Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Jarmalka oo si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya

BERLIN - Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya xili uu dalka uu dib usoo ceshanayo saameyntii uu ku lahaa caalamka.  

Trump oo aflagaado u geystay Soomaalida Maraykanka

WASHINGTON — Hadallo uu jeediyay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo lagu sheegay kuwo aflagaado iyo naceyb u badan ayaa caro iyo muran xooggan ka dhaliyay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas, kuwaas oo arrintan ku tilmaamay weerar ba’an oo ka dhan ah sharafkooda iyo doorkooda muwaadinimo.   Hadallada, oo lagu faafiyay baraha bulshada iyo warbaahinta qaarkeed, ayaa sheegay in Trump uu...

Outcry in Minnesota after claims Trump used slurs against Somali immigrants

WASHINGTON — Comments by U.S. President Donald Trump, in which he used derogatory language to describe Somali immigrants in Minnesota, have stirred widespread anger and concern among Somali-American communities and their supporters.   According to remarks widely circulated on Somali-language platforms, Trump reportedly referred to Somalis as “trash” and suggested they “do not deserve to be welcomed in the United States.” The...

Somalia warns worsening drought could mirror deadly 2017 crisis

MOGADISHU — Somalia’s national disaster agency has warned that a deepening drought across the country could escalate sharply after expected seasonal rains failed to materialise, forcing families to flee hard-hit rural areas in search of water and food.   Large swathes of the country are experiencing severe water shortages, with pastoralist communities among the worst affected as their livestock — their...

SoDMA oo ka digtay in abaarta Soomaaliya ay kasii darayso, dadka reer guuraagana ay halis ku jiraan

MUQDISHO — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa ka dayrisay xaaladda abaarta ka jirta guud ahaan dalka, iyadoo laga cabsi qabo in ay sii daba dheeraato maadaama uusan roobkii la filayey weli di’in.   Warbixin laga soo jeediyey kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in abaartu dhaqdhaqaaqiisa ka saartay dad badan oo ku noolaa deegaanno kala duwan oo...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka oo ka qeyb galay Bandhigga Caalamiga ee Difaaca ee EDEX 2025

QAAHIRA, 2 Disembar 2025 — Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Mudane Axmed Maalim Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Odowa Yusuf Rage, ayaa ka qeyb galay Bandhigga Caalamiga ah ee Difaaca (EDEX 2025) oo ka dhacay Xarunta Bandhigyada Caalamiga ee Masar, halkaas oo ay ka yeesheen kulan xoogan oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga difaaca iyo sahminta iskaashiga warshadaha.   Wafdiga Soomaaliyeed ayaa...

Somalia steps up drought response as planning ministry, disaster agency meet in Mogadishu

MOGADISHU, Dec 3, 2025 — Somalia’s Ministry of Planning and the National Disaster Management Agency (SoDMA) on Wednesday held a high-level meeting in Mogadishu aimed at accelerating emergency assistance to drought-hit communities across the country, officials said.   The session, chaired by Planning Minister Mahamud Abdirahman Sheikh Farah — known as “Beenebeene” — brought together SoDMA Commissioner Mahamud Macalin Abdulle and...

Wasaaradda Qorsheynta iyo SoDMA oo Muqdisho ku yeeshay kulan lagu dardargelinayo gurmadka abaaraha

MUQDISHO, 3 Disembar 2025 — Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha oo kaashanaysa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa maanta Muqdisho ku qabtay kulan miro-dhal ah oo lagu xoojinayo gurmadka degdegga ah ee abaaraha ka jira qeybo badan oo dalka ah.   Kulanka oo uu shir-guddoomiyay Wasiirka Qorsheynta, Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud...

Xamsa oo UK uga mahadceliyay taageerada ay ka geysatay horumarinta xuquuqda aadanaha

MUQDISHO, 2 Disembar 2025 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Talaadadii xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Danjiraha UK ee Xuquuqda Aadanaha, Eleanor Sanders, sida ay sheegeen masuuliyiin.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa dowladda UK ugu hambalyeeyay ku biirista Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, isaga oo uga mahadceliyay kaalinta ay London ku lahayd...

Somali PM hails UK support in human rights and reform drive

MOGADISHU, Dec 2, 2025 — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday received a visiting UK delegation led by Eleanor Sanders, the British ambassador for human rights and deputy permanent representative in Geneva, officials said.   Barre congratulated the United Kingdom on its recent election to the UN Human Rights Council, while thanking London for what he described as its...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...