Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ugaaska Beesha Murusade oo dowladda ku eedeeyey dagaalkii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya – Ugaaska Beesha Murusade, Ugaas Cabdirisaaq Faracadde, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey mas’uuliyadda dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo dhex maray ciidamada dowladda iyo ciidamo ilaalo u ahaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre.   Ugaaska oo ku sugnaa guriga Xasan Cali Khayre xilligii ay dhacaysay iska horimaadka, ayaa sheegay in dagaalka uu billowday xilli...

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay xaaladda Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya – Beesha caalamka ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda amni ee ka taagan magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socdaan dagaallo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo xoogag mucaarad ah.   Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay si weyn uga walaacsan tahay colaadda ka socota caasimadda, iyadoo ku tilmaantay dagaalka mid aan la...

Farmaajo oo si adag uga hadlay dagaalka Muqdisho ka socda

Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag uga hadlay dagaalka u dhexeeya ciidamada dowladda iyo xoogag mucaarad ah, kaas oo tan iyo gelinkii dambe ee shalay ka socday magaalada Muqdisho.   Farmaajo ayaa eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku dhaliilay sida loo maareeyay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee dalka. Hadal...

Dagaal Xoogan oo ka Socda Muqdisho iyo Barakac xoogan oo ka bilwday magaalada

MUGADISHO, SOOMAALIYA — Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda dagaal xooggan oo geystay khasaare baaxad leh, kaas oo bilowday gelinkii dambe ee shalay, soona gaaray maanta. Dagaalkan ayaa si weyn uga soconaya degmooyinka Howlwadaag iyo Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.   Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay, iskahorimaadka ayaa hadda ku sii fidaya xaafado ka tirsan degmada Howlwadaag, gaar ahaan aagga ay...

Dagaalka udhexeeya Ciidamada dowlada iyo kuwa Mucaaradka oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya – waxaa  iska horimaad hubeysan uu maanta uu ka dhacay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, kaas oo dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda iyo ciidamo ilaalo u aha xubno mucaarad ah.   Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadaha Barmuudo iyo Siigaale, halkaas oo laga maqlay rasaas xooggan muddo kooban socotay. Wararka ayaa intaas ku daraya in xiisaddu la...

Armed clashes erupt in Mogadishu as Somalia political crisis deepens

Mogadishu - Heavy fighting erupted in parts of Mogadishu on Wednesday as forces aligned with Somalia's government and opposition forces exchanged gunfire in a dramatic escalation of a political standoff that has pushed the Horn of Africa nation closer to instability, residents said.   Witnesses reported bursts of gunfire broke out in an area near the presidential palace in the capital,...

Mogadishu authorities approve opposition protest, designate three venues

MOGADISHU, Somalia – Authorities in Somalia's capital have approved an opposition-led demonstration planned for June 4, while assigning three designated venues for the gathering and urging participants to maintain peace.   In a statement read to the media on Wednesday, Banadir regional administration spokesman Salah Hassan Omar said that Mogadishu Mayor and Banadir Governor Hassan Mohamed Hussein Muungaab had authorized the...

Wasiirka Amniga Gudaha Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Saraakiil Ku Soo Qaatay Tababar Amni Dalka Serbia

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay munaasabad lagu maamuusay saraakiil Soomaaliyeed oo dhammaystay tababar heer sare ah oo la xiriira ilaalinta amniga madaxda qaranka, kaas oo ay ku soo qaateen dalka Serbia.   Munaasabadda oo ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu guddoonsiiyay saraakiisha shahaadooyin muujinaya guusha ay...

WARAR KALE

Former Somali President Meets Turkish Intelligence Official Amid Election Dispute

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed held talks at his residence with Turkish deputy intelligence chief Ahmet Cemalettin Çelik, amid efforts...

Somalia Says Security Operation Ends After Clashes, Accuses Opposition-Linked Armed Groups

MOGADISHU — Somalia's federal government said on Friday it had concluded a 48-hour security operation targeting armed groups it accused of attempting to create...

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay Inay Soo Afjartay Dhaqdhaqaaqyadii Hubeysnaa ee Muqdisho

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gabagabeysay hawlgal amni oo socday 48-kii saac ee la soo dhaafay, kaas oo lagu beegsaday...