Special Forces Rescue 30 in Targeted Operation in Lower Shabelle region
MOGADISHU, 19 November 2025 – Somali special forces carried out a planned operation on Monday in Buula Madiina, a town in Afgooye district, Lower Shabelle, rescuing 30 people, including two women, held by armed groups.
During the operation, troops also dismantled an illegal detention facility and a makeshift court that had been used to intimidate and punish civilians, officials said.
“The...
Ciidamada Gaarka ah ee CXD oo Howlgal Qorshaysan ka Fuliyay Buula Madiina, duleedka Afgooye
Muqdisho – Ciidamada Gaarka ah ee CXD ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Madiina ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo ku guuleystay in ay dib u soo celiyaan xorriyadooda 30 qof oo ay ku jiraan labo dumar ah, kuwaas oo kooxihii afduubka haystay ku haysteen xaalad adag.
Howlgalkan ayaa sidoo kale waxaa lagu burburiyay xabsigii iyo...
Speaker of Somalia’s Lower House Meets Kenyan Counterpart
NAIROBI, Kenya — Sheikh Aden Mohamed Nur (Madoobe), Speaker of the House of the People of Somalia, met with his Kenyan counterpart Moses M. Wetang’ula in Nairobi on Tuesday to discuss regional parliamentary cooperation.
Wetang’ula congratulated Sheikh Aden on his role as chair of the East African Legislative Assembly Speakers’ Forum, Somalia’s representation in the assembly, and the country’s active...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Kenya
NAIROBI, Kenya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ku sugan magaalada Nairobi, ayaa kulan rasmi ah la qaatay dhigiisa dalka Kenya, Moses M. Wetang’ula.
Ugu horreyn, Guddoomiyaha Baarlamaanka Kenya ayaa hambalyo u diray Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur xilka uu ka hayo shir guddoonka guddoomiyeyaasha baarlamaanadda Ururka Bulshada Bariga Afrika,...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo furay Shirka Madasha Garsooreyaasha Soomaaliyeed
MUQDISHO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, ayaa saaka si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho Shirka Madasha Garsooreyaasha Soomaaliyeed, oo socon doona muddo laba maalmood ah.
Shirkan oo ah mid saddexdii biloodba mar la qabto, ayaa diiradda lagu saaraya baahiyaha garsooreyaasha, caqabadaha hortaal bahda garsoorka, iyo horumarada laga sameeyay arrimaha mudnaanta leh ee nidaamka...
Somalia and Kenya Deepen Cooperation on Urban Development and Infrastructure
NAIROBI, November 19, 2025 — Somalia’s Minister of Public Works, Reconstruction and Housing, Dr. Elmi Mahamoud Nur, held high-level talks in Nairobi on Wednesday with Kenya’s Cabinet Secretary for Lands, Public Works, Housing and Urban Planning, Hon. Alice Wahome (EGH), as part of an official working visit aimed at strengthening bilateral cooperation.
The meeting, attended by Somalia’s Ambassador to Kenya, Jibril...
Soomaaliya iyo Kenya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Dhismaha, Horumarinta iyo Magaaleynta
𝗡𝗮𝗶𝗿𝗼𝗯𝗶 | 𝟏9 𝗡𝗼𝗳𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿 𝟮𝟬𝟮𝟱 — Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa maanta kulan soo dhaweyn heer sare ah la qaatay Wasiiradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Qorsheynta Magaalooyinka Kenya, Marwo Hon. Alice Wahome (EGH).
Kulanka oo ka dhacay xarunta wasaaradda Kenya, ayaa...
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday xarun ganacsi oo ku taalla Muqdisho + Sababta
Muqdisho – Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar ay saaka xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku qaadeen xarun ganacsi oo ku taalla waddada Maka Al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho, taas oo lagu magacaabo Zoom Business Point.
Xarunta waxaa tegay laba nin oo hubeysan kana tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo rasaaseeyay shaqaalihii ku sugnaa goobta, sida ay innoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal...
Hormuud Telecom Crowned AfriSAFE Telecommunications Company of the Year for Championing employee Safety and Innovation
Mombasa, Kenya – Hormuud Telecom, Somalia's largest telecommunications company and a leading force for innovation and community development, has been awarded the AfriSAFE Telecommunications Company of the Year award at the AfriSAFE Africa Safety Congress 2025 held in Mombasa, Kenya.
This accolade recognizes Hormuud Telecom's outstanding commitment to workplace safety, digital innovation, and sustainable development, Reinforcing its pioneering role in...
Somali Forces Kill Al-Shabaab Fighters in Targeted Operations in Mudug and Bakool
MOGADISHU, Nov 18, 2025 — Somali security forces carried out targeted operations in central and southern regions of the country, killing multiple Al-Shabaab fighters and seizing weapons, officials said Tuesday.
In the Mudug region, Macawisleyda forces struck militants hiding in the village of Dumaaye, killing six fighters and confiscating firearms and military equipment, including four AK-47 rifles, according to the...










