Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia and Sudan pledge to deepen cooperation during talks in Baku

BAKU — Officials from Somalia and Sudan have held talks in the Azerbaijani capital aimed at strengthening bilateral relations and expanding cooperation between the two countries.   The meeting took place on the sidelines of the 13th World Urban Forum, bringing together Somalia’s Minister of Commerce and Industry and Sudan’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation. The two sides discussed ways...

Somalia participates in Arab Health Ministers’ meeting in Geneva

GENEVA — Somalia took part in the 64th session of the Council of Arab Health Ministers held in Geneva, which ran alongside the 79th World Health Assembly.   Somalia was represented by its Minister of Health and Human Services, Dr. Ali Haji Adam, who joined health ministers from member states of the Arab League. The meeting focused on strengthening health cooperation among...

EU announces fresh €138 million support package for Somalia amid security and humanitarian challenges

MOGADISHU — The European Union has announced a new financial support package for Somalia combining security assistance and humanitarian aid, as the country continues to face complex political and security challenges.   The EU Ambassador to Somalia, Francesco Di Mauro, met President Hassan Sheikh Mohamud in Mogadishu, where the two sides discussed security cooperation, political stability, and support for communities affected...

Qaramada Midoobey oo sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, kuna baaqday wada-hadal joogto ah

NEW YORK - Qaramada Midoobey ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan wada-hadalladii ugu dambeeyay ee dhexmaray dowladda federaalka iyo dhinacyada mucaaradka.   Qoraal ka soo baxay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in hay’addu soo dhoweyneyso dadaallada lagu doonayo in lagu gaaro heshiis siyaasadeed oo wadajir ah. “Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa...

UN says closely monitoring Somalia political talks, urges continued dialogue

NEW YORK - The United Nations has said it is closely monitoring Somalia’s political situation, particularly recent high-level talks between the federal government and opposition figures.   In a statement, the UN Secretary-General said the organisation welcomes any efforts by the parties to reach a consensual political path forward. “The Secretary-General is closely following political developments in Somalia, notably the recent high-level...

Afar qof oo ku dhintay mudaaharaadyo ka dhacay Kenya kadib kororka qiimaha shidaalka

Nairobi, Kenya — Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, halka tobannaan kalena ay ku dhaawacmeen mudaaharaadyo xooggan oo Isniintii gilgilay dalka Kenya, kuwaas oo ka dhashay sare u kac weyn oo ku yimid qiimaha shidaalka.   Dibad-baxyada ayaa hakad geliyay isu socodkii caadiga ahaa ee magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale, iyadoo bannaanbaxayaashu ay xireen waddooyin muhiim ah isla markaana ay...

Mareykanka oo Adkeeyay Tallaabooyinka looga Hortaggayo Cudurka Ebola

Washington — Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin cusub oo lagu xoojinayo ka hortagga faafitaanka cudurka Ebola, kadib markii Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ay xaaladda ka taagan Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ku tilmaantay xaalad caafimaad oo degdeg ah oo caalami ah.   Xarunta Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada ee Maraykanka ayaa sheegtay inay hirgelinayso baaritaanno adag oo lagu sameynayo dadka safarka...

Soomaaliya iyo Suudaan Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga

BAKU, AZERBAIJAN — Mas’uuliyiin ka kala socotay dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Baku, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee walaalaha ah.   Kulanka ayaa dhacay intii uu socday Shirkii 13-aad ee Madasha Magaalooyinka Adduunka, waxaana ka qeyb galay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga...

Muqdisho Oo Lagu Daahfuray Tababar Lagu Xoojinayo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

MUQDISHO — Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa magaalada Muqdisho ku daahfuray barnaamij tababar oo soconaya muddo 10 maalmood ah, kaas oo loogu talagalay tababarayaasha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.   Barnaamijkan oo lagu qabtay Akadeemiyada Tababarka Booliska General Kaahiye ayaa waxaa maalgelinaysa dowladda Japan, halka ay fulinayaan Booliska AUSSOM. Ujeeddada tababarkan ayaa ah in kor loogu qaado xirfadaha tababarka, diyaargarowga...

Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Shirka Wasiirrada Caafimaadka Carabta

GENEVA, SWITZERLAND — Soomaaliya ayaa ka qeybgashay meertada 64-aad ee Shirka Wasiirrada Caafimaadka Dalalka Carabta oo lagu qabtay magaalada Geneva, kaas oo barbar socday Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka.   Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa Soomaaliya ku matalay shirka oo ay isugu yimaadeen wasiirrada caafimaadka ee dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda...

WARAR KALE

U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters

ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic...

Somali Elite Forces Conduct Security Operations, Reconciliation Efforts in Lower Shabelle

MOGADISHU – Somalia's elite Danab Special Forces said they had carried out security operations and community reconciliation efforts in the town of Yaaqbariwayne in...

Dalalka Afrika oo Soo Jiidanaya Maalgashi Caalami ah Kadib Dib u habayn Dhaqaale

London – Dalal badan oo Afrika ah, oo ay ku jiraan Nigeria, Uganda, Ghana, Zambia iyo Masar, ayaa bilaabay inay soo jiitaan maalgashi shisheeye...