ururrada bulshada rayidka ah,...

Somalia and Qatar deepen ties with cultural, customs, youth and agriculture accords

DOHA, Qatar — Somalia and Qatar held the inaugural meeting of their Joint Committee in Doha on Monday, signing a series of agreements aimed at strengthening political, cultural and economic cooperation between the two countries.   Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Omer Ali, led the Somali delegation, while Qatar was represented by Minister of State for Foreign...

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis afar qodob ka kooban

Doha — Guddiga Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Qatar ayaa kalfadhigoodii koowaad ku yeeshay magaalada Doha, iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, uu hoggaaminayo wafdi ka socda Muqdisho.   Guddigan, oo ujeedkiisu yahay xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee labada dowladood, ayaa kulankiisa lagu meel mariyay heshiisyo cusub oo lagu ballaarinayo wada-shaqeynta dhinacyo badan...

UNFPA Expands Nationwide Campaign to End Female Genital Mutilation in Somalia

The United Nations Population Fund (UNFPA) Somalia Country has expanded its nationwide campaign to eliminate female genital mutilation (FGM) in Somalia, reinforcing long-term efforts to protect the health, rights, and dignity of girls and women in one of the countries most affected by the practice.   According to UNFPA, the initiative combines community engagement, health system support and policy advocacy, working...

China donates $1 million to support Somalia’s drought response, SoDMA says

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Disaster Management Authority (SoDMA) has received a $1 million donation from the Government of the People’s Republic of China to bolster emergency drought relief efforts across the country, officials said on Monday.   The funds were formally handed over at SoDMA’s headquarters by China’s Ambassador to Somalia, Wang Yu, and received by SoDMA Commissioner Mahamuud Moallim...

SoDMA oo La Wareegtay Deeq $1 Milyan ah oo Shiinuhu Ugu Tala-Galay Gurmadka Abaaraha Soomaaliya

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shalay si rasmi ah ula wareegay deeq lacageed oo gaaraysa $1,000,000 oo ay Dowladda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ugu talagashay in lagu xoojiyo gurmadka abaaraha ka jira dalka.   Deeqdan waxaa xarunta SoDMA ku wareejiyay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mr. Wang Yu, iyadoo Guddoomiye Maxamuud Macalin Cabdulle uu sheegay in...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...