Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Nicolas Sarkozy oo noqday Madaxweynihii ugu horeeyay France oo xabsi gala

PARIS - Nicolas Sarkozy, madaxweynihii hore ee Faransiiska (2007-2012), ayaa maanta noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Faransiis ah oo xabsi gala, kadib markii lagu xukumay shan sano oo xadhig ah, isagoo lagu eedeeyay inuu ololihiisa doorashada ku maalgeliyay lacag ka timid kaligii-taliyihii hore ee Liibiya, Mucamar Al-Qadaafi.   Sarkozy ayaa lagu xiray xabsiga La Santé ee koonfurta Paris, oo isaga lugihiisa...

Somalia’s Ministry of Labour, Hormuud Salaam Foundation and Buruuj Technical Training Institute Join Forces to Empower Somali Youth

A graduation ceremony for nearly 1,000 Somali youth who completed the Baxnaano Inclusive Economic Empowerment Program was held in Mogadishu on Sunday. The initiative, jointly implemented by the Ministry of Labour and Social Affairs, Hormuud Salaam Foundation, and Buruuj Technical Training Institute, is funded by the World Bank.   The graduates (600 women and 400 men) received training in various vocational...

Somalia: NISA Forces Kill Seven Al-Shabaab Militants in Planned Operation in Hiiraan

MOGADISHU – Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) forces, with support from international partners, carried out a targeted operation overnight in Kuukaayle, a village in the Maxaas district of Hiiraan region, killing seven Al-Shabaab militants and destroying military vehicles and tents used by the group. The operation was conducted in three coordinated strikes. The first targeted a militant hideout,...

Ciidanka NISA oo Howlgal Qorshaysan ku Dilay Todobo Al-Shabaab ah – War Saxaafadeed

Muqdisho: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Kuukaayle oo hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kaas oo lagu beegsaday goobo ay gabbaad ka dhiganayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.   Howlgalka waxaa lagu dilay toddobo dhagarqabe, waxaana lagu burburiyay gaadiid dagaal iyo teendhooyin ay cadowgu ku dhuumaaleysanayeen. Howlgalka, oo dhacay seddax mar oo...

Travel Ban on Former Somali Speaker’s Delegation Highlights Deepening Political Rift in South West State

MOGADISHU, Somalia — A delegation led by former Speaker of the House of the People, Mohamed Mursal, was barred from flying to Baidoa on Tuesday, underscoring escalating political tensions in the South West state ahead of its upcoming presidential election. The group, composed of several federal lawmakers from the region, attempted to travel to Baidoa—the administrative center of South West...

Wafdiga uu Hogaaminayo Maxamed Mursal oo Laga Hor Istaagay Safarka Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa Talaadadii laga hor istaagay safar ay ku tegi lahaayeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.   Arrintan ayaa kusoo beegmeysa iyadoo uu weli taagan yahay khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya siyaasiyiinta ka soo jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Madaxweynaha maamulkaasi, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Wafdiga...

‘He Was a Voice for Peace’: Somali Clan Elder Killed in U.S. Drone Strike

ELBUH, Somalia — Saido Ali Abdinur stood at the doorway as her husband got ready — buttoning his shirt, brushing dust from his shoulders. Before leaving, he turned to look at her and smiled — the same quiet gesture he gave her every time he walked out the door.   He was heading to visit his second wife in Badhan, then...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan Gaar ah la yeeshay Xubnihii Hore ee Madasha Mucaaradka

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin kula yeeshay madaxtooyada xubno hore uga tirsanaa Madasha Mucaaradka.   Kulanka oo ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan. Warar soo...

Somalia’s Deputy Prime Minister Inspects Ministry of Public Works Projects in Mogadishu

MOGADISHU, Oct 21, 2025 – Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Jama paid a working visit to the Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing in Mogadishu, where he inspected key development projects and was briefed on the ministry’s ongoing efforts to rebuild national infrastructure.   Jama was warmly received by Minister of Public Works, Dr. Elmi Mahmoud Nur, Deputy Minister Mohamed...

Maxaa sababay Kormeerka Shaqo ku ee lagu sameynayo Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya?

MUQDISHO, Oktoobar 21, 2025 – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta, isaga oo indha-indheyn ku sameeyay howlaha iyo mashaariicda ay wasaaraddu ka wado dalka. Mudanaha ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay xarunta wasaaradda, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Wasiirka Hawlaha Guud, Dr....

WARAR KALE

Somalia envoy attends Arab League farewell ceremony in Cairo

CAIRO – Somalia’s ambassador to Egypt and permanent representative to the Arab League, Ali Abdi Awaare, attended a luncheon held in honour of Arab...

Somalia envoy joins Africa Day celebrations in Pakistan

ISLAMABAD – Somalia’s ambassador to Pakistan, Sheikh Noor Mohamed Hassan, and diplomats from the Somali embassy took part in celebrations marking Africa Day 2026,...

Somalia signs African ocean science declaration at global oceans conference

MOGADISHU – Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, took part in a side event held during the 11th Ocean Conference,...