Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeyb Gashay Shirka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

Nairobi - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, oo matalaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qeyb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo Faransiiska, kaas oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Nairobi ee dalka...

Shir Horumarinta Afrika iyo Faransiiska Soomaalina ay qeyb tahay Ka Socda Nairobi

Nairobi - Maalinta labaad ee shirka Horumarinta Afrika oo ka socda dalka Kenya ayaa waxaa ka qeyb galaya madax iyo mas’uuliyiin ka kala socda in ka badan 30 dal oo Afrika ah. Shirkan ayaa diiradda saaraya iskaashiga horumarineed, maalgashiga, iyo dib-u-habaynta nidaamyada maaliyadeed ee qaaradda.   Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa soo bandhigay qaab cusub oo iskaashi oo u dhexeeya Faransiiska...

Shir Wadatashi oo Ku Saabsan Caafimaadka Qaranka oo Ka Furmay Jowhar

Jowhar  - Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle H.E Cali Cabdullahi Xuseeen Guudlaawe iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Aden ayaa si wadajir ah u furey Shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka, kaas oo muhiimad weyn u leh horumarinta adeegyada caafimaadka dalka iyo xoojinta wada shaqeynta Wasaaradaha Caafimaadka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.   Shirka waxaa...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo Safiirka UK oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xuquuqda Aadanaha

Muqdisho - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan Qasim, ayaa kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya, Charles King oo ay ka wada hadleen mudnaanta arrimaha xuquuqda aadanaha, horumarinta hay’adda, iyo taageerada marxaladda dhismaha ee Guddiga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada isla-xisaabtanka, ilaalinta qeybaha bulshada Soomaaliyeed ee nugul, xorriyadda hadalka iyo aragtida, iyo taageeridda...

Burcadcad Badeed Soomaali ah lacag madax furasho ah ka dalbaday Markab Shidaal Siday

Soomaaliya – Imaaraadka Carabta ayaa dhaleeceeyay afduubka markab shidaal siday oo ay saarnaayeen badmaaxiin Masaari ah, kuwaas oo laga afduubtay iyaga oo maraya xeebaha Yemen, kadibna loo jiiday badda Soomaaliya.   Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in dhacdadani ay “khatar toos ah ku tahay amniga badda iyo badqabka waddooyinka ganacsiga caalamiga ah,” sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalkaas. Bayaan ay soo...

Somali opposition plans May 16 protest in Mogadishu over president’s term

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s opposition politicians said they will hold a major protest in the capital Mogadishu on May 16, accusing President Hassan Sheikh Mohamud of attempting to extend his stay in office beyond constitutional limits.   The opposition said the demonstration will go ahead despite an earlier protest being blocked after security forces were deployed across parts of the capital...

Africa Pushes for UN Security Council Reform, Demands Historic Correction – AU Chair

NAIROBI, Kenya – The African Union has renewed its call for a “historic correction” of global governance structures, urging urgent reform of the United Nations Security Council to reflect current geopolitical realities.   Speaking on the sidelines of the Africa–France summit in Nairobi, African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf reaffirmed Africa’s unified position on Security Council reform, saying the continent...

Somalia and Algeria Strengthen Security and Counterterrorism Cooperation

ALGIERS – Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali Hosh held talks with his Algerian counterpart Said Sayoud during an official visit to Algeria focused on boosting bilateral ties and expanding cooperation on security and counterterrorism. The meeting was attended by Algeria’s National Security Chief Badaawi, Algeria’s newly appointed ambassador to Somalia Mohamed Alim, and Somalia’s ambassador to Algeria Yusuf Ahmed...

Soomaaliya iyo Algeria oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga iyo La Dagaallanka Argagixisada

ALGIERS – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Ali Yusuf Ali Hosh, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Algeria, ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa Algeria Said Sayoud si ay uga wada hadlaan xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo la dagaallanka argagixisada.   Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Taliyaha Guud ee Amniga Qaranka Algeria, Badaawi, safiirka...

Mucaaradka oo Shaaciyay Dibadbax Kale oo Ka Dhacaya Muqdisho

Mogadishu – Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa shaaciyay inay qaban doonaan dibadbax ballaaran oo ka dhici doona magaalada Muqdisho 16-ka bishan May, kaas oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Hassan Sheekh Maxamuud.   Dibadbaxan ayaa kusoo aadaya kadib markii uu baaqday mudaharaad hore oo mucaaradku qorsheeyeen inay ka dhigaan degmooyin iyo xaafado kamid ah Muqdisho, kaddib markii ay dowladda la wareegtay goobihii la...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...