Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo ku wareejiyay IMO dukumentiyada ku biirista heshiiska IMSO

LONDON – Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo ka qeybgalaya shirka 34-aad ee Golaha Hay’adda Baddaha Adduunka (IMO) ee ka socda magaalada London, ayaa maanta kulan doceed la qaatay Xoghayaha Guud ee IMO, Mudane Arsenio Dominguez.   Kulanka ayaa Wasiirku ugu wareejiyay Xoghayaha Guud waraaqaha rasmiga ah ee caddeynaya ku biirista Soomaaliya ee heshiiska...

National safeguarding initiative for women journalists launched for the 16 Days of Activism

In marking the 16 Days of Activism against Gender-Based Violence, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has unveiled a nationwide initiative in Mogadishu aimed at strengthening protection for women journalists and promoting safer working environments in Somali newsrooms. The activity, held from 25 to 26 November, forms part of NUSOJ’s continued efforts to empower, emancipate and protect women...

Soomaaliya iyo Türkiye oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Beeraha iyo Taageerada Beeralayda

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), oo hoggaaminaya wafti uu horkacayo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Turkiga, ayaa magaalada Istanbul kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha ee Jamhuuriyadda Türkiye, Mudane İbrahim Yumaklı.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal...

Morocco Expresses Support for All Efforts Aimed at Promoting Peace, Sovereignty of Somalia

Rabat – Head of Government Aziz Akhannouch has conveyed Morocco’s support for Somalia’s sovereignty over its territory during a meeting with his Somali counterpart Hamza Abdi Barre.   During the meeting, Akhannouch emphasized King Mohammed VI’s commitment to strengthening bilateral ties and cooperation between Morocco and Somalia. He also renewed Morocco’s continued support for “all efforts aimed at promoting peace, stability,...

Soomaaliya iyo Morocco oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka iyo Iskaashiga Dhaqaale

MUQDISHO, Soomaaliya – 27 Nofeembar 2025 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Morocco, ayaa magaalada Rabat kulan kula yeeshay dhiggiisa dalkaas, Mudane Casiis Akhannuuj, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iskaashiga diblomaasiyadeed, kobcinta ganacsiga, iyo ballaarinta xiriirka dhaqaale ee...

Ahmed Mohamud Yusuf, Chairman of Hormuud Telecom

OPINION - When our engineers first tried solar power on a few of our towers, the goal was to find a way to keep people connected when fuel was short and costs were high. The first night those towers ran without a generator, we realised something important: this could work on a major scale.   That small test changed how we think...

TikTok’s Somali Problem: When Live Streams Become Tools for Harassment: Somali Social Media, Digital Violence Against Women

TikTok's Somali Problem: When Live Streams Become Tools for Harassment: Somali Social Media, Digital Violence Against Women   by: Abdullahi M Hassan, LLM and Ali A Adan, MScs, Risk Management and Insurance Programs Date: November 10, 2025 Abstract Digital platforms have rapidly reshaped communication across Somalia and opened new social spaces for women. Many young women now share their voices online, build small businesses,...

Spain oo Ansixisay Dhaqaale Lagu Taageerayo Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

MADRID, Spain - Dowladda Spain ayaa ansixisay hal milyan oo euro oo deeq ah si loo taageero Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), sida ay ku sheegeen saraakiisha ka dib kulanka Golaha Wasiirrada ee dalkaasi.   Madrid ayaa sheegtay in lacagtaasi ay muhiim tahay maadaama xasillooni darrada Soomaaliya ay khatar ku noqon karto Geeska Afrika, isla markaana ay...

Spain Approves €1 Million Grant to Support African Union Mission in Somalia

MADRID, Spain — The Spanish government has approved a €1 million grant to support the African Union Mission in Support of Somalia (AUSSOM), officials announced following a cabinet meeting.   Madrid said the funding is critical as instability in Somalia poses risks to the wider Horn of Africa and could be linked to challenges in the Sahel region, an area of strategic...

Uzbekistan Welcomes Somalia’s First Ambassador

Uzbek Foreign Minister Bakhtiyor Saidov has officially received the credentials of Fathudin Ali Mohamed, the first Ambassador of the Federal Republic of Somalia to Uzbekistan.   During the meeting, both sides reaffirmed their readiness to strengthen cooperation across a wide range of promising areas, The Caspian Post reports via Uzbek media. “We wish the ambassador great success in his diplomatic mission and are committed to developing a productive, results-oriented partnership,”...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xarigga ka jaray qeybta cusub ee caafimaadka dhimirka haweenka ee...

MUQDISHO - Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee...

SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (

Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...