Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Magacaabis cusub sameeyay

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay laba masuul oo cusub oo ka mid ah saraakiisha maamulka iyo amniga.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa Mudane Cabdinaasir Maxamuud Gurey u magacaabay Maareeyaha Guud ee Arrimaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Sidoo kale, Mudane Cabdalla Xasan Cali ayaa loo magacaabay Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Xarunta Qaran ee...

Somalia’s Economy Featured on Agenda at IMF-World Bank Annual Meetings

WASHINGTON – Somalia’s Finance Minister, Biihi Iman Egeh, has taken part in a high-level session at the annual meetings of the International Monetary Fund (IMF) and the World Bank, with discussions focused on the economic impact of climate change across Africa.   The session, chaired by IMF Managing Director Kristalina Georgieva, brought together African finance ministers to address challenges facing the...

Dhaqaalaha Soomaaliya oo qeyb ka ahaa ajandaha Shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka

WASHINGTON – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka qeyb galay fadhi muhiim ah oo ka tirsan shirka sanadlaha ah ee Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka, kaas oo ka dhacay magaalada Washington.   Fadhiga uu Wasiir Biixi ka qeyb galay ayaa shir-guddoon ka ahayd Agaasimaha Guud ee IMF, Kristalina Georgieva, waxaana sidoo kale kasoo qeyb galay...

Somalia, Italy agree to boost defence cooperation during ministerial talks in Rome

ROME, Oct 18, 2025 – Somalia and Italy have pledged to deepen defence cooperation following high-level talks in Rome between Somali Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi and his Italian counterpart Guido Crosetto.   The meeting, held during Minister Fiqi’s official visit to Italy, focused on strengthening bilateral ties in key areas, including maritime security, military training, capacity building for the Somali...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Talyaaniga

Rome, Talyaaniga – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah magaalada Rome kula yeeshay Wasiirka Difaaca ee Talyaaniga, Mudane Guido Crosetto, xilli uu booqasho rasmi ah ku joogo dalkaasi.   Kulanka labada Wasiir ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca, amniga badda, dhismaha iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD), la dagaallanka...

Puntland president signs anti-terrorism law granting expanded powers to security forces

GAROWE, Somalia – Puntland’s President Said Abdullahi Deni has signed into law a new anti-terrorism bill that grants sweeping powers to security agencies in the semi-autonomous Somali region, sparking concerns over potential constitutional violations.   The “Puntland Anti-Terrorism Law,” passed by the regional parliament in late July, allows security forces to carry out home searches without a judicial warrant and to monitor...

Madaxweyne Deni oo Saxiixay Sharciga La-dagaallanka Argagixisada ee Puntland

Garoowe – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa 8-dii Oktoobar 2025 si rasmi ah u saxiixay Sharciga La-dagaallanka Argagixisada, kaasi oo horey uga ansaxay Baarlamaanka Puntland bishii Luulyo ee sanadkan.   Sharcigan ayaa awood dheeri ah siinaya hay’adaha ammaanka, waxaana uu u oggolaanayaa in ay galaan guryaha dadka looga shakiyo argagixisanimo iyaga oo aan heysan amar maxkamadeed. Sidoo kale, waxaa lagu oggolaaday...

Somalia, Turkey labour ministers meet in Doha to advance bilateral cooperation deal

Doha, Qatar – Somalia’s Minister of Labour and Social Affairs, Yusuf Mohamed, met with Turkey’s Minister of Labour and Social Security, Prof. Dr. Vedat Işıkhan, on the sidelines of an official event in Doha on Saturday, to finalize a bilateral labour cooperation agreement aimed at strengthening employment and workforce development in Somalia.   The two ministers discussed the implementation of the...

Soomaaliya iyo Turkiga oo hirgelinaya Heshiis Iskaashi oo Labada Dal Dhex Maray

Dooxa, Qatar – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed, ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Wasiirka Shaqada iyo Amniga Bulshada ee Jamhuuriyadda Turkiga, Prof. Dr. Vedat Işıkhan.   Kulanka ayaa xoogga lagu saaray dhammaystirka iyo dhaqan-gelinta heshiis iskaashi oo horey loo gaaray oo u dhexeeya labada wasaaradood. Heshiiskan oo...

Isbeddel Lagu Sameeyay Qiimaha Xajka 2026: Xujeyda oo Lagu Wargeliyay In Ay Is Diiwaangeliyaan

MUQDISHO - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee doonaya in ay gutaan waajibaadka Xajka sanadkan 1447H/2026 ay waajib tahay in si rasmi ah isku diiwaan geliyaan. War-saxaafadeedka rasmiga ah ee ay soo saartay Wasaaraddu ayaa lagu sheegay in nidaam hufan oo casri ah loo adeegsan doono diiwaangelinta xujeyda, si...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...