East African court halts swearing-in of Somali EALA delegates over corruption claims
DAR ES SALAAM, Tanzania — Tanzania’s courts have blocked the swearing-in of Somali delegates to the East African Legislative Assembly (EALA), citing corruption and irregularities in the selection process, officials said.
The decision follows a legal challenge filed by Somali politicians who claimed the election of the delegates violated East African Community (EAC) rules. The court found the nomination process...
Maxkamadda Tanzania oo dib u joojisay magacaabistii xubnaha Soomaaliya ee EALA
DAR ES SALAAM — Maxkamadda dalka Tanzania ayaa dib u joojisay magacaabistii xubnihii Soomaaliya u matali lahaa Baarlamaanka Bariga Afrika (EALA), kadib markii lagu ogaaday in habka loo soo xulay xubnahan uu ku jiray musuq-maasuq iyo cadaalad-darro, sida lagu sheegay go’aanka maxkamadda.
Go’aankan ayaa ka dhashay dacwad ay gudbiyeen siyaasiyiin Soomaaliyeed, kuwaas oo ku dooday in doorashadii xubnaha EALA aysan...
Somalia’s DANAB commandos kill key Al-Shabaab leaders in Afgooye operation
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s elite DANAB commandos carried out a carefully planned operation on November 19 in Buula Madiina, a district of Afgooye in Lower Shabelle, targeting Al-Shabaab militants who have been terrorizing local communities, military officials said.
According to the officials, the operation resulted in the deaths of several high-profile insurgents, including:
Kuusow (Zarqaawi), responsible for planning and executing...
Ciidanka DANAB oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyey Buula Madiina, Hogaamiyeyaal Lagu Dilay
MUQDISHO — Ciidanka Sida Gaarka Ah u Tababaran ee Kumaandooska DANAB ayaa 19-kii November fuliyey howlgal qorsheysan oo si heer sare ah loo diyaariyey, kaas oo ka dhacay deegaanka Buula Madiina ee degmada Afgooye, gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya.
Howlgalkan ayaa lagu bartilmaameedsaday Al-Shabaab halkaas ku sugnaa, kuwaas oo muddooyinkii ugu dambeeyey cadaadis iyo...
Trump oo ku dhawaaqay go’aan lagu tarxiilayo qaar kamid ah Soomaalida gobolka Minnesota
Minnesota - Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay inuu “si degdeg ah” u joojinayo sharciga ku-meelgaarka ah ee ay haystaan qaar ka mid ah Soomaalida ku nool Minnesota. Tani waxay khatar cusub gelisay boqolaal Soomaali ah oo sanadihii la soo dhaafay ku tiirsanaa barnaamijka TPS si ay uga fogaadaan in dib loogu celiyo Soomaaliya oo weli wajahaysa amni-darro.
Minnesota ayaa hoy...
Trump announces move to end protections for some Somalis in Minnesota
MINNEAPOLIS — US President Donald Trump said he is “immediately” ending temporary legal protections for some Somali immigrants living in Minnesota, a move that has stirred fear in a community long reliant on the program to avoid deportation to conflict-ridden Somalia.
Minnesota is home to the largest Somali population in the United States, many of whom fled decades of civil...
Somali Woman Arrested in Nairobi for Alleged Support of Terrorist Group
NAIROBI, Kenya — Detectives from Kenya’s Anti-Terrorism Police Unit (ATPU) have arrested Asho Kassim Hassan, a Somali woman suspected of soliciting and providing support to a terrorist group, authorities said.
The arrest followed an intelligence-led operation that led investigators to her hideout on Major Muriithi Street in the Eastleigh neighborhood of Nairobi.
During the operation, police recovered a passport and a...
Haweeney Soomaali ah oo lagu eedeeyay Taageeridda Argagixisada oo lagu xiray Nairobi, Kenya
NAIROBI — Booliska Kenya ee ka hortagga argagixisada ayaa xabsiga dhigay Caasho Qaasim Xasan, oo ah haweeney Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inay taageero siinaysay koox argagixiso ah, sida ay sheegeen saraakiisha amniga.
Caasho ayaa lagu qabtay howlgal ka dhacay goob ay ku dhuumaneysay oo ku taalla xaafadda Eastleigh ee Nairobi.
Markii la xiray, baarayaashu waxay ka heleen baasaboorka iyo telefoonkeeda...
Somali president hails teachers on national day of tribute
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud paid tribute to teachers across the country and abroad as the nation marked Somali Teacher’s Day, calling them “the architects of Somalia’s recovery” and praising their role in shaping future generations.
Somalia has officially observed Teacher’s Day on November 21 since 1974, a date recognised nationally as a moment to honour educators who...
Madaxweynaha oo Hambalyo u Diray Macallimiinta Soomaaliyeed Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
MUQDISHO - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta hambalyo iyo mahadnaq qoto dheer u diray macallimiinta dalka iyo kuwa qurbo-joogta ah, xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo sanad kasta la qabto 21-ka Nofeembar. Maalintan oo astaan u ah qiimeynta doorka macallinka ayaa leh muhiimad gaar ah tan iyo markii si rasmi ah loo aqoonsaday 21-kii Nofeembar 1974-kii.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...








