Trump says to meet Putin in Hungary
WASHINGTON (Xinhua) -- U.S. President Donald Trump said Thursday he will meet with Russian President Vladimir Putin in Budapest, Hungary, for talks aimed at ending the Russia-Ukraine conflict, following a phone conversation between the two leaders.
"I have just concluded my telephone conversation with President Vladimir Putin, of Russia, and it was a very productive one," said Trump on Truth...
Energy access, renewable transition top the agenda at Somalia Success Stories Forum
MOGADISHU – Somali government officials and business leaders on Wednesday, Oct 15, called for greater investment in clean energy and infrastructure at a major forum in Mogadishu, as the country works to expand access to electricity and reduce its reliance on imported fuel.
The 4th Somalia Success Stories Forum, organised by leading telecoms provider Hormuud Telecom, focused on policy, investment,...
Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Xildhibaannada Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka EAC
MUQDISHO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta kulan la qaatay Xildhibaannada cusub ee Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), kuwaas oo shalay ay doorteen Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulanka furay ayaa Xildhibaannada cusub ugu hambalyeeyay xilka...
Somali PM congratulates newly elected EAC MPs, urges strong regional engagement
MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has congratulated the country’s newly elected representatives to the East African Legislative Assembly (EALA), calling their election a significant step forward in Somalia’s integration into regional politics and economic cooperation.
In a meeting held in Mogadishu, Barre met with the MPs who were elected the previous day to represent Somalia in the...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xildhibaannada Soomaaliya ee EAC ugu hambalyeeyay xilka cusub
MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada cusub ee Soomaaliya ku metali doona Baarlamaanka Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), kuwaas oo doorashadoodu dhacday shalay.
Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu Xildhibaannada ku bogaadiyay mas’uuliyadda culus ee ay u qaadeen shacabka Soomaaliyeed, si ay ugu matalaan danahooda ku aaddan wax-wada-qabsiga iyo iskaashiga dhaqaale...
Booliska Soomaaliya oo dekedda Muqdisho ka qabtay kunteenar ka buuxay waxyaabaha maanka dooriya
MUQDISHO, Soomaaliya – Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa dekedda Muqdisho ku qabtay kunteenar ay ka buuxaan waxyaabaha maanka dooriya, kuwaas oo laga keenay dalka Imaaraadka Carabta.
Markabka siday waxyaabahan ayaa kasoo shiraacday dalka Imaaraadka, waxaana ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si guul leh ku qabteen dekedda magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in waxyaabahan maanka dooriya ay dhibaato weyn...
Somali President Praises PM Hamza’s Government Achievements
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday praised the DanQaran government’s significant achievements since taking office, urging continued efforts to strengthen state-building and improve essential public services.
Speaking at the weekly cabinet meeting, Mohamud highlighted progress in security, economic recovery, governance, and revenue growth aimed at funding social services such as health and education.
He called on ministers to...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku bogaadiyey Xukuumadda guulaha ay xaqiijisay
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Khamiistii guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda DanQaran, isagoo ku amaanay guulihii waaweynaa ee xukuumaddu ka gaartay muddadii ay xilka hayaysay.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku boorriyay golaha wasiirrada in ay sii xoojiyaan dadaallada ku aaddan dhismaha dowladnimada iyo horumarinta adeegyada muhiimka ah ee dalka sida caafimaadka...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay deegaanka Philippi ee Cape Town, Koonfur Afrika
Cape Town — Wararka laga helayo deegaanka Philippi oo ka tirsan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay muwaadin Soomaali ah oo si weyn looga garanaayay bulshada deegaanka.
Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Shool Maxamed Cadde, waxaana la sheegay in uu kamid ahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku ganacsanayay deegaankaasi.
Goobjoogayaal ayaa sheegay...
Somali national shot dead in South Africa’s Cape Town suburb
Cape Town — A Somali national was shot and killed on Wednesday night in the Philippi area, a suburb of Cape Town, according to local sources.
The victim, identified as Shool Mohamed Adde, was a well-known member of the Somali community in Philippi, where he had been living and working for several years.
According to witnesses, armed assailants stormed his business...










