Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Amni ka Fuliyay Deegaanka Ceel-Garas ee Gobolka Bakool

Xudur, Bakool – Taliyaha Guutada 9-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gaashaanle Dhexe Yoonis Aadan Xasan, ayaa hoggaamiyay howlgal qorshaysan oo lagu xaqiijinayay amniga degmada Xudur iyo deegaannada hoos yimaada.   Howlgalka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Ceel-Garas, oo ka tirsan duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool. Wararka ayaa sheegaya in halkaasi la geeyay dhaawacyadii ka badbaaday weerarkii xooganaa...

Somalia’s Deputy PM Inspects Key Ministries in Governance Oversight Drive

MOGADISHU – Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama conducted an unannounced inspection of several federal ministries and public institutions in Mogadishu, as part of ongoing efforts to strengthen government accountability and service delivery.   The Deputy Prime Minister visited the Ministry of Labour and Social Affairs, the Ministry of Livestock, the Ministry of Petroleum, and the Civil Service Commission, where...

Saalax Axmed Jaamac oo Kormeer Shaqo Ku Sameeyey Wasaarado kala duwan

Muqdisho, Oktoobar 22, 2025 – Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda, si uu u qiimeeyo habsami u socodka howlaha ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed.   Wasaaradaha uu kormeeray waxaa kamid ahaa: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Wasaaradda Batroolka Guddiga Shaqaalaha Rayidka Intii...

Somalia, Saudi Arabia discuss boosting air and transport ties

RIYADH – Somalia’s Minister of Transport and Civil Aviation, Mohamed Farah Nour, held talks on Wednesday in Riyadh with Saudi Arabia’s Minister of Transport and Logistic Services, Saleh bin Nasser Al-Jasser, as part of efforts to strengthen bilateral cooperation in aviation and transport.   The meeting focused on enhancing connectivity between the two countries, including discussions on launching direct and regular...

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Sacuudiga si Loo Xoojiyo Iskaashiga Duulista iyo Gaadiidka

Riyaad – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed Faarax Nuux, oo socdaal shaqo ku jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Riyaad Wasiirka Gaadiidka iyo Adeegga Saadka Guud ee Boqortooyada, Mudane Saleh bin Nasser Al-Jasser. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhanka gaadiidka guud iyo duulista hawada. Labada...

Somalia army’s land forces’ chief attends global land forces symposium in Kigali

KIGALI, Rwanda – Somalia’s Land Forces Commander, Major General Sahal Abdullahi Omar (commonly known as General Khalid), participated in the Land Forces Commanders Symposium 2025 held in Kigali, Rwanda, officials said Wednesday.   The high-level forum brought together land forces commanders from various African and international militaries to discuss regional security cooperation, unified military leadership, and strategies for promoting peace and...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Madal Caalami ah oo Lagu Qabtay Kigali

Kigali, Rwanda – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), ayaa ka qeybgalay madasha caalamiga ah ee taliyeyaasha ciidamada dhulka (Land Forces Commanders Symposium 2025) oo lagu qabtay magaalada Kigali ee dalka Rwanda.   Madashan ayaa waxaa ka soo qeybgalay taliyeyaasha ciidamada dhulka ee dalal badan oo Afrika iyo caalamka ah. Waxaana lagu falanqeeyay sidii loo...

Somalia Opens 2nd National Resilience Conference in Mogadishu

MOGADISHU, Oct 22, 2025 – Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, on Wednesday officially opened the country’s second National Resilience Conference in the capital, Mogadishu, aimed at strengthening disaster preparedness and climate adaptation efforts.   The two-day event, themed "Community Role in Disaster Response and Climate Change Adaptation," is jointly organized by the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) and Mogadishu...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo Furay Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka, kaasoo socon doona muddo labo cisho ah.   Shirkan sanadkan waxa uu diiradda saarayo mowduuca muhiimka ah ee “Doorka Bulshada ee la Tacaalida Masiibooyinka iyo Isbeddelka Cimilada.” Waxaa si wadajir ah u martigelinaya Hay’adda...

Sanae Takaichi elected Japan PM, unveils cabinet lineup

TOKYO, Oct. 21 (Xinhua) -- Sanae Takaichi, leader of Japan's ruling Liberal Democratic Party (LDP), was officially elected the country's prime minister on Tuesday after winning in both houses of parliament, becoming the country's first female leader.   In the House of Representatives vote, Takaichi secured 237 votes, defeating head of the opposition Constitutional Democratic Party Yoshihiko Noda with 149 votes...

WARAR KALE

Somalia envoy attends Arab League farewell ceremony in Cairo

CAIRO – Somalia’s ambassador to Egypt and permanent representative to the Arab League, Ali Abdi Awaare, attended a luncheon held in honour of Arab...

Somalia envoy joins Africa Day celebrations in Pakistan

ISLAMABAD – Somalia’s ambassador to Pakistan, Sheikh Noor Mohamed Hassan, and diplomats from the Somali embassy took part in celebrations marking Africa Day 2026,...

Somalia signs African ocean science declaration at global oceans conference

MOGADISHU – Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, took part in a side event held during the 11th Ocean Conference,...