Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Saddex Askari oo Ku Dhaawacmay Weerar Al-Shabaab ku Qaadday Xero Ciidamo oo ku Taalla Kenya

MANDHEERA - Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen xero ay deggen yihiin ciidamada gaarka ah oo ku taalla deegaanka Fino ee hoos taga degmada Lafey, oo hoostagta magaaladda Mandheera.   Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in maleeshiyaadka weerarka soo qaaday ay si...

Three officers injured as Al-Shabaab attacks elite SOG camp in Mandera

MANDERA, Kenya - Three police officers were injured after suspected Al-Shabaab militants attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.   Preliminary reports indicate that the attackers launched an assault on the camp before officers responded and repelled the attack. According to police, the militants used Rocket-Propelled Grenades (RPGs) and PKM machine guns during...

Somali President Holds Security Talks in Jowhar, Urges Community Support for Elections

MOGADISHU, June 13 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held key meetings in the town of Jowhar on Saturday with security officials and traditional elders from Hirshabelle State, focusing on strengthening security and enhancing cooperation between local communities and security forces.   The president received briefings from commanders of the Somali National Armed Forces operating in Hirshabelle on recent gains in...

FBI Offers $150,000 Reward for Information Leading to Arrest of Somali Suspect

WASHINGTON, June 13 – The U.S. Federal Bureau of Investigation (FBI) has announced a reward of up to $150,000 for information leading to the arrest and conviction of Somali national Said Abdullahi Ereg, who is wanted in connection with a major COVID-19-era child nutrition fraud scheme.   According to the FBI, Ereg is accused of participating in a large-scale conspiracy that...

Mareykanka oo $150,000 Dul Dhigay Soo Qabashada Nin Soomaali ah

WASHINGTON - Hay’adda Dembi-baarista Federaalka Mareykanka (FBI) ayaa ku dhawaaqday abaalmarin lacageed oo dhan ilaa $150,000 oo doolar, taas oo la siin doono qofkii keena xog lagu kalsoonaan karo oo horseedda soo qabashada iyo maxkamadeynta Saciid Cabdullaahi Ereg.   Ereg ayaa loo haystaa inuu ku lug lahaa khiyaano ballaaran oo lagu lunsaday lacagihii loogu talagalay Barnaamijka Nafaqaynta Carruurta ee Dowladda Mareykanka...

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Ku Soo Gebagebeeyey Rwanda

KIGALI – Taliyaha Taliska Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo waxbarasho iyo tababaro heer sare ah ku soo qaatay dalkaasi.   Saraakiishan ayaa ka qalin-jabisay Kulliyadda Abaanduulka Sare iyo Hoggaaminta ee Ciidanka Difaaca Rwanda, halkaas oo ay ku barteen maadooyin la xiriira...

Wafdi Ganacsato Talyaani Ah Oo Soo Gaaray Muqdisho

MUQDISHO – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka socday dalka Talyaaniga.   Soo dhaweynta wafdiga ayaa waxaa ka qayb galay ganacsato Soomaaliyeed iyo masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan, iyadoo booqashadan lagu tilmaamay mid...

Madaxweyne Cirro Oo Booqasho Taariikhi Ah Ku Tagaya Israel

HARGEYSA - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Ciro), ayaa booqasho rasmi ah ku tegi doona Israel 14-ka bishan June, kadib markii casuumaad ka helay Ra'iisul Wasaare Netanyahu oo aqoonsi siiyay maamulkiisa bishii December 2025.   Inta uu joogo Israel, Madaxweyne Cirro ayaa booqan doono xarunta xusuusta xasuuqii Yuhuudda ee Yad Vashem, isagoo halkaas u tagaya si uu u muujiyo inuu ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Jowhar Kula Kulmay Saraakiisha Ammaanka Iyo Odayaasha Dhaqanka Hirshabeelle

JOWHAR- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kulamo muhiim ah kula qaatay, saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka dhaqanka deegaanka, kuwaasi oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo dardargelinta wada shaqeynta bulshada iyo laamaha ammaanka.   Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ee ku sugan deegaanada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ka...

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of Africa nation for the first time.   The event at Mogadishu Port was attended by Somalia's Minister of Ports and Marine Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, Mogadishu Port Director Ambassador Mohamed Ali Nur, known as "Ameeriko", the deputy...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...